Aflah



 

 

Aflah Construction Company

Shirkadda Aflax Construction waxay ugu bushaaraynaysaa Bulshaweynta  Reer Somaliland ee jooga dalka gudihiisa iyo debediisaba inay sanadkan 2011 Shirkaddani ku soo kordhisay Dhismayaal  Casri ah oo qurux badan oo nooca aad  ka xulato  laguugu dhisi doono, sida nashqadaha:

 Shirkadda Aflax Construction, waxay kaloo kula diyaar tahay, Farsamo casri ah, Adeeg ku raali galiya iyo Daacadnimo dheeraad ah iyo qiima naasil ah oo aan ku eryeyn ee Ha moogaan.



Recently Commented

  • Abdilahi Jama mire: Berberi wax go’ lagu qaado ka weyn, haddii lawada dheefayo ok haddii kale maya
  • Berberaawi: Alaylehe qalinkaaga khadku kama dhamaado waar odayaashan magac baad u heshay xarago waxaa la ogaa ama la...
  • Cabdiraxman: Kuwani Salaadiin maaha ee waxa la yidhaa DHAAMEEL KA DHURSUGAYAAL markaa dhaameelkooda ha iska qaataan...
  • sahan: Asc waxaa aad layaab u leh werrshadani miyaamay hanti qaran ahayn, ma waxay somaliland oo dhani raali ka tahay...
  • yuniz: SXB, Qalinkaagu Khadku kama dhamaado

Gacal Store