Home » June 30th, 2012 Entries posted on “June, 2012”

Wasiir Duur oo ku fashilmay meel-marinta Go’aan uu ku joojiyay shirarka Beelaha, kana qaybgalay Shirka Beeshiisa ee Daalo

Duur

Daalo-Ceerigaabo-(Berberanews)- Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Carraale (Duur), ayaa u muuqda mid ku haftay meel-marinta go’aan uu hore u sheegay inay Xukuumaddu ku joojisay Shirarka ay Beeluhu qabsadaan, ka dib markii uu shalay Wasiir Duur iyo Wefti uu hoggaaminayaa ka qaybgaleen Shir Beesha Habar-yoonis oo uu ka soo jeedo uga furmay gobolka Sanaag. [...]

Social Share Toolbar

June 30th, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

Madaxweynaha Somaliland iyo Hoggaamiyihii Kooxda SSC oo Kulan ku yeeshay Dubai iyo waxyaaba ay ka wadahadleen

kulanka1

Dubai-(Berberanews)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Hoggaamiyaha Kooxdii hubaysnayd ee SSC oo Somaliland ka soo horjeedday Saleebaan Ciise Axmed (Xagla-toosiye), ayaa kulan ku wada yeeshay Qasriga uu Weftiga Madaxweynuhu ka deggan yihiin magaalada Dubai oo ay safar shaqo ku joogaan. Waxaanay Madaxweyne Siilaanyo iyo Saleebaan-Xagla-toosiye ka wadahadleen sidii nabadgelyo buuxda looga [...]

Social Share Toolbar

June 30th, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

Abaaro ba’an oo ku sii baahaya Somaliland iyo Baaq Gurmad-raadin ah oo ka soo yeedhay Xildhibaanno ka Tirsan Guurtida iyo Wakiillada

abaarta-300x225

Hargeysa-(Berberanews)- Qaylo-dhaanta Abaaraha ku sii fidayey deegaannada kala duwan ee Somaliland, gaar ahaan gobollada Galbeedka dalka ayaa sii kordhaysa, iyada oo ay jiraan deegaanno badan oo kale oo ay abaaruhu si ba’an u saameeyeen, isla markaana dhawaaqyo gurmad loogu raadinayo dadka iyo duunyada ku dhaqan meelaha ay abaartu haleeshay ku soo noqnoqonayso qaybaha Warbaahinta. Haddaba, [...]

Social Share Toolbar

June 30th, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo Kulankii uu Madaxweyne Siilaanyo la yeeshay ku tilmaamay mid Somaliland lagu Raalli-gelinayey

IMG_5495

Muqdisho-(Berberanews)- Madaxweynaha dawladda Ku-meel-gaadhka ah ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa shir ay 28-kii bishan magaalada Dubai ee dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ku wadayeesheen isaga iyo Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ku tilmaamay mid Somaliland uu ku raalli-geliyey tabasho ay qabeen iyo dhibaato Maamulkii Siyaad Barre u geystay. “Walaalkaa haddii uu wax kaa tabanayo [...]

Social Share Toolbar

June 30th, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo la sheegay inuu Shirkad Carbeed Dubai kula Saxeexday Heshiis uu ugu Dhiibayo Maamulka Dekedda Berbera

berbera port

Dubai-(Berberanews)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayay war Hordhac ah oo aanu ka helayno Dubai sheegayaan inuu shirkadda Jebel Cali ee dalka isu-taga Imaaraadka Carabta la saxeexday Heshiis Maamulka Dekedda Berbera uu ugu wareejinayo. Sida ay Ganacsato iyo Maal-qabeenno Reer Dubai ahi sheegeen waxa Heshiiskaasi wadagalay Xukuumadda Somaliland iyo Dalka Isutaga Imaaraadaka Carabta [...]

