Berbera News | Daily News Update

“Anigu aad baan ugu kalsoonahay in layna ictiraafi doono” Wasiirka Arrimaha Debedda Somaliland

Hargeysa, (Berberanews)-Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in aanay ka qaybgalin, isla markaana aanay jirin cid xukuumadda metelaysa oo ka qaybgashay shirka Soomaaliya ee dalka Belgium-ka.

Wasiirka Arrimaha dibedda Dr. Sacad Cali Shire oo maanta warbaahinta kula hadlay Hargeysa.