admin

Evra oo sheegay in wax walba laga filan karo Schalke iyo Real oo Adebayor dib ugu celineysa City

Daafaca kooxda Man United Patrice Evra ayaa sheegay in wax walba laga filan karo kooxda Schalke 04 marka labada koox ee United iyo Schalke ay kukulmaan lugta labaad ee...

Franz Beckenbauer oo sheegay in Schalke aysan difaaci Karin sharafta Jarmalka iyo Reina oo sheegay in uusan waligii kubiiri doonin Man United

Kadib markii kooxda Fc Schalke isku dhax yaac balaaran iyo kala daadsanaan Difaaceeda ah laga dareemaayey ciyaartii United ayaa waxaa wareeysi uu dhiibay Rugcadaagii...

Messi “Anigoo aan dhageysan heesaha ay qaado Shakira maseexdo”

Saxaafada Caalamku ayaa aad udaba dhigatay Ciyaaryahan Leo Messi oo ku cel celiyay  in uu Nasiibloow yahay Xiddigii eey Shakira Quruxdeeda, Dheesheeda iyo Codkeeