Home » May 31st, 2011 Entries posted on “May, 2011”

Madaxa Xanaanada Dhexe ee Hargeysa oo Aanu Ka Waraysanay Adeegyada ay u Qabtaan Hooyada iyo Dhalaanka

Maternal and Child Health

Wariye : Yoonis Maxamed X. Jaamac /Hargeysa Madaxa Xanaanada Dhexe ee Hargeysa, oo loogu magacdaray   ama loo yaqaano Dhakhtar Khaalid MCH, Marwo Aamina C/qaadir C/raxmaan, ayaa ka xogwarantay  adeegyada ay u fidiyaan dhalaanka iyo Hooyada Uurka Leh, iyo waliba qaybaha kala duwan ee  ay ka kooban tahay xaruntani.

May 31st, 2011 | Posted in CAAFIMAADKA | Read More »

Shirkadda SOMTEL oo Shahaado-sharaf Guddoonsiisay Telefishanka HCTV, Guddidii Qabanqaabada 18 May iyo Qaar ka Mid ah Shaqaalaheeda

Hargeysa (Berberanews)- Shirkadda Isgaadhsiinta SOMTEL, ayaa shahaado-sharaf guddoonsiisay Guddidii Qabanqaabada 18 May, Telefishanka HCTV iyo shaqaale ka tirsan SOMTEL.

May 31st, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »

Somaliland army overpowers surprise attack from Puntland

TUKARAQ(SomalilandPress/Berberanews)—In an attempt to surprise Somaliland forces stationed in the outskirt of Tukaraq village, Puntland militia arm with dozen technical pickup trucks mounted with machine guns and 4 commercial trucks carrying fighters attacked an army barrack earlier today. The fighting began just before noon prayer when Puntland militia made a daring attack on Somaliland forces [...]

May 31st, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

Maareeyihii Shirkadda TOTAL Oo Warbixin Ka Soo Saaray Xadhigiisii, Tallaabada Xukuumaddu Ku Baabi’isay iyo Qaabkii Wax U Dhaceen

Hargeysa-(Berberanews)- Maareeyaha Shirkadii Total ee xukuumaddu ruqsada ka qaaday Sacad Cilmi Boqore ayaa soo saaray war-saaxaafadeed uu ku faah-faahinayo heshiiskii u dhexeeyay xukuumada Somaliland, tallabaadii lagu baabi;iyay  iyo xadhigii lagula kacay isaga iyo xubno shaqaalihiisa ka tirsan, waxaanu u dhignaa sidan:

May 31st, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »

Berbera: Tartanka Loolan Ee Loogu Jiro Keenista Shiidaalka Diyaarada Oo Cirka Isku Shareeray iyo Shixnadii u Horraysay Oo Maanta Uu Keenay Ganacsade Cawil Cawl

DSC_0705

Berbera-(Berberanews)- Todobaadyadii u danbeeyay waxa isa soo tarayay shakhsiyaadka iyo shirkadaha loolanka ugu jira keenista shiidaalka cad ee diyaaraha oo gabaabsi noqday wixii ka danbeeyay intii xukuumaddu tirtirtay heshiiskii shirkada Total ay kula jirtay.

May 31st, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »

Wasiirka Waxbasrahada Oo Ka Hadashay Faddeexado Ka Dhashay Imtixaanno Jawaabahoodii La Qaybiyay iyo Jiritaanka Hadal-haynta Codsi Ay Ku Dalbatay In Shaqada Wasaaradad Laga Bedelo

zamzam

Hargeysa-(Berberanews)- Wasiiradda Waxbarashada Somaliland Marwo Sam Sam Cabdi Aadan, ayaa faddeexado ka dhashay imtixaanno jawaabahoodii lagu qaybiyay qaar ka mid ah dugsiyada Awdal oo sababay rabshado ay sammeeyeen ardaydu, ka dib markii laga horjoogsaday inay galaan imtixaanka.

May 31st, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »

Is Casilaada Gudoomiyaha FIFA Bin Hammam iyo Blatter Oo Keli Ku Noqondoona

bin_hammam

 (Berberanews):- Musharaxa gudoomiyenimada FIFA Mohamed Hammam ayaa ku dhawaaqay inuu ka laabtay musharaxnimadiisa ka dib baaritaanka gudi hoosaadka FIFA ee laaluushka iyo wax isdaba marinta.  Bin Hammam oo u dhashay dalka Qadar ahna gudoomiyaha xiriirka kubada cagta Asia ayaa ahaa musharaxa keliya ee loolanka la gelayey gudoomiyaha waqtigan Sepp Blatter doorashada gudoomiyenimo ee FIFA oo [...]

May 31st, 2011 | Posted in CAYAARAHA | Read More »

Tacsi Tiiraanyo Leh

Tacsi-new

1.     Mustafe Maxamed Cabdi Janaale 2.     Aadan Xasan mataan iyo xaaskiisa 3.     Profesor Khadar cabdiraxaman 4.     Cabdiqadir xasan Mataan iyo xaaskiisa 5.     Cabdiraxman Faarax Jaamac 6.     Maxamed Xasan Maxamed iyo xasaskiisa 7.     Cumar Cismaan Taani 8.     Cabdiqadir Dhamal Xasan 9.     Axmed Shiine 10.                        Cabdicasiis Axmed Muuse 11.                        Axmed cismaan Taani 12.                        Axmed Ducaale Warsame 13.                        [...]

May 30th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »

Afhayeenka UDUB Oo Sheegay Inay Kala Saari Doonaan Musharaxa iyo Guddoomiyaha Xisbigooda, Kana Hadlay Khilaafka Ka Oogan Kulmiye

cali guray

Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee UDUB Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) ayaa sheegay in guddida qabanqaabada shirweynaha golaha dhexe ee uu magacaabay gudoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye Jaamac Ismaaciil Shabeel aanay sharciyan waafaqsanayn in golaha dhexe guddi qabanqaabo loo sameeyo, hase yeeshee shirweynaha xisbiga oo kaliya loo sameeyo guddiyo qabanqaabo.

May 30th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »

Faahfaahin Ku Saabsan Dagaal Ka Dhacay Gambadha, Maxaabiis iyo Hub La Kala Qabsaday iyo Xaalladihii U Danbeeyay

ciidanka-qaranka

Laascaanood-(Berberanews)- Ciidammada Qaranka Somaliland eek u sugan tuulada Gambadha oo 25 Km dhinaca bari kaga began magaalada Laascaanood, ayaa weerar ku qaaday maleeshiyo ka tirsan maamul-gobolleedka Puntland oo doonayay inay weerar gaadmo ah ku soo qaadaan fadhiisimmada ciidanka qaranku jiidaas ku leeyahay.

May 30th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Marxuum Cigaal: Dardaaran



Recently Commented

  • Mohamed: Waa nasiib daro in magaaladii wadanka miisaaniyadiisa soo saaraysay macalin iyo dhakhtaro loo waayo oo...
  • Mohamed: Wuxuu yidhi horta mar marka qaarkood in la jabo ma jeceshahay inkastoo xadhiga weriyaasha aan ka xumahay...
  • Mohamed: Xersi Toorileh hadii umadii oo dhan iyo xataa beeshii reerka madexweynuhu ka dhashayba arkeen dhibaatada uu...
  • Mohamed: Ina Cabdiqadir wuxuu u markhaati furay shacabka somaliland ee la yaaban dawladan fadhiidka ah wuxuu yidhi...
  • Mohamed: Xersi Toorileh taariikhdiisa waxaynu ka ognahay markii laga eryey gudidii qabqaabada doorashooyinkii xiligii...