Berbera News | Daily News Update

Agaasimaha guud ee Wasaarada Shaqo gelinta iyi Arimaha Bulshada oo sharraxay doorka Wasaaradda ee da’yarta ka soo gudubta xuduudaha

Hargeysa (Berberanews)- Agaasimaha guud ee Wasaarada Shaqo gelinta iyi Arimaha Bulshada Somaliland Maxamed Aadan Ilkacase oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay kulan lagaga hadlayay Da,yarta ka soo gudubta xuduudaha Somaliland, ayaa waxa uu ka hadlay doorka ka Wasaarad ahaan ay qaataan daryeelka Caruurta.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka