Egal Hotel
Ma Rabtaa Goob Aad Ku Raaxaysato Oo Nafta Raaligelisa? Haday Jawaabtaadu Haa Tahay Ha Moogaan Hudheelka Cigaal International Ee Magaalada Burco
Maxaad ka Helaysaa Hudheelka Cigaal?
-
Goob Ku Habboon Nashada Oo Ka Baxsan Magaalada 4km
-
Hurdooyin Aad Ku Gam’ado
-
Telesfiishan Qolkaaga kuugu xidhan
-
Internet Xawaarahiisu Sareeyo
-
Beer Doog Leh Oo Aad Ku Nasato
-
Cuntooyin ay kuu sammaynayaan dabaakh ka soo shaqeeyay dalal caalamka ka tirsan
-
Goob weyn oo Qoysaska iyo ubadkoodu ku nafisi karaan
-
Telefoon qolkaaga ku xidhan oo aad meelkasta kula xidhiidhi karto
-
Shaqaale tobabaran oo ku raaligelin doona
-
Laba hool oo midkastaa qaadi karo 500 oo qof, xafladaha arroosyada, siminaarada, casuummada iyo kulamada









Halkuu Ku Yaalaa Cigaal International Hotel?
Ugu Hagaag Magaalada Burco Ee Gobolka Todheer, gaar ahaan Waxaad Ku Arki Doontaa Wadada Laga Galo Burco ee Ka Timaada Berbera, inta aanad Gaadhin Magaalada ayuu kaa qabanayaa Dhinaca Midigta ee hareerta Laamiga.
Contact Information
Tell: 4439347
715625