Home » February 29th, 2012 Entries posted on “February, 2012”

Video: Guddoomiyaha gobolka Saaxil oo si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Berbera

Social Share Toolbar

February 29th, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

Xukuumadda Somaliland oo shaacisay inay qandaraas ku bixinayso Haamaha Shiidalka Berbera

Hargeysa-(Berberanews)- Wasiirka Ganacsiga iyo Wershadaha Somaliland Cabdirisaaq Axmed Khalliif, ayaa daboolka ka qaaday inay xukuummadu tartan qandaraas ku bixinayso gacan ku haynta Haamaha Shiidaalka Berbera  Wasiir Khalliif, waxa uu sheegay Tallo-bixin iyo xog ururin Guddi ka kooban Wasaaraddiisa, Maliyadda, Arrimaha Debeda iyo Guddida Qandaraaska Qaranku oo muddo sided billood ah gacanta ku haya maamulka haamuhu [...]

Social Share Toolbar

February 29th, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

Hal qof oo u geeriyoodey hawlgal Dawladda Hoose ee Hargeysa ku banaysay wadada faras-magaalaha Caasimadda.

hawlgal

  Hargeysa-(Berberanews)- Alle ha u naxariistee Marxuum Axmed Aadan oo da’diisa lagu qiyaasay 40 jir waxa uu galabta ugu geeriyoodey Cisbitaalka Guud ee magaalada Hargeysa dhaawac ka soo gaadhay rasaas ciidanka boolisku saaka ooda kaga qaadeen ganacsatada yar yar ee hareeraha laamiga faras-magaalada caasimadda Hargeysa. Marxuumka iyo laba qof oo kale, waxay ku dhaawacmeen iska [...]

Social Share Toolbar

February 29th, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

Bild: Lukas Podolski Oo Heshiis Shaqsiyadeed La Gaadhay Kooxda Arsenal.

bild

(Berberanews Sports):- Weeraryahanka kooxda Koln Lukas Podolski ayaa ogolaaday inuu ku biiro dhamaadka xilli ciyaareedkan kooxda Arsenal, sida laga soo xigtay jariirada Jarmalka ka soo baxda ee Bild. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Jarmalka ayaa qandaraaska uu kula jiro kooxdiisa Koln waxa uu dhacayaa 2013, waxaana uu dhawaan qirtay inuu ka cadhaysan yahay sida ay sannadihii [...]

Social Share Toolbar

February 29th, 2012 | Posted in CAYAARAHA | Read More »

Jose Mourinho Oo Lagu Dhex Arkay London Xilli La Sheegayo Inuu Ugu Jiro Guri Uu Iibsado.

Morinho

(Berberanews  Sports):- Tababaraha kooxda Real Madrid Jose Mourinho ayaa lagu dhex arkay London oo sawiro looga qaaday, iyadoo warar ka soo baxaya Spain iyo England ay labadoodaba sheeganayaan inuu halkaas u tagay inuu guri ka iibsado iyadoo suurtogal tahay inuu xagaaga qabto Tottenham ama Chelsea. Bishii hore barnaamijka Isbaanishka ee Punto Pelota ayaa sheegtay in Mourinho uu [...]

Social Share Toolbar

February 29th, 2012 | Posted in CAYAARAHA | Read More »

Neymar Oo Sheegay In Ronaldinho Uu Kula Taliyey In Uu Ku Biiro Barcelona.

naymer

(Berberanews  Sports):- Neymar ayaa mar kale si maldahan u sheegay inay u badan tahay inuu ku biiro Barcelona marka uu go’aansado inuu ka tago Santos isagoo sheegay in Ronaldinho uu u sheegay wax aan ka aheyn wanaag oo ku saabsan Blaugrana. Ronaldinho, ayaa dabcan ku riyaaqay shan xilli ciyaareed Camp Nou intii u dhaxeysay 2003dii ilaa [...]

Social Share Toolbar

February 29th, 2012 | Posted in CAYAARAHA | Read More »

Spain Oo Soo Bandhigtay Maaliyadooda Cusub Ee 2aad Ee Koobka Euro 2012.

spain

(Berbernews Sports):- Xulka Spain ayaa ka dhigtay maaliyadooda labaad ee Euro 2012 ay ku ciyaari doonaan midabka cirka, La Roja ayaa indhaha ku heysa inay noqoto xulkii ugu horeeyay ee ku guuleysta Euro, hadana qaada World Cup hadana ku sii xijiya koob kale oo qaaradeed. Waxaana ay rajo ka qabaan in maaliyadooda labaad ee midabka [...]

Social Share Toolbar

February 29th, 2012 | Posted in CAYAARAHA | Read More »

Scott Parker Oo Kabtan U Noqon Doona England Kulanka Netherlands.

paker

(Berberanews Sports):- Scott Parker ayaa kabtan u noqon doona caawa xulka England marka ay Wembley kula ciyaarayaan xulka Netherlands. Kulankaan ayaa waxa uu  u yahay kulankii ugu horeeyay ee kabtan uu u noqdo xulkiisa isagoo kaliya u saftan doona caawa kulankiisii 11aad. Ciyaaryahanka kooxda Spurs ayaa lagu amaanay qaab ciyaareedkiisa fiicnaa ee xilli ciyaareedkan ee kooxdiisa [...]

Social Share Toolbar

February 29th, 2012 | Posted in CAYAARAHA | Read More »

Sheekha City Oo 50 Milyan Euro Ku Dalbanaya Laacibka Napoli Edinson Cavani.

169004hp2

(Berberanews Sports):- Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay dooneysa inay 50 milyan euro u soo bandhigto kooxda Napoli si ay u la wareegaan weeraryahankooda Edinson Cavani. Sida laga soo xigtay Tuttosport milkiilaha kooxda Ingariiska Sheikh Mansour Zayed Al Nahyan, ayaa si aad ah u doonaya inuu laacibka reer Uruguay keeno Etihad Stadium xagaaga. Wargeyska Talyaaniga ayaa sheeganaya [...]

Social Share Toolbar

February 29th, 2012 | Posted in CAYAARAHA | Read More »

“ Waa in aynu awoodda saarraa dhiiri gelinta iyo barashada cilmiga dhaqaalaha si ayni uga mid noqon dunida higsanaysa horumarka dhaqaalaha” Cabdirisaaq Cabdilaahi

Abdirizak Abdillahi, Dean of Economics, Gollis Univeristy of Berbera

    Berbera (berberanews): hormuudka kulliyadda dhaqaalaha ee jaamacadda Gollis Berbera, Cabdirisaaq Cabdilaahi, ayaa xalay furay kulan aqooneed lagaga hadlayay barashada dhaqaalaha iyo weliba heerka dhaqaalaha Somaliland marayo.

Social Share Toolbar

February 29th, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

Jacaylka Lammaanaha iyo kooxda Xidigaha Geeska

Qisada Jacaylka Farxiya Rasta