Home » December 31st, 2011
Entries posted on “December, 2011”

(Berberanews Sports):- Johan Cruyff ayaa aaminsan in Real Madrid ay nasiib darro ku tahay inay ka ciyaaraan horyaal ay ka ciyaarto Barcelona, sababtoo ah horyaalada kale ee adduunka oo dhan waa ay soo dardari karaan, sida uu hadalka u dhigay. Halyeeygan soo maray Blaugrana haatana ah tababaraha xulka Catalunya ayaa u sheegay jariirada Madrid ka [...]

December 31st, 2011 | Posted in CAYAARAHA | Read More »

Berbera-31-Dec-2011-(Berberanews)- Badhasaabka Gobolka Saaxil Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa ku dooday in horumarinta gobolka Saaxil aanay u dabranayn dhaqaale la’aan balse ay u baahanyahay wax-wada qabsi iyo iskaashi. Badhasaabka Gobolka Saaxil oo saaka kormeer ku tegay Jaamacaddii Culuumta Badda Berbera oo muddooyinii u danbeeyay dib-u-dhis iyo qalabayni ka socotay, ka dib markii laga wareejiyay Guddidii [...]

December 31st, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »
Badhan-(Berberanews)- Hal Askari oo ka tirsan Ciidammada Qaranka Somaliland ee Demada Badhan ayaa dhintay, dhawr kalena way dhaawacmeen, ka dib markii ay iska caabbin kala kulmeen koox dhulaysato ah oo ay qaarkood ku soo qabqabteen Ciidanku hawlgallo ay deegaankaa ka sameyeen. Guutada 117aad ee Ciidanka Qaranka Somaliland oo fadhigeedu yahay Badhan, ayaa maalmihii u danbeeyay [...]

December 31st, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »
Muqdisho-(Berberanews)- Mudanayaal ka tirsan Xildhibaannada xilka ka qaaday Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa sheegay inay Warqad qoraal ah oo lagu taageerayo go’aankooda ay ka heleen Ururka Midowga Afrika, isla markaana ay ku faraxsan yihiin in loo arko go’aankooda mid sharci ah. Xildhibaan Maxamed Xuseen (Ilko-Dahab) oo ka mid ah Mudanayaasha xilka qaadista [...]

December 31st, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

Berberanews-30-Dec-2011-A large demonstrations held by Somalis living in Holland rallied infront of the country’s detention centre. Protestors are accusing the Dutch government of unfair treatments, lack of residence permission and demand an end to the government’s strategy by deporting Somalis against their will. Holland became increasingly diverse during 1990’s after many countries predominantly Africans were [...]

December 31st, 2011 | Posted in NEWS IN ENGLISH | Read More »

xaaliimo cali yaasiin xuseeen ibraahin diiriye maxamed cabdiraxman naasir cabdiraxmaan khadra cabdiraxmaan maxamuud cabdiraxmaan rooda cabdiraxmaan saleeban cabdiraxmaan waris cali yaasiin Xiis Cali Faarax Sucaad Axmed Aadan Nuura Cali Axmed Maxamed Cawaale Muuse Aamina Ibraahim Diiriye Foosiye Ibrahim Diiriye Dhamaan dadkaasi waxay dhambaal farxadeed u dirayaan Xamse Cabdiraxmaan Kabalays iyo Qadan Aadan [...]

December 31st, 2011 | Posted in QORMOOYIN | Read More »
Hargeysa-(Berberanews)- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ku midoobeen ee SOLJA, ayaa soo saaray warbixin sanadeedka suxufiyiinta Somaliland ee xukuumadu kula kacday xadhiga, xukunka, garaacista iyo tacadiga sanadka dhammaaday ee 2011. Warbixin sanadeedka SOLJA oo uu ku saxeexanyahay Guddoomiyaha ururka SOLJA Xasan Maxamed Yuusuf, ayaa lagu cambaareeyay dhammaan tallaabooyinka lidiga ku ah hawlmaalmeedka suxufiyiinta Somaliland ee dhibaatooyinka kala [...]

December 31st, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

Waxaan salaamayaa marka hore wargeyska madaxa banan ee berberanews oo ah wargeys ku dhaqma xaqiiqada jirta isla markaasna ka dhawrsada waxii kicinaaya bulsha waynta reer Somaliland had iyo jeerna soo gudbiya warar xaqiiqo ah oo aan lahayn turxaan iyo xumaantoona . Marka xigta waxaan rabaa in aan ka hadlo maqaalo farabadan oo uu qoray wargeyska [...]

December 31st, 2011 | Posted in QORMOOYIN | Read More »

Warbixin Weriye Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago) Waxaan halkan idiinku soo gudbinayaa qaybta labaad ee is-barbardhigii aan ku sammeeyay kala duwananaashaha, darreennada, muuqaalada xafladaha midkood uu xilka ku wareejiyay Cali Xoor Xoor bishii Ougost 2010 xisaabiyihii Silaanyo u dallacsiieyey xilka Maareeyenimmo Mr. Axmed Yuusuf Dirir iyo munaasibad Eng. Cali Xoor Xoor sanad iyo badh ka dib [...]

December 30th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

Wajaale-29,Dec,2011- (Berberanews)- Weftigii uu hoggaaminayey Guddoomiyaha xisbiga talladda haya ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib socdaal qaatay muddo laba toddobaad ah oo ay ugu maqnaayeen dalka Shiinaha. Weftiga oo socod dhulka ah maanta duhurkii ku yimi magaalada Tog-wajaale ee xuduudka Somaliland la wadaagto Itoobiya, ayaa si weyn [...]

December 29th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »