Home » April 30th, 2011
Entries posted on “April, 2011”

Laascaanood, 30, April 2011 (Berberanews)- Ciidammada Booliska magaalada Laascaanood, xalay saqdii dhexe gacanta ku dhigay lix nin oo la sheegay inay ka dambeeyeen isku-day dil oo isla xalay cawayskii lagula kacay Taliye ku-xigeenka Ciidanka Birmadka ee Gobolka Sool Jaamac Muuse Cawad, oo ay dhaawac culus soo gaadhsiiyeen iyo dad kale, ka dib markii ay dablay [...]
April 30th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »

Hargeysa- (Berberanews):- Wasiirka Wasaaradda Ciyaaraha iyo Dhaqanka ee Somaliland Maxamed Ibraahim Madar, ayaa shalay hortagay Guddiga joogtada ah ee Golaha Guurtida, isla markaana wax uu xog-warran ka siiyey habka ay Wasaaraddu u shaqayso, guulaha ay gaadheen muddadii uu xilka hayey, doorka ay Wasaaraddu ku leedahay xuska Munaasibadda 18 May ee labaatan guurada gooni-isu-taagga Somaliland markii [...]
April 30th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »

Hargaysa- (Berberanews):- Xukuumadda Somaliland, ayaa markii ugu horreysay Sheegtay inay taageerayso sidii loo samayn lahaa Urur u dooda shaqaalaha kala duwan ee dalka ka hawgala oo muddo dheer ka cabanayay qaabka dadka ay u shaqeeyaan ula dhaqmaan si ka baxsan Xuquuqda Aadamaha, Shareecada Islaamka iyo Xeerarka Shaqaalaha dunida-ba.
April 30th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »

Libyan opposition forces have rejected a ceasefire offer by Muammar Gaddafi and dismissed his regime’s claims that loyalist forces had cut off access to the crucial seaport in the besieged city of Misrata.
April 30th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

HARGEISA — While much of the world’s attention focused on Great Britain’s Prince William and his girlfriend, Catherine Middleton. Thursday was also a joyful day for Somalilandpress’ Abdiqani Hussein Baynah, who married his long time sweetheart Jamila Abdi Adan in a warm ceremony before family and friends in Hargeisa.
April 30th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

Kuwait -(Berberanews)- Dunida carabtu waxay ka go’nayd Somaliland sidaa Awgeed ay lagama maarmaan tahay in aynu xidhiidhkeena noolayno oo aanu kulamo la yeelano wadamada Carabta sida Kuwayt iyo Isu-tagga oo aanu soo maarnay intaanan halkan iman taasi oo keliyana kaga hadhi mayno dedaalkayaga ee waanu sii wadi doonaa oo waxa aanu isku deyi doonaa in [...]
April 30th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »
Hargeysa-(Berberanews)- Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka cirka Somaliland, ayaa jawaab cadho leh kula dul kuftay Wargeyska Saxafi oo baahiyay warar ku saabsan shaqaale laga eryay qaar ka mid ah madaarada dalka iyo qandaraasyo la sheegay in wasiirku siiyay wiil ay qaraabo yihiin madaxweynaha.
April 30th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »

Laasaanood-(Berberanews)- Dabley hubasan, ayaa caawa fiidkii ku toogtay gudaha magaalada Laascaanood sarkaal ka tirsan ciidanka booliska Somaliland oo magaciisu yahay Jaamac Muuse Cawad.
April 29th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »

Sheekh-(Berberanews)-Maamulka dugsiga Oday Xaaji Maxamed ee degmada Sheikh ayaa koob muddo soo socday oo ay ku tartamayeen Ardayda Dugsigaas gaar ahaan Fasalada 8aad,7aad,6aad oo mid walba ay ka socdaan laba fasal, loo soo gabagabeeyey maanta ka dib arkii labadii kooxeed ee isugu soo hadhay koobkii kala qaadeen.
April 29th, 2011 | Posted in CAYAARAHA | Read More »
Maansha Allaah; Hadda ayey Hargeysa caasimad noqon doontaa, kol haddii dawladdii hoose shaacisay in la wado qorshihii lagu casriyeyn lahaa waddooyinkan ajaanibku la yaabaan markay arkaan ee xashiiska iyo buhu dul-wadhan yihiin haddii la innaga qurxiyo magaaladu caasimad-caasimad bay u eekaan oo waa iska oraydh.
April 29th, 2011 | Posted in QORMOOYIN | Read More »