Social Share Toolbar

June 30th, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

Imtixaanka Shahaadiga Ee Dugsiyada Sare Iyo Kuwa dhexe Oo maanta Ka Bilaabmay dalka Iyo Guddoomiyaha Imtixaanaadka Qaranka oo ka warbixiyey

Arday-imtixaan-300x224

Hargeysa(Berberanews)- Imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare iyo kuwa dhexe ayaa saaka mar kaliya kawa bilaabmay 143 goobood ka tirsan gobolada iyo degmooyinka dalka kaas oo ay u fadhiisteen 18,000 oo arday . Guddoomiyaha imtixaanaadka qaranka Daa’uud Axmed Faaraxa (Daa’uud-gadhweyne) oo faah-faahin ka bixiyey imtixaanka maanta bilaabmay ayaa sheegay in ay tirada rasmiga ah ee [...]

Social Share Toolbar

June 30th, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

Xaalad aragagax leh oo laga muujiyay abaarta Gobolka Saaxil, Duruufaha cimileed ee u dheer iyo qaylo-dhaanta Badhasaabka

VIDEO: Muuqaallada xaalada ba’an ee abaarta Deegaannada Galbeedka Saaxil

Berbera-(Berberanews)-Gobolka Saaxil oo  wakhtigan ku sugan duruuf ka duwan ta ka jirta Gobollada kale ee dalka oo ah Kulaylka xad-dhaafka ah ee Ilaahay ku beeray, ayaa waxa lammaane ku noqday xaalad abaar iyo macaluul soo foodsaartay dadka  ku nool deegaanno badan oo ka tirsan Gobolka Saaxil.kuwaasoo ka mid ahaa Gobolladii uu Madaxweynaha Somaliland ka soo [...]

Social Share Toolbar

June 29th, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

Marwada Koowaad ee Dalka China oo Baarashuud dhulka ku soo caga-dhigatay ka dib 13 maalmood oo ay Hawada sare ku maqnayd.Video

Marwada Koowaad ee Dalka China oo Baarashuud dhulka ku soo caga-dhigatay ka dib 13 maalmood oo ay Hawada sare ku maqnayd

China-(Berberanews)-Marwada Koowaad ee Dalka China Liu Yang, oo ka mid ah cir-bixiyeenada dalkaas, ayaa soo caga-dhigtay dhulka ka dib markii ay muddo 13 maalmood ah ku maqnayd hawada sare oo Baarashuud kaga soo dhaadhacday. Marwo Liu Yang, oo da’deedu 33 jir tahay iyo laba cirbixiyeen oo ka mid ahaa  ayaa maanta oo Jimce ah dhulka [...]

Social Share Toolbar

June 29th, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

Mario Bolatelli Oo Goolashiisii Xalay U Hadyadeeyey Hooyadii Soo Korsatay Silvia.

mario

Italy (Berberanews Sports):- Mario Balotelli ayaa Italy ku hogaamiyay finalka Euro 2012, isagoo u hadiyeeyay labada gool ee uu dhaliyay hooyadii soo korsatay. Weeraryahanka Manchester City ayaa tagay tarabuunka isagoo xabadka galiyay hooyada soo korsatay Silvia ka dib markii Italy ay ka talaabsatay Jarmalka, waxaana uu balanqaaday inuu axada garaaci doono Spain. Balotelli ayaa ciyaarta [...]

Social Share Toolbar

June 29th, 2012 | Posted in CAYAARAHA | Read More »

Andre Villas-Boas Oo La Filayo In Maalinta Isniinta Loo Magacaabo Tababaraha Kooxda Tottenham.

andres

England (Berberanews Sports):- Andre Villas-Boas ayaa la filayaa in loo magacaabo tababaraha kooxda Tottenham maalinta isniinta. Ilo ay soo xigatay Goal.com ayaa u sheegay in tababaraha reer Portugal uu aqbalay shaqada Spurs, islamarkaana heshiiska shaqada seddex sanno ayaa waxaa la soo gabagabeyn doonaa wiigan dhamaadkan. Iyado maanka lagu hayo in wax walba ay isbedeli karaan daqiiqada [...]

Social Share Toolbar

June 29th, 2012 | Posted in CAYAARAHA | Read More »

Jacaylka Lammaanaha iyo kooxda Xidigaha Geeska

Qisada Jacaylka Farxiya Rasta