Home » January 31st, 2012 Entries posted on “January, 2012”

“Waxa dhacday in la igula kacay cadaadis iyo hanjabaad ay hormood ka yihiin Cabdi Faarax oo ah ku-xigeenka CO-ga Dahabshiil iyo Maxamed Nuux oo ka tirsan Shirkaddaas..”

Xoghayaha Maaliyadda Rays

Hargeysa-(Berberanews)- Aadan Ciise Maxamed oo sheegay inuu yahay Xoghayaha Maaliyadda Urur-siyaasadeedka Rays, ayaa shaaca ka qaaday in culays iyo cadaadis gaadhay heer uu xabsi ay kula kaceen Rag ay isku reer yihiin, kuwaasoo uu xusay inay ku khasbayaan inuu ka noqdo mawqifkiisa uu kaga mid noqday xubnaha Urur-siyaasadeedka Rays oo ka mid ah Ururrada isu-diiwaangeliyey [...]

Social Share Toolbar

January 31st, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

Kala Maan!!! Kuma Haboona Somaliland In Ay Ka Qayb Gasho Shirka Lagaga Arin Sanaayo Arimaha Somalia Ka Taagan.

haddi (1

Salaamu laahi Calaykum Waxa isa soo taraya hadal haynta shir ka dhacyaa  London 23th  February, kaasoo o ay qaban qaabadeeda leedahay dowlada UK o o sida ila hada aynu ka war qabno shirkaas loogaga arinsanaayo arimha Somalia oo dhan gaar ahaan sidi loga saari lahaa xukumadda taagta daran ee dacdiifka ee ka dhisan Somalia wakhtiga [...]

Social Share Toolbar

January 31st, 2012 | Posted in QORMOOYIN | Read More »

Nuxurka kulan dhexmaray Madaxweynaha Somaliland iyo Wasiirka Iskaashiga Denmark

kulanka

Hargeysa-(Berberanews)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Wasiirka Iskaashiga iyo Horumarinta caalamiga ah ee dalka Denmark Christian Friis Bach, ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin xidhiidhka labada waddan, nabadgelyada Somaliland muhiimadda ay ugu fadhido Geeska Afrika iyo qodobbo kale oo door ah. Wasiirka Iskaashiga iyo horumarinta dawladda Denmark oo maanta [...]

Social Share Toolbar

January 31st, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

Wasiirka Madaxtooyada oo markii ugu horreysay ka jawaabay inuu Toorri ku eryaday shaqaale la eryey

xirsi-xaaji-cali-xasan

Hargeysa-(Berberanews)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa markii ugu horreysay ka jawaabay eed muddo sannad iyo badh ka hor ah ay u jeediyeen qaar ka mid ahaa shaqaalaha Madaxtooyada oo shaqada laga eryey oo sheegay in Xirsi oo markaa ahaa Chief Of Cabinet-ka madaxtooyada uu Toorri (Middi) ku dhex eryaday qasriga. Wasiir [...]

Social Share Toolbar

January 31st, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

Xasan Ciise Jaamac oo Xukuumadda ku eedeeyey qaabka ay u waajahday wada-tashiga laga yeelanayo Shirka London

Hargeysa-(Berberanews)- Madaxweyne ku-xigeenkii ugu horreeyey ee ay Somaliland yeelato Md. Xasan Ciise Jaamac, ayaa Madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyey inaanay sidii loo baahnaa ahayn sida uu u abbaaray qaabka wada-tashiga ee uu hore u shaaciyey in lagu waajihi doono ka qaybgalka ama ka baaqashada shirka Somaliland lagu casuumay ee dalka Ingiriiska loogu qabanayo dhinacyada Soomaalida bisha [...]

Social Share Toolbar

January 31st, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

Ivory Coast Iyo Sudan Oo U Soo Gudbay Wareega 8da Ee Koobka Qaramada Afrika.

Ibrahim of Sudan celebrates with his teammates after scoring a goal against Burkina Faso during their African Nations Cup soccer match in Bata

Xulka Sudan ayaa u soo gudbay wareega 8da ee koobka qaramada Afrika ka dib markii ay 2-1 ku garaaceen xulka Burkino Faso kulankoodii ugu danbeeyay ee Group B. Natiijadan ayaa waxaa caawisay Ivory Coast oo 2-0 iyadana kaga badisay xulka Angola, waxaana ay la micno tahay in Sudan ay u soo gudubtay wareega 8da iyadoo [...]

Social Share Toolbar

January 31st, 2012 | Posted in CAYAARAHA | Read More »

Guddoomiayah Urur-siyaasadeeda Ummad Dr. Gabboose oo lagu soo dhaweeyay magaalada Berbera.Video

Social Share Toolbar

January 30th, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay oo ka hadlay sida uu arko hawlgalka Ciidan ee Kenya ka waddo Soomaaliya

Addis’ Ababa-(Berberanews)- Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki Moon, ayaa ka hadlay aragtidiisa ku waajahan hawlgallada ay Ciidammada dawladda Kenya ka waddo gudaha dalka Soomaaliya muddo saddex bilood iyo dhawr iyo toban habeen ah. Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay oo ka qeybgalay shirka Urur-goboleedka IGAD uga furmay magaalada Addis’  Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, [...]

Social Share Toolbar

January 30th, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

Ibraahin Dhagaweyne oo ka hadlay Xiisadda colaadeed ee ka taagan deegaannada Buuhoodle

Hargeysa-(Berberanews)- Guddoomiyaha Ku-meel-gaadhka ah ee Urur-siyaadadeedka UDHIS Ibraahin Cabdillaahi Xuseen (Dhagaweyne), ayaa ka hadlay dagaallada dhawaan ka dhacay deegaannada Buuhoodle iyo colaadda halkaa ka taagan, isla markaana waxa uu ku baaqay in la soo afjaro xiisadda colaadeed ee halkaa ka aloosan oo wadahadal la isugu yimaaddo. Guddoomiyaha UDHIS Ibraahin Dhagawayne waxa kale oo uu sheegay [...]

Social Share Toolbar

January 30th, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

Urur-siyaasadeedka Xaq-soor oo gobollada dalka Xafiisyo ka wada furtay maanta

Hargeysa-(Berberanews)- Urur-siyaasadeedka Xaq-soor oo ka mid ah Ururrada isu diiwaangeliyey inay u tartamaan doorashada golayaasha deegaanka ee sannadkan ka qabsoomi doona dalka Somaliland, ayaa maanta Xafiisyadiisii ugu horreeyey ee heer gobol ka furtay magaalooyinka Hargeysa, Dacar-budhuq, Berbera, Sheekh Burco, Caynaba, Ceel-afweyn iyo Ceerigaabo. Xaflad xadhigga lagaga jaray Xafiiska Ururka Xaqsoor ku yeelanayo Caasimadda Hargeysa, ayaa [...]

Social Share Toolbar

January 30th, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

Jacaylka Lammaanaha iyo kooxda Xidigaha Geeska

Qisada Jacaylka Farxiya Rasta