Berbera News | Daily News Update

Arrimaha u dhexeeya Mucaaridka iyo Muxaafidka

Waxaan Jeclaystay inaan Isla eegno ama aynu iftiimino arimaha  u dhexeeya MUCAARIDKA IYO MUXAAFIDKA. Waxa aynu wada ognahay innuu  khilaaf soo kala dhex mari karo  AXAABTA SIYAASIGA ah, maanta Dawladnimada aynu gaadhnay miyaanay habooneen inay axsaabto waxa soo kala dhex mara inay Baarlamaanka ay ku dhamaystaan doodohooda iyo WAXA ay ku maandhaafsanyihiin? waayo waa kaliya ee luugu talagalay in wax laysku waydaarsado oo ay DADKA ka daayaan TOLAAYEY TOLAAYEY REERHEBALOW.

Haddii maanta ouu qof doonaayo inuu neef xoolo ah soo iibsado  … Xagee ayuu tagayaa? Ma wuxuu tagayaa maqaaxida  mise halka qaadka lugu iibiyo, jawaabto waxay noqonaysaa wuxuu tagayaa XERADDA XOOLAHA. Waxaa ku  haboon axsaabta SIYAASIGA ahi inay ka waan toobaan arintan TOLAAYEY TOLAAYEY. Oo ay shicibka u tudhaan. Waayo wixii dhacaba  waxay kula cararayaan SAXAFIYIINTA oo dadkii  ka daaleen ana  WAYKAN……

وبالله التوفيق

Abdulfatah Farah Abdi

Abdulfatah Farah Abdi