Home » January 30th, 2012 Entries posted on “January, 2012”

Ma dhab baa in Itoobiya gacansaar la leedahay kooxaha xasillooni-darrada ka wada Buuhoodle?

Ethiopia_19873

Addis Ababa (Berberanews)- Dawladaha Somaliland iyo Itoobiya, ayaa la filayaa inay Isniinta maanta ka wadahadlaan qodobo la xidhiidha colaadaha ka taagan degaanka Buuhoodle iyo saamaynta uu ku yeelan karo xasilloonida iyo deganaanshaha mandaqadda Geeska Afrika haddaan la iska kaashan sidii wax looga qaban lahaa kooxaha dagaal-oogayaasha ah ee dhawaan shirka ku qabsaday magaalada Taleex ee [...]

January 30th, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

Xildhibaanno Kormeer ku tagay xarunta Wershadda Sharaabka ee Somaliland Beverage Industries (SBI)

Hargeysa-(Berberanews)- Guddoomiyaha Guddida joogtada ah ee golaha Guurtida Somaliland iyo Xildhibanno uu hoggaaminayo, ayaa maanta kormeer kooban ku tagay xarunta Wershadda sharaabka samaysa Somaliland Beverage Industries (SBI) oo ku taalla deegaanka Jaleelo oo ka tirsan degmada Dararweyne ee Waqooyiga magaalada Hargeysa. Guddoomiyaha Guddida joogtada ah ee Golaha Guurtidda Xildhibaan Muxumed Aw Axmed oo ay weheliyaan [...]

January 30th, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

Shir Madaxeedkii 18-aad ee Ururka Midowga Afrika oo ka furmay Addis Ababa iyo Madaxweynaha loo doortay Guddoomiye

Addis Ababa-(Berberanews)- Shir madaxeedkii 18-aad ee ururka Midowga Afrika ayaa ka furmay galabta oo Axad ah magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, iyadoo Guddoomiyaha cusub ee ururka Midowga Afrika loo doortay Madaxweynaha Benin, Thomas Boni Yayi. Kulankan oo ka furmay xarunta cusub ee Midowga Afrika oo ay dhistay dowladda Shiinaha ayaa wuxuu noqonayaa kii ugu [...]

January 30th, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

Dawladda Somaliland oo jawaab kulul ka bixisay hadallo ka soo yeedhay Puntland iyo Gen. Moorgan

Hargeysa-(Berberanews)- Dawladda Somaliland ayaa waxay jawaab adag ka bixisay eedayn uu Maamulka Puntlnd uu u soo jeediyay inay ka dabeeyeen Somaliland oo ay huruniyaan colaadda deegaanka Buuhodle. Hase-yeeshee, Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayradka Badaha Cabdilaahi Jaamac Cismaan (Geeljire) ayaa eedayntaa ku tilmaamay wax lala-yaabo. Wasiirka Kalluumaysiga oo maanta Xafiiskiisa Warbaahinta kula hadlay, ayaa sheegay inay [...]

January 30th, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan dalka Jabuuti oo Taageero aanay u kala hadhin u muujiyey Urur-siyaasadeedka WADANI

1wadanijabuuti

Jabuuti-(Berberanews)- Jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan magaalada Jabuuti ee Caasimadda Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa si weyn u taageeray Urur-siyaasadeedka WADANI oo ka mid ah Ururrada siyaasadda Somaliland oo uu hoggaamiyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cabdiraxmaan-Cirro) oo ah Guddoomiyaha Golaha Wakiillada. Munaasibad ballaadhan oo 27/01/2012, lagu qabtay Hoolka Tamarind Bristo oo ku yaal Madaarka calamiga ee magaalada [...]

January 29th, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

African Union summit opens in Ethiopia

AU

Berberanews-(Addis Ababa)-A two-day summit of African Union leaders has opened in the Ethiopian capital Addis Ababa, as global economic uncertainty continues to expand. The 54-member bloc is expected to discuss measures to boost “intra-African trade” and elect new top officials for the African Union. The union’s next chairman is to be elected. “Growth on the [...]

January 29th, 2012 | Posted in NEWS IN ENGLISH | Read More »

Xarunta UNDP ku leedahay Muqdisho oo Bam lagu weeraray iyo Halista ku soo fool leh Hay’adaha Qarammada Midoobey ee u xadho-xidhan inay u guuraan Muqdisho

qarax-laascaanood

Muqdisho-(Berberanews) –Kooxo aan la aqoonsan, ayaa xalay bambo nooca gacanta laga tuuro ku weeraray Xaafiiska Hay’adda Qarammada Midoobey ee UNDP ku leedahay Muqdisho, kaasoo ku yaal garoonka diyaaraha. Inta la xaqiijiyay hal qof oo haweenay ah baa ku geeriyootay bamka lala beegsaday goobtan oo ka mid ah goobaha ay sida gaarka ah gaadhka uga hayaan [...]

January 29th, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

Open letter to The President of The Republic of Somaliland

Somaliland Student Association (SSA) India 29 January 2012     Dear Mr. President, We fully appreciate and applaud  your wise decision to give your people the opportunity to have a say on formulating a sound reaction to the invitation of the UK Government to take part the upcoming London Conference on Somalia. Your Excellency, your [...]

January 29th, 2012 | Posted in NEWS IN ENGLISH | Read More »

Marwada Koowaad oo Machadka Faafinta Diinta Islaamka ka guddoontay Dhar iyo Kabo ay ugu Deeqeen Carruurta Xarunta Agoomaha Hargeysa

11

Hargeysa-(Berberanews)- Marwada Kowaad ee Madaxweynaha Somaliland Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde (Aamina-Weris), ayaa Deeq isugu jirta Dhar, Kabo iyo agab kale oo ay ka mid ahaayeen Xafaayadaha carruurta yar-yar loo xidho ka guddoontay Maxadka Faafinta Diinta Islaamka, deeqdaas oo uu ugu tala-galay Maxadku Carruurta Agoomaha ah ee lagu hayo Xarunta Agoomaha ee magaalada Hargeysa. Munaasibad [...]

January 28th, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

Reer Xuseen Maraykan oo Tacsi u diraya Qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Idiris Ibaarhin

tacsi2

Dhammaan qoyska Reer Xuseen Maraykan oo kala ah Marwo Caasha Xuseen Maraykan Cabdi Xuseen Maraykan Xasan Xuseen Maraykan Aamina Xuseen Maraykan waxay dhammaan reer Xuseen Maraykan Tacsi u dirayaan Qoyskii, qarabadii iyo ehaladii uu ka baxayWasiirkii hore ee Xannaanada Xoolaha Somaliland Marxuum Idiris Ibraahin Cabdi oo shalay lagu aasay magaalada Hargeysa, gaar ahaan waxaanu Tacsidan [...]

January 28th, 2012 | Posted in QORMOOYIN | Read More »



Recently Commented

  • Abdilahi Jama mire: Berberi wax go’ lagu qaado ka weyn, haddii lawada dheefayo ok haddii kale maya
  • Berberaawi: Alaylehe qalinkaaga khadku kama dhamaado waar odayaashan magac baad u heshay xarago waxaa la ogaa ama la...
  • Cabdiraxman: Kuwani Salaadiin maaha ee waxa la yidhaa DHAAMEEL KA DHURSUGAYAAL markaa dhaameelkooda ha iska qaataan...
  • sahan: Asc waxaa aad layaab u leh werrshadani miyaamay hanti qaran ahayn, ma waxay somaliland oo dhani raali ka tahay...
  • yuniz: SXB, Qalinkaagu Khadku kama dhamaado

Gacal Store