Home » October 31st, 2011 Entries posted on “October, 2011”

Xisbiga UDUB Oo Qabsaday Shirweynahoodii Golaha-dhexe, Una Dabaal-degay Sanadguuradii 10-aad ee Ka Soo Wareegtay Asaaskii Xisbiga

Shirweynaha_Udub1

Hargeysa-(Berberanews)- Xisbiga mucaaradka ee UDUB, ayaa maanta  Hotel Crown ee  Magaalada Hargey ku qabtay Shirweynahoodii labaad ee Golaha-dhexe, waxaana ay u dabaaldageen  Sanad guurada 10-aad ee ka soo wareegtay aas-aaskii Xisbiga UDUB.  Shirweynahan  Xisbiga oo lagu qabtay , waxa ka soo qaybgalay  Boqolaal  Ergay oo isaga kala yimid Gobolada iyo Degmooyinka, Guddoomiya ku xigeenka UDUB [...]

October 31st, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »

Marwadii Madaxweynihii hore Marxuun Cigaal oo ku Dhawaaqday inay u Taagan tahay Guddoomiyenimada Xisbiga UDUB

Marwo Kaltuun

Hargeysa (Berberanews)- Xaaskii Madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuun Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal marwo Kaltuun Xaaji Daahir, ayaa maanta ku dhawaaqday in ay u taagan tahay hoggaaminta xisbiga UDUB oo toban sanno ka hor gurigeeda lagu aasaasay. Marwo kaltuun Xaaji Daahir oo maanta hadal ka jeedisay shirweynihii labaad ee golaha dhexe ee xisbiga UDUB oo ka [...]

October 31st, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »

Berbera: Shalay iyo Maanta Qaybta 2aad

Berbera-Ports

Warbixin: Berberanews staff Waa barnaamij taxanne ah oo shebekadda Berberanews akhristayaasheeda ugu soo gudbin doonto isbedelka magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil ku yimi intii xukuumadda cusub ee Madaxweyne Axmed Silaanyo tallada la wareegtay ee dhinacyada dub-u-dhiska, dayactirka, addeegyada bulshada, dhaqaalaha, goobaha hay’adaha dawladda ee kala duwan siday ugu kala horeeyaan horumarka. Annagoo ka duulayna [...]

October 31st, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »

Cabsi laga qabo xannuuno ka dillaaca mawjadaha biyo ku fatahay dalka Thailand

thailand_flood

Thailand-(Berberanews/wararka)- Mawjadaha hirar biyo ah oo ku dhuftay dalka Thailan, ayaa waxa ka dhashay cabsi hor leh oo ku saabsan xannuuno ka dhasha fatahaada biyaha, sida ay dadka ku wacyigeliyeen hay’adaha gargaarka oo sheegay inay dadku halis ugu jiraan shuban-biyood, kanneeco iyo xumad wer wer ka taaganyahay inay maalmaha soo socda dillaacaan. In ka badan [...]

October 31st, 2011 | Posted in CAAFIMAADKA | Read More »

Video: Warbixin Weriye Raage Oomar ka sammeeyay addoonsiga qarniga 21aad

October 31st, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

TANINA WAA DARXUMO KUU MAQNEYD DHEH-XI

MUWAADINKA LAGA DHACAY SHARAABLIHII MADDAARKA CIGAAL Nin la odhan jirey Aw Dallaayad AHN oo magaalada Hargeysa seben hore ku noolaa ayaa gabay uu tiriyey waxa ka mid ahaa: Geedahaba waxaa jira biri mageydo iyo lama garaacaane Dadkuna bir mageyduu leeyahay iyo lama guhaadshaan Tan iyo Geele Haad-Qoyey ninka garanayaan ahe. Dhaaxuu mid goolaaftamay oo goofay [...]

