Home » July 31st, 2011
Entries posted on “July, 2011”

Hargeysa-(Berberanews)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo), ayaa maanta qasriga madaxtooyadda ku qaabilay Guddida cusub ee fulinta Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA oo ka kooban 15 xubnood, kuwaasoo lagu doortay shirweynahoodii afraad ee shalay lagu soo gebogebeeyay Hargeysa. Kulankan dhexmaray Hoggaanka cusub ee SOLJA iyo Madaxweynaha waxa ka soo qaybgalay qaar ka ah ururada saxaafadda, [...]
July 31st, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »
Hargeysa(Berberanews)-Mudaneyaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa fadhigoodii maanta ku ansixiyay Xeerka furashada ururadda siyaasada iyo wax ka bedelka xeerka doorashooyinka. Fadhigii Golaha Wakiilada Somailand ee maanta waxa Gudoominiyay C/raxmaan Maxamed Cabdilaahi (C/raxmaan Cirro) waxa madashada ka soo xaadiray 49 Xildhibaan oo ka mid ah Golaha Wakiilada, waxa ogolaaday 29 Mudane, waxa diiday 15 Mudane, waxa ka [...]
July 31st, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »

(Berberanews Sports):- Inkastoo qeybtii hore ee ciyaarta uu casaan qaatay Thiago Motta, hadana Inter waxa ay 2-0 ku garaacday kooxda Celtic kulan ka tirsan koobka saaxiibtinimo ee Dublin Super Cup. Labada gool ee Inter waxa ay uga mahadcelineysaa ciyaaryahankeeda cusub ee ay ka soo iibsatay kooxda Feynoord Luc Castaignos iyo ciyaaryahan Giampaolo Pazzini. Koobkan oo [...]
July 31st, 2011 | Posted in CAYAARAHA | Read More »

(Berberanews Sports):- Chelsea ayaa gaadhtay lix guul lix kulan oo ay ciyaareen ciyaarahooda saaxiibtinimo ee xagaagan, iyagoo guul 2-0 ah oo ay maanta ka gaadheen kooxda Aston Villa ku qaaday koobka Premier League Asia Cup oo ka dhacayay Hong Kong. Koobkan oo sideed sanno ka hor uu John Terry ku qaaday magaalada Kuala Lumpur ee [...]
July 31st, 2011 | Posted in CAYAARAHA | Read More »

Hargeysa-(Berberanews)- Hoggaanka Xisbigii lagaga itaalka roonaaday tartankii doorashooyinka madaxtooyadda Somaliland ee dalka ka qabsoomay bishii June ee sannadkii hore, ayaa goleyaasha sharci-dejinta ugu baaqay inay ka fiirsadaan ansixinta furashada ururada siyaasadeed ee ay soo jeediyeen gudidii tallo-bixinta ururadu. War-saxaafadeed uu ku saxeexanyahay Madaxweyne-ku-xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ahna ku-simaha Guddoomiyaha, ayaa war-saxaafadeed uu [...]
July 31st, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »

Hargeysa (Berberanews)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa caawa qurba-jooga Somaliland ee ka kala yimi daafaha dunida martiqaad soo dhawayn ah ugu sameeyey xarunta madaxtooyada. Munaasibadda soo dhawaynta oo casho-sharaf ahayd waxa ka soo qaybgalay madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Silaanyo, madaxweyne-ku-xigeenka Cabdiraxmaan Cabdillaahi Saylici, , guddoomiye-ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Cabdicasiis Sammaale, Guddoomiyaha [...]
July 31st, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »
Daahir Caraale Berberaawi, Isbedellada ka muuqda Madaarka ,Magaalada & Dekadda Berbera-(Berberanews)- Waxay ku beegnayd 05 June 2011 markii aan ka degay gegida dayuuradaha Berbera International Airport oo ay iigu danbaysay bishii June 2009, wakhtigaas oo uu ka muuqday dayac aad u ballaadhan iyo diiqad uu qofkasta oo rakaab ahi kala kulmo muuqaal aan ka duwanayn [...]
July 31st, 2011 | Posted in QORMOOYIN | Read More »
Hargeysa (Berberanews)- Shirweynihii afraad ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa maanta lagu soo gabo gabeeyay Huteelka Ambassador ee magaalada Hargeysa waxaana lagu doortay Hoggaan cusub. Shirweynaha afraad ee Ururka SOLJA waxa lagu doortay 15 Xubnood oo ah Gudida fulinta ee Ururkaasi, kuwaasi oo iyaguna iska sii dhex doortay Gudoomiye, Guddoomiye Ku Xigeen iyo Xoghaye [...]
July 31st, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »

Cabsida Ingiriiska ka soo waajahday Soomaalida maandooriyayaasha lagu muday in kooxaha xag-jirku u adeegsadaan fulinta weeraro is-qarxin ah Hargeysa-(Berberanews)- Dawladda Ingiriiska, ayaa la sheegay inay ku hawlantahay qorshe ay Somaliland ku keenayso dadka Soomaaliyeed ee fal-dembiyeedka kala duwan ka geysta dalkeeda. xogo shebekadda Berberanews ka heshay dad ku kala sugan Somaliland iyo Uk waxa jirta [...]
July 31st, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »
Hargeysa-(Berberanews)- Ciidanka ammaanka magaalada Hargeysa, ayaa saaka ka horjoogsaday Xarunta Xisbiga UCID ee Muranku hadheeyay Gudoomiyaha laga awooda roonaaday Faysal Cali Waraabe. Tallaabadan, ayaa ka danbaysay markii Eng. Faysal Cali-waraabe iyo taageerayaal uu ka soo ururiyey magaaladu damceen inay xoog ku galaan Xarunta Xisbigu ku leeyahay xaafadda shacabka ee laga mamnuucay garabyada isku hay, balse [...]
July 30th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »