Home » November 30th, 2011
Entries posted on “November, 2011”

Berbera,30,Nov,2011-(Berberanews)-Gudoomiyaha Ururka la baxay WADANI ee aan weli ku soo bixin sharciyadda lagu kala reebayo u tartamayaasha ururada siyaasadda Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa saaka si diiran loogu soo dhaweeeyay magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil. Cabdiraxmaan Cirro iyo waftigiisa oo saaka ka soo kicitimay Caasimada Hargaysa, ayaa intii ay [...]
November 30th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »

Hargeysa-(Berberanews)- Guddiga Diiwaangelinta Ururrada siyaasadda ee cusub iyo ansixinta Xisbiyada Somaliland, ayaa maanta shaaca ka qaaday inaanay Ururrada is-shaaciyey ee la diiwaangeliyey iyo kuwa aan la diiwaangelin midna bilaabi Karin wax olole ama wax dhaqdhaqaaq siyaasadeed ah oo ay ka sameeyaan gobollada iyo degmooyinka dalka. Guddiga diiwaangelinta Ururrada siyaasadda iyo ansixinta Xisbiyada oo saaka shir [...]
November 30th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »

“Marxaladdii koobaad baa lagu jiraa, laba marxaladood oo kale ayaa u hadhsan, sidaa daraaddeed, looma baahna, sharci u fasaxayaana ma jiro in Ururrada cusubi ay bilaabaan wax dhaqdhaqaaq siyaasadeed ah…” Afhayeenka Guddiga diiwaangelinta Ururrada Xasan Macallin Hargeysa-(Berberanews)- Guddiga Diiwaangelinta Ururrada siyaasadda ee cusub iyo ansixinta Xisbiyada Somaliland, ayaa maanta shaaca ka qaaday inaanay Ururrada is-shaaciyey [...]
November 30th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »
Berbera-(Berberanews)- Maxkamadda Gobolka Saaxil, ayaa markii ugu horreysay maanta xukun ka soo saartay muran ka taagnaa gacan-ku-haynta Kaalinta Cajab ee magaalada Berbera, isla markaana waxay Maxkamaddu xukuntay Mulkiyadda Kaalintaas dawladda Jamhuuriyadda Somaliland, halka ay gacan-ku-haynteedana u xukuntay Marxuum Xasan Cali Cawaale oo illaa lixdankii gacanta ku hayey. Waxay Maxkamaddu gacan ku-haynta Kaalinta Cajab ee Berbera [...]
November 30th, 2011 | Posted in Dalka,WARARKA | Read More »
Hargeysa, 30, November 2011 (Berberanews)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa amar ku bixiyey in Maxkamadda Ciidammadu tagto jiidda hore ee= Ciidammada Qaranku ku sigan yihiin ee Bariga Gobolka Sool, ka dib markii Askar Booliska iyo Millateriga ka kala tirsani isku dheceen, isla markaana isku dhacoodu sababay dhimasho iyo dhaawac. Sidaa waxa [...]
November 30th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

(Berberanews Sports):- Kooxda Juventus ayaa ka timid iyadoo lagu hogaaminayo 3-1, waxaana ay ka dhigeen 3-3 ciyaar xiiso badan oo ay Stadio San Paolo kula ciyaareen kooxda Napoli. Waxa ay aheyd ciyaar indho qabad leh ilaa dhamaadkii , Napoli ayaa 2-0 ku hogaamineysay qeybtii hore ee ciyaarta iyadoo uga mahadcelineysa goolal ay u kala dhaliyeen [...]
November 30th, 2011 | Posted in CAYAARAHA | Read More »

(Berberanews Sports):- Labo gool oo ka timid Alexis Sanchez ayaa ka caawisay kooxda Barcelona inay afar gool iyo waxba ku dardaraan kooxda Rayo Vallecano oo marti ku aheyd Camp Nou. Sanchez ayaa hogaanka u dhiibay Barca markii ay ciyaarta socotay nusa saac, waxaana uu hogaanka uu labeeyay daqiiqadii 40aad markii uu baas fiican ka helay [...]
November 30th, 2011 | Posted in CAYAARAHA | Read More »

Wakiilka weeraryahanka kooxda Chelsea Didier Drogba ayaa shaaca ka qaaday in uu diidey in kooxda Chelsea hal sano ugu kordhiso heshiiska uu kula joogo isla markaana uu diidey in amaah ahaan uu Drogba ugu biiro kooxda AC Milan. Wakiilka ayaa sheegay in Drogba uu aadi doono kooxda lacag badan u soo bandhigta. Weeraryahankan 33sano jirka [...]
November 30th, 2011 | Posted in CAYAARAHA | Read More »

(Berberanews Sports):- Kooxda Liverpool ayaa u gudubtay semi-finalka koobka Carling Cup ka dib markii ay 2-0 ku garaaceen kooxda Chelsea oo marti loogu ahaa Stamford Bridge. Labada gool ayaa yimid qeybtii danbe ee ciyaarta, iyadoo ay kala dhaliyeen Martin Kelly iyo Maxi Rodriguez waxaana caawiye ahaa labada goolba Craig Bellamy. Ciyaaryahan Andy Carroll oo dhameystay [...]
November 30th, 2011 | Posted in CAYAARAHA | Read More »
Hargeisa-29,Nov,2011-(Berberanews)-Somaliland Journalism Associations (SOLJA) condemned Somaliland Attorney General’s decision to ban the registration of new newspapers as well as the Media at large until further changes of Somaliland press/Media law is made. In a press release the director of SOLJA Mr. Hassan Mohamed Yusuf accompanied by the secretary of SOLJA Mr. Mohamed Rashid and SOLJA’s [...]
November 29th, 2011 | Posted in NEWS IN ENGLISH | Read More »