October 31st, 2011 | Posted in QORMOOYIN | Read More »

Ciidanka Nabadgelyadda Waddooyinka Berbera oo Xabsiga u taxaabay Wadayaasha Gaadiid ku cusub Somaliland ee Tikta loo yaqanaan

Tigta

Berbera-(Berberanews)- Ciidanka Nadab Galyada Wadooyinka Degmada Berbera  ayaa Saaka Shaqooyinkii ka joojiyey, islamarkaana xidhay wadayaasha Gaadiidka yar yare ee loo yaqaan Bajaaj ama Tigta, ee isaga goosha qaybo ka mida Xaafadaha ama Goobaha ganacsi ee  magaalada, isla markaana ay raacaan dadwayne kala duwan oo iyagu ku dhaqan Magaalada Berbera. Talaabadan ay qaadeen Ciidanka Nadab Galyada [...]

October 30th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »

Deeq Wadanka Turkigu Soo Gaadhsiiyey Somaliland oo qaybtii Berbera kaga soo haggaagtay loo qaybiyay qaar ka mid ah dadka danyarta Jilicsan ee Xaafadaha qaarkood

DSCI0067

Berbera-(Berberanews)- Deeq Wadanka Turkigu ugu deeqay Somaliland oo dhawaan soo gaadhay Marsada Berbera, ayaa qaybtii kaga soo hagaagtay Gobolka Saaxil saaka loo qaybiyay qaar ka mid ah xaafadaha dadka danyartu deganyihiin ee Berbera. Maayarka Magaalada  Berbera  Cabdale Maxamed Cali oo markii hore lagu wareejiyey Deeqdan, ayaa  u wakiishay  qaybinteeda qaar ka mida Culimada Magaalada, iyo [...]

October 30th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »

Lionel Messi Oo Saddexley La Soo Laabtay, Iyo Real Madrid Oo Hogaanka La Liga Ku Soo Laabatay.

messi

(Berberanews Sports):- Ciyaaryahan Lionel Messi ayaa soo gabgabeeyay seddexdiisii kulan ee gool la’aanta uu ahaa isagoo kaga jawaabay seddexleey uu dhaliyay 17 daqiiqo gudaheed, ciyaar ay Barcelona shan gool iyo waxba ku xaaqday kooxda Mallorca. Ciyaaryahanka yar ee Argentina ayaa goolasha u furay kooxda Pep Guardiola, goolkaasoo ahaa rigoore, ka dib markii weeraryahanka kooxda Mallorca [...]

October 30th, 2011 | Posted in CAYAARAHA | Read More »

Somaliland Remembers Victims of October 29, 2008 Terrorist Attack

HARGEISA(Berberanews)–Somaliland is honoring the third anniversary of the memory of the 30 innocent citizens who lost their lives on Wednesday, October 29, 2008 at 10:30am. The terrorist organization Al-Shabaab has attacked Somaliland on this day with three coordinated suicide car-bombs that exploded at the Presidential Place, United Nation’s office, and at the Ethiopian Embassy in [...]

October 30th, 2011 | Posted in NEWS IN ENGLISH | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Marxuum Cigaal: Dardaaran



Recently Commented

  • Mohamed: Waa nasiib daro in magaaladii wadanka miisaaniyadiisa soo saaraysay macalin iyo dhakhtaro loo waayo oo...
  • Mohamed: Wuxuu yidhi horta mar marka qaarkood in la jabo ma jeceshahay inkastoo xadhiga weriyaasha aan ka xumahay...
  • Mohamed: Xersi Toorileh hadii umadii oo dhan iyo xataa beeshii reerka madexweynuhu ka dhashayba arkeen dhibaatada uu...
  • Mohamed: Ina Cabdiqadir wuxuu u markhaati furay shacabka somaliland ee la yaaban dawladan fadhiidka ah wuxuu yidhi...
  • Mohamed: Xersi Toorileh taariikhdiisa waxaynu ka ognahay markii laga eryey gudidii qabqaabada doorashooyinkii xiligii...