Home » June 29th, 2011
Entries posted on “June, 2011”

Hargeysa -(Berberanews)- Qaar ka mid ah ardayda Fasalada Afaraad ee imtixaanka shahaadiga ahi uga socdo dugsiyada caasimadda Hargeysa, ayaa maanta ka dareeray maadooyinkii laga qaadayey, isla markaana mudaharaad sameeyey.
June 29th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »

Hargeysa (Berberanews)- Madaxa baanka City Bank ee galbeedka Afrika, kana mid ah aqoonyahanka reer Somaliland Mr. Jamaal Cali Xuseen, ayaa maanta lagu soo dhaweeyey madaarka diyaaraha ee magaalada Hargeysa, isla markaana waxa uu ka hadlay hankiisa siyaasadeed.
June 29th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »

Tan iyo itii madaxwaynaha Somaliland uu xilkii ka qaaday gudoomiyihii maxkamada sare waxa soo baxay xodxodasho badan iyo dus dus oo loogu tartamayo booska Guddoomiyaha banaanaaday ee Maxkamadda sare.
June 28th, 2011 | Posted in QORMOOYIN | Read More »

(Berberanews):- Tababaraha xulka qaranka dalka Spain Vicente Del Bosque ayaa u hambalyeeyey ciyaartoyda xulka qaranka dhalinyarada ay da’adoodu ka yar tahay ee isla dalka Spain guushii ay ka gaareen tartanka xulalka qaarada Yurub oo ay ku guuleysteen kadib markii ay 2-0 ay direen xulka dalka Swirzerland. Goolal ay kala dhaliyeen ciyaaryahanada qadka dhexe ee Ander [...]
June 28th, 2011 | Posted in CAYAARAHA | Read More »

(Berberanews):- Ciyaaryahanka ku guuleystay koobka adduunka Juan Mata ayaa u soo muuqday inuu yahay ciyaaryahanka muhiimada kowaad leh ee ay dooneysa Arsenal xagaagan. Sida ay qoreen The Sun iyo Daily Mail. Waxaana kooxda Gunners ay Valencia kala hadleysaa dalab 18 million ginni ah, oo ay ku dooneyso ciyaaryahankaasi ka ciyaari kara garabka bidix iyo khadka [...]
June 28th, 2011 | Posted in CAYAARAHA | Read More »

(Berberanews):-Kooxda Real Madrid ayaa ku dhawaaqday inay si rasmi ah u la soo wareegtay difaacii kooxda Lens Raphael Varane, heshiis aan la shaacin qiimahiisa. Ciyaaryahankan ku jira xulka Faransa ee da’doodu ka hooseyso 21 ayaa maray tijaabada caafimaadka waxaana uu qalinka ku duugay heshiis 6 sanno ah taasoo micnaheeda tahay inuu ku negaano Santiago Bernabeu [...]
June 28th, 2011 | Posted in CAYAARAHA | Read More »

(Berberanews):- Weeraryahanka kooxda Udinese Alexis Sanchez ayaa cadeeyay inuu doonayo inuu ku biiro Barcelona, si uu u noqdo ciyaaryahanka adduunka ugu fiican. 22 jirkaan ayaa ka mid ah ciyaaryahanada ugu shidan suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ee xagaagan, waxaana aad loola xiriirinayaa Barcelona iyo Manchester City midkood. Inkastoo Chelsea ay iyadana mar dhow ku soo biirtay [...]
June 28th, 2011 | Posted in CAYAARAHA | Read More »
Muqdisho(Berberanews) Mudanayaasha Barlamanka KMG Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad leh waxa ay maanta ku ansixiyeen Ra’iisul wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya
June 28th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

Berbera-(Berberanews)- Magaalo-xeebeedda Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil waxa xalay laga xusay sannad-guurada 51aad ee ka soo wareegtay markii maxmiyaddii Boqortooyadda Ingiriisku xoriyadda siisay Somaliland oo ku beegnayd 1960kii.
June 27th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »

Hargeysa-(Berberanews)- Maareeyaha shirkadda daabacaadda boodhadhka xayaysiisyada Sagal Jet Cabdi Yusuf, ayaa weriye Berberanews ka tirsan oo xafiiskiisa ku booqday faahfaahin ka siiyay addeegyada ay bulshada u qabtaan.
June 27th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »