Home » April 29th, 2011
Entries posted on “April, 2011”

April,29,(Berberanews)- Waxaa labadii maalmood ee u danbeeyay ka da’ayey qaar ka mida goboladii ay abaartu sida xun u saamaysay roobab aad loogu diirsaday inkastoo xoolahii wali aanay helin baad maadama oo wali aanay biyahii roobku si fiican u gaadhin dhulka, hadana dadka xoolo dhaqatada ah ayaa aad ugu farxay raxmadan horta leh Eebe abaarti ugu [...]

April 29th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »

1- Qofka sida dhabta ah wax u jeceli waxa uu u ilaaliyaa una sharfaa lamaanaha kale ee uu jecel yahay si ka badan sida uu u daryeelo naftiisa.

April 29th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

Hargeysa (Berberanews) Maareeyaha dekadda Berbara M. Axmed Yuusuf Dirir, ayaa faahfaahin ka bixyay shalay sababaha keenay markab alaabo ganacsi siday uu db ugala noqdo Dekedda Berbera.

April 29th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »

KUWAIT CITY -– The Kuwaiti Deputy Prime Minister and Foreign Minister Sheikh Dr Mohammad Sabah Al-Salem Al-Sabah received a visiting Somaliland delegation on Thursday led by the President for security and development talks. Both leaders emphasized the potential to expand ties between the two nations.

April 29th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

Ilaa 2000 oo marti-sharaf ah ayaa lagu casuumay inay ka soo qayb galaan arooskan reer boqor, waxay iskugu jiraan qoyska boqortooyada, qoyska reer Middleton, saaxiibada Kate iyo William, dad magac iyo sharaf ku leh dalkan Britain iyo debadda, iyo weliba madax ka kala socota ilaa 50 dal.

April 29th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »
The prolonged drought that is currently devastating the Horn of Africa is likely to have a long term impact. Pastoral and semi-pastoral communities have seen their lives blighted, with their livestock decimated as many traditional watering holes have long since dried up. The few haro (hand-dug wells) and ella (deep wells) along with various berkads

April 29th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

NEW YORK — The United Nations’ compensation commission on Thursday paid $88 million to Kuwaiti claimants for their losses during Iraq’s invasion of the small Gulf nation over 20 years ago.

April 29th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

Bulaxaar, 29, April, 2011-(Berberanews)- Ciidanka Booliska Somaliland, gaar ahaan qaybta loo tobabaray qarxinta miinooyinka iyo aaladaha kale ee qarxa, ayaa axadii todobaadkan oo ku beegan taariikhda 24, April, 2011 ku qarxiyay Degmada Bulaxaar oo ka tirsan Gobolka Saaxil aalad aan la aqoonsan waxa ay tahay.

April 29th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »

OVER EIGHT million people are facing severe food and water shortages across the Horn of Africa, according to aid agencies, with parts of the region suffering from the worst drought in 30 years. A lack of seasonal rains has led to failed harvests, acute water shortages and the deaths of thousands of animals in the [...]

April 29th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

Guantanamo Bay detainee file on Guleed Hassan Ahmed, US9SO-010023DP, passed to the Telegraph by Wikileaks 12:09PM BST 27 Apr 2011 Name: Guleed Hassan Ahmed ISN: US9SO-010023DP Time in Gitmo: 4 years, 7 months, 21 days Released?: No Nationality: Somalia Date of birth: 04/01/1974 Place of birth: Mogadishu, Somalia Release date: Arrest date: Arrest location: Arrested [...]

April 29th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »