Berbera News | Daily News Update

Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo ka hadlay tallaabada Madaxweynuhu ku soo celiyay Haamihii Shiidaalka

Hargeysa (Berberanews)- Jamaal Cali Xuseen ayaa markii ugu horraysay ka hadlay haamaha shidaalka Berbera ee Madaxweyne Muuse Biixi gacanta dawladda dib ugu soo celiyay waxaanu sharraxay Muhiimada ay qaranka u leedahay Gacanku haynta Haamuhu.

Sidoo kale Jamaal Cali Xussen ayaa waxaa uu ka digay in shirkado kale ay xukuumadu mar kale gacanta u galiso.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka