An International Aid Agency in Somaliland is accused of Having Hidden Agenda’s Family Issues

The international aid agency CESVI is accused of influencing the public their latest project in Somaliland goes against Islamic faith and has caused many pregnant women...

Taariikhda ururada islaamiga ah iyo dhalashadii muslimiinta cilmaaniyiinta noqday

W/Q:C/RAZAQ BOODHLE Bilawgii markii Alle risaalada uu ku soo dajiyay nabigeena maxamed (NNKH) Cadwgii Alle wuxuu bilaabay in uu isku dayo in uu hor istaago faafinta...

Wakaallada Biyaha Berbera oo ku guulaystay Cilad ku timi Biyaha magaalada-Daawo

Berbera-(Berberanews)-Wakaalada Biyaha Berbera Oo Ku Guulaysatay Ciladii Biyaha Berbera, Bulshada Ugu Bushaaraysay Inay Biyo Helayaan. Halkan Ka Daawo:

Baashe Moorgan waxaan leeyahay ‘Wallaahi dawlad xalaal ahi dhalato xabsi baad ku dambaysaa’ Xildhibaan Siciid Cartan

Hargeysa-(Berberanews)-“BAASHE MORGAN WAXAN LEEYAHAY MORGANKII KAA HOREEYAY EE INA SIYAAD BARE QABAY QAXOOTI AYUU KU DANBEEYAY, WALAAHI ADIGANA HADAY DAWLAD XALAALI...

Askar ka wada tirsan dawladda Somalia oo iska hor imaad ku dhexmaray Muqdisho

Wararka ku saabsan shaqaaqadan ayaa sheegaya in askar dhawr ah ay ku dhinteen iska-horimaad dhexmaray ciidamo ka wada tirsan dowladda federaalka ee Soomaaliya. Sida uu...

Silaanyo oo xilalka isugu beddelay qaar ka mid ah Golaha Wasiiradda

Hargeysa(Berberannews):- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa kala beddelay laba Wasiiru-dawle oo kala ahaa Wasiiru-dawlaha Kalluumaysiga iyo...

Wasiirka Maaliyadda oo laba milyan oo dollar ($2,000,000) ku warejisay Komishanka Doorashooyinka

Hargeysa, (Berberanews) – Wasiirka Maaliyada Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa laba milyan oo dollar ($2,000,000) oo ka dhinayd kharashaadka doorashooyinka ay ugu...

“Waxaanu warbaahinta u sheegaynaa in aanay  ciidanka qaranka ka qori karin warar aan jirin” Afhayeenka Ciidanka Qaranka

Hargeysa(Berberanews.com):- Taliska Ciidanka Qaranka Somaliland,ayaa beeniyay war laga qoray oo lagu faafiyay qaar ka mid ah wabsaytyada oo lagu sheegay in ciidanka...

Hirgelinta Mareeg cusub oo midaysay wararka Website-yada Soomaalida

Hargeysa-(Berberanews)-Fiditaanka xawliga ah ee khadka internetku ku faafayo  guud ahaan geyiga Somalidu degto, ayaa waxaa barbar socota korodhka tirada Website-yada...

Xogta Gantaalada S-400 ee Turkigu ka iibsanayo Ruushka

Qisadii Fircoon Iyo Khabiir Ku Muslimey

Berberanews-; Sannadkii 1981-kii oo ahayd markii uu xilka madaxweynenimo ee dalka France qabsaday madaxweyne François Mitterrand, Waxa uu France aakhirkii...