Home » August 31st, 2011
Entries posted on “August, 2011”

(Berberanews sports):- Kooxda Valencia oo ka mid ah kooxaha ka ciyaara horyaalka La ligaha dalka Spain ayaa heshiis la saxeexatay ciyaaryahanka difaaca kooxda Napoli ee Victor Ruiz. Heshiiskan ay kula soo wareegtay laacibkan ka soo jeeda dalka Spain ayaa ah mid shan sano uu kula joogayo kooxda Valencia lama shaacin qiimaha uuugu kacay kooxda Valencia Ruiz. [...]
August 31st, 2011 | Posted in CAYAARAHA | Read More »

(Berberanews Sports):- Farqiga dhaqaalaha soo galaya kooxaha Barcelona iyo Real Madrid iyo inta kale ee ka ciyaarta La Liga oo aad u kala fogaanaya ayaa burburin doona kubada Spain, sidaasi waxaa sheegay madaxweynaha Villarreal Fernendo Roig. Kulankii ugu horeeyay La Liga Villarreal waxaa ay guuldarro 5-0 kala kulantay kooxda horyaalka difaacaneysa ee Barcelona, halka Real [...]
August 31st, 2011 | Posted in CAYAARAHA | Read More »

(Berberanews Sports):- Kooxda Liverpool ayaa dhameystirtay saxeexa ciyaaryahanka difaaca xulka Uruguay Sebastian Coats, isagoo qalinka ku duugay heshiis wakhti dheer oo aan la shaacinin, waxaana ciyaaryahankan uu ka soo wareegay kooxda Nacional. 20 jirkaan ku guuleystay Copa America ayaa maray tijaabada caafimaadka, waxaana uu helay ogolaanshaha shaqada, waxaana uu Liverpool kula midoobi doonaan ninka ay [...]
August 31st, 2011 | Posted in CAYAARAHA | Read More »

(Berberanews Sports):- Ciyaaryahan Joe Cole ayaa si amaah ah muddo hal xilli ciyaareed ah ugu biiraya kooxda Faransiiska ee Lille sida ay xaqiijiyeen labada kooxood ee Liverpool iyo Lille. Ciyaaryahanka ayaa waxa uu boos joogta ah ka waayay kooxda Kenny Dalglish taasoo sababtay in haatan amaah lagu diro, si Liverpool ay isaga dejiso cadaadiska mushaharkiisa [...]
August 31st, 2011 | Posted in CAYAARAHA | Read More »

Sheekh-(Berberanews)- Somaliland waxay ka mid tahay dalalka adduunka ee nasiibka u yeeshay in laga helo goobo ay ku duuganyihiin aataarta qaddiimiga ah ee ay ka tegeen dadyowgii dunida ku noolaa iyo xadaaradihii kaka duwanaa ee ay lahaayeen boqollaal kun oo sanno ka hor, iyadoo dalal badani dhaqaale uga soo xeroodo dalxiisayaasha caalamka u kala yimaada [...]
August 30th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »

CIID MUBAARAK WAR-SAXAAFADEED: HAMBALYADA CIIDDA EE SHIRKADAHADAHABSHIIL Ugu horreyn, naga guddooma, salaam iyo bariido huwan milge, maamuus iyo tix-gelin badan; As-salaamu calaykum wa-raxmatullaahi wa-barakaatuh. Intaas kaddib, aniga oo ku hadlaya magaca maamulka, hawlwadeennada iyo wakiillada laamaha kala duwan ee shirkadaha Dahabshiil ku leeyihiin daafaha dunida, munaasabadda ciid-al-fitriga awgeed, waxaannu hambalyo iyo bogaadin u diraynaa [...]
August 30th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »
Hargeysa-(Berberanews)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa bulshada caalamka ugu baaqay inay gacan ka geystaan dhibaatooyinka dalka Somalia ku habsaday ee ka dhashay abaaraha iyo macaluusha. Madaxweyne Axmed Siilaanyo waxa uu ka hadlay dhibaatooyinka badan eek u gedaaman amandaqada geeska Afrika waxaanu Ilaahay uga baryay inuu ka dul qaado macaluusha iyo colaadaha ka [...]
August 30th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »
Dhamaan waad salaamantihiin umuda reer somaliland meel kaste oo aad aduunka kaga sugantihiin sida aad u dhan tihiin walalayaal waxaa kale oo xusid mudan bahda war baahinta tan madax banan iyo ta dawaladaba iyo inta u ololaysa xoriyatul qawlka iyo horumarka bulshada kale duwan ee u adeega masaakiinta iyo caawinta dadka ay abaaruhu tabaaleeyeen intas [...]
August 30th, 2011 | Posted in QORMOOYIN | Read More »
August 30th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »
Waa sanad iyo wax yar intii ka soo wareegatay 26 june 2010 ee horseedatay in ay baal sooyaal taarikheed Somaliland kanoqoto taladii dalkana ay la wareegtay dawalada maanta haysa iyada oo weli loo raacin karo in ay cod aqlabiyad ah ku heleen Xiiso badan oo ii hayay ma jirin in aan wax ka sheego ama [...]
August 29th, 2011 | Posted in QORMOOYIN | Read More »