Home » June 30th, 2011
Entries posted on “June, 2011”
Waxan salaan u soo gudbinayaa dhamaan bahda berbera news sida dadaalka leh ee ay marwalba ugu dadaalayaan inay dadkooda kala jooga dunida dacaladeeda ka haqabtiraan wararka ka jira caalamka iyo wadankeena hooyo
June 30th, 2011 | Posted in QORMOOYIN | Read More »
Laascaanood(Berberanews)- Haweenay u dhaq-dhaqaaqi jirtay arrimaha nabadgalyada iyo horumarka gobolka Sool oo lagu magacaabo Nadiifo Maxamed Col-u-Joog, ayaa caawa Dablay hubaysan oo aan la aqoonsan cidda ay yihiin ku toogteen badhtamaha Suuqa magaalada Laascaanood ee xarunta gobolkaas.
June 30th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »
Hargeysa(Berberanews)- Dawkadaga Somaliland iyo Itoobiya ayaa kala saxeexday heshiis cusub oo ku saabsan iskaashi ay ka yeelanayaan labada dawladood adkaynta iyo ka wada-shaqaynta dhinaca nabadgalyada.
June 30th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »

(Berberanews):- Xulka Ingariiska ayaa ka kormaray xulka Brazil kala sareynta FIFA ee bilaha ah, inkastoo England ay qaab ciyaareed xun ku jirto. Xulka Fabio Capello ee England ayaa wareega 16ka gaaray koobkii adduunka ee sannadkii hore, mana anay ku guuleysan labadii kulan ee ugu danbeeyay ee isreebreebka Euro 2012. Spain ayaa weli ugu sareeysa kala horeynta [...]
June 30th, 2011 | Posted in CAYAARAHA | Read More »

Kabtanka kooxda Arsenal Cesc Fabregas ayaa shaaca ka qaaday inuu naf ahaantiisa degan yahay islamarkaana uu niyad san yahay xilli ay socdaan warar sheegaya inuu u socdo kooxda Barcelona. Kooxda Gunners ayaa la ogsoon yahay inay diideen dalab 27 milyan oo ginni ah, lakiin Barcelona ayaa la filayaa in lacag intaasi ka badan ay kula [...]
June 30th, 2011 | Posted in CAYAARAHA | Read More »
Tababaraha xulka qaranka dalka Spain Vicente Del Bosque ayaa u hambalyeeyey ciyaartoyda xulka qaranka dhalinyarada ay da’adoodu ka yar tahay ee isla dalka Spain guushii ay ka gaareen tartanka xulalka qaarada Yurub oo ay ku guuleysteen kadib markii ay 2-0 ay direen xulka dalka Swirzerland.
June 30th, 2011 | Posted in CAYAARAHA | Read More »

Hargeysa (Berberanews)- Munaasibad ballaadhan oo lagu xusaayey micraajka Nebigeena (NNKHA), ayaa maantalagu qabtay hudheelka Crown ee magaalada Hargeysa.
June 30th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »

Berbera-(Berberanews)- Maxkamadda Gobolka Saaxil, ayaa maanta sii daysay markab lagu magacaabo USL-1 oo muddo laba cisho ah ku xayirnaa dekedda, ka dib markii uu maxkammadda ka dacweeyay Ganacsade Cawil Cawil oo ku an-dacooday lacag uu markabkani ka dhacay.
June 30th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »

Berbera-(Beberanews)- Magaalo-xeebeedda Berbera waxa soo food-saaray shiidaal la’aan, ka dib markiii xalay gaadiid tiro badan ku hungoobeen hal litir oo shiidaalka Patrolka ah inay ka helaan kaammaha kala duwan ee shiidaalka.
June 29th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »
June 29th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »