Home » December 31st, 2011
Entries posted on “December, 2011”
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Boorame-(Berberanews)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa maanta gaadhay magaalada Boorama, isla markaana kulammo kala duwan la yeeshay qaybaha bulshada, ayaa si weyn u dhalliilay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo uu ku tilmaamay mid kala socota oo dalka halkii ay [...]
December 31st, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »
Hargeysa-(Berberanews)- Xoghayaha guud ee urur-goboleedka IGAD Md. Maxbuub Macalin ayaa sheegay inay dawlada Somaliland kala hadlayaan mashaariicda Urur goboleedkaasi ka taageeri karo dalkan. Xoghayaha guud ee IGAD, oo maanta booqasho ku yimi magaalada Hargeysa ee xarunta dalka Somaliland, waxa galabta ka soodegay gegada diyaaradaha Cigaal ee Caasimadda Hargeysa, isla markaana waxa uu ka warbixiyey ujeeddada [...]
December 31st, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »
Hargeysa-(Berberanews)- Xildhibaan Xariir Siciid Bullaale oo ka tirsan Gudidda Xanaanada Xoolaha iyo khayraadka Dabiiciga ah ee Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa naqdiyay eedo uu hore Guddoomiyaha Guddi hoosaadkooda Md. Siciid Maxamed Cilmi ugu jeediyey wasiirka macdanta iyo biyaha Xuseen Cabdi Ducaale inuu sifo sharci-darro ah dalka uga raray saddex Markab oo Macdan ah, isla markaana caddeeyey [...]
December 31st, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »
Hargeysa-(Berberanews)- Wasiirrada Arrimaha dibeda iyo Madaxtooyada Somaliland Maxamed Cabdillaahi Cumar iyo Xirsi Cali Xaaji Xasan oo socdaal oo muddo laba toddobaad ah dalka dibeddiisa safarrasho shaqo ugu maqnaa, ayaamaanta dalka dib ugu soo laabtay. Wasiirka Arrimaha dibedda Maxamed Cabdillaahi Cumar, oo qolka nasashada ee madaarka Hargeysa ugu warramay Weriyayaasha ayaa sheegay in socdaalka ay ku [...]
December 31st, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

(Berberanews Sports):- Tababaraha kooxda Manchester United ayaa shaaca ka qaaday in lagu guuleystay qaliinkii jilibka ee ciyaaryahan Nemanja Vidic, islamarkaana haatan uu wadada u saaran yahay sidii uu dib ugu soo laaban lahaa kooxda xilli ciyaareedka danbe. Vidic ayaa dhaawac uu ka soo gaadhay kulankii Champions League ee kooxda Basel ay la ciyaareen 7dii December. [...]
December 31st, 2011 | Posted in CAYAARAHA | Read More »
Baladweyne-(Berberanews)- Malleeshiyada Al-Shabaab ayaa si buuxda maanta loogala wareegay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, oo ay sannadihii u dambeeyey ka talinaysay Al-Shabaab. Ciidammo kala taabacsan maamulka Dooxada Shabeelle iyo kuwa Ahlusunna oo labaduba gacan-saar la leh dowladda Ku-meel-gaadhka Soomaaliya oo ay taageerayaan Ciidammo Itoobiyaan ahi, ayaa maanta si buuxda ula wareegay gacan ku haynta [...]
December 31st, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

(Berberanews Sports):- Kooxda Manchester United ayaa iska qasaarisay fursad ayaa ilaa iyo 24 saacadood keli ku ahaato hogaanka ka dib markii guuldarro 3-2 ah ay ka soo gaadhay kooxda Blackburn oo marti ku aheyd garoonka Old Trafford. Ciyaaryahanka reer Nigeria Yakubu ayaa hogaanka ugu dhiibay gool rigoore ahaa daqiiqadii 16aad ee ciyaarta kooxda Rovers, isaga [...]
December 31st, 2011 | Posted in CAYAARAHA | Read More »

(Berberanews Sports):- Tababaraha kooxda Chelsea Andre Villas-Boas ayaa si maldahan u sheegay suurtagalnimada ay kooxdiisa weeraryahan cusub ku soo iibsato inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga ciyaartoyda bisha Janaayo. Iyadoo Nicolas Anelka la xaqiijiyay inuu u dhaqaaqayo kooxda Shanghai Shenhua, islamarkaana Didier Drogba iyo Salomon Kalou ay u baxayaan koobka qaramada Afrika bisha Janaayo, [...]
December 31st, 2011 | Posted in CAYAARAHA | Read More »

(Berberanews Sports):- Tababaraha kooxda Real Madrid Jose Mourinho ayaa meesha ka saaray dadka kooxdiisa ku eedeynaya in ay si fiican u ciyaarin oo ay natiijo kaliya u ciyaaraan. Madrid ayaa haatan fadhida hogaanka La Liga waxaana ay seddex dhibcood ka sareeyaan kooxda ay ficiltamaan ee Barcelona 16 kulan ka dib oo la ciyaaray. Dadka dhiraan [...]
December 31st, 2011 | Posted in CAYAARAHA | Read More »
“In wixii Illaahay kuugu cadhoonayey aad ku faraxdo oo aad xalaashato, ayaan-darro weyn bay leedahay. Munkaraadka dhaca Ciidaha Kufaarta ee dadku ay isku dayayaan inay aad u qaddariyaan waa Xaaraan.” Sheekh Maxamed Cumar Dirir
December 31st, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »