Home » September 30th, 2011
Entries posted on “September, 2011”

Tripoli, 30 September 2011 (Berberanews.com/Reuters):- Xoogaga ku-meel gaadhka ah ee dalka libya ayaa sheegay in ay warar sheegaya meesha uu ku sugan yahay hogaamiyihii hore ee dalkaas oo dhawaan talada laga tuuray, waxaanay cadeeyeen inay ka hawl galayaan sidii loo qaban lahaa, ee geeri iyo nolol mid uun loogu soo afjari lahaa baxasashadiisa. Hogaamiyihii hore [...]
September 30th, 2011 | Posted in Dibadda,WARARKA | Read More »
Riyaad, 30 September 2011 (Berberanews.com/AFP):- Wararka laga helayo ilo lagu kalsoon yahay oo aad ugu dhow dhow boqortooyada Sucuudi Arabiya ayaa cadaynaya in Boqorka dalkaas Boqor Cabdalla Bin Cabdi Casiis Aalla Sucuud uu is hortaagay xukun dhawaan maxakamaddi ku riday haweenay u dhalatay dalkaas oo iska dhego tirtay xayiraada haweenka ee wadista gaadiidka. Mid ka [...]
September 30th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »
Hargeysa-(Berberanews)-Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa dafiray inuu basaasay dhalinyaradii iyo aqoonyahanadii reer Somaliland ee uu taliskii Siyaad barre xidhay horaantii sideetameeyadii, taas oo marar baddan lagu eedeeyay inuu kaalin weyn ku lahaa, isla markaana Madaxweyne Siilaanyo oo xalay ka hadlay arrimo baddan uu soo qaaday xidhitaankii dhalinyaradaa iyo doorkii [...]
September 29th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »

view full post to listen
September 29th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »
Hargeysa -(Berberanews)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa eedaymihii ugu cuslaa intii uu xilka hayey dusha ka saaray Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali-waraabe iyo xubno kale oo ka tirsan xisbiga UDUB. Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo xalay saqdii dhexe qabtay shir jaraa’id oo aanay goob-joog ka ahayn warbaahinta madaxabannaani, waxa uu si kulul weeraray [...]
September 29th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »

Dubur-(Berberanews)- Salaadiin, cuqaal, madaxdhaqameed, wasirro, xildhibaanno ka tirsan goleyaasha baarlamaanka, siyaasiyiin, culimmo iyo dhallinyaro tiro badan iyo boqollaal qof oo ka kala yimi qaar ka mid ah gobollada Somaliland, ayaa isugu yimi deegaanka Dubur ee degmada Sheekh oo uu haatan ka furmay shirweyne beesha Saaxil (Ciise Muuse) hore ugu dhawaaqeen oo in muddo ah la [...]
September 29th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »

New York, 28 September 2011 (Berberanews.com/W/Wararka)- Faransiiska ayaa mar kale ku celiyay digniin uu u jeedinayo dalka Iiraan, waxaana caga-juglaynta cusub ee Faransiiska ku jira in talaabo milatari laga qaadi doono Dehran, haddii aanay ka waantoobin horumarinta ay ku samaynayso barnaamijkeeda hubka nukliyeerka. Hanjabaada Faransiiska ayaa wakhtigan ka soo baxday wakiilka joogtada ah ee [...]
September 29th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »
Sanca, 28 September 2011 (Berberanews.com/Reuters)- Dagaal yahaniinta Qabaa’ilka ee dalka Yaman ayaa soo riday mid ka mid ah diyaaradaha dagaalka ee ciidanka dalkaas, taas oo sida xubno u hadlay qabaa’ilku sheegeen duqaynaysay goobo dad rayid ahii dagan yihiin wakhtiga dhulka la soo dhigay. Diyaaradan oo nooceedu ahaa Miig 29, ayaa ka qayb qaadanaysay duqayn ciidamada [...]
September 29th, 2011 | Posted in Dibadda,WARARKA | Read More »
Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan bahwaynta saxaafada gaar ahaan shabakada beberanews waxaan ku hanbalyaynayaa hawlkarnimada ay leeyihiin ee ay ku mutaysteen inuu noqdo website mar kasta lagala xidhiidhi karo xalada iyo meeshu marayo gobolku . Mawduucaygu ama qormadaydu waxaa ay ku salaysan tahay ama ay ka hadlaysa shirwayanaha ay iskugu imanayaan Beesha CIISE MUSE kaas [...]
September 29th, 2011 | Posted in QORMOOYIN | Read More »

Shir-dhaqameedka Beesha Gobolka Saaxil ee Berbera oo Maalintiisii Labaad lagu Doortay Shirguddoon Hargeysa (Berberanews)- Shir-dhaqameed ay soo qabanqaabiyeen qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka ee beesha gobolka Saaxil (Ciise Muuse) oo shalay galay maalintiisii labaad, ayaa lagu doortay guddi shirguddoomin doonta muddada uu socdo. Shirkan oo ka socda huteelka Maansoor ee magaalada Berbera, kaas oo [...]
September 29th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »