Aabaha dhalay wiilkii somaliga ahaa ee suuriya ku dhintay ayaa waraysi siiyey VOA

Aabaha Cabdiraxmaan Muxumed oo ah wiilka la sheegay inuu Suuriya ku dhintay ayaa VOA u sheegay in aanu wali hubin in wiilkiisu dhintay iyo in kale, kuna sheegay inuu wiil wanaagsan ahaa.

Aabaha wiilk oo wareysi gaar ah siiyey Idaacadda VOA, laanteeda afka Soomaaliga ayaa sheegay qeyba 1aad ee wareysigan ku sheegay in xiriirka isaga iyo wiilkiisa intii Maraykanka la joogay uu koobnaa.

Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.

%d bloggers like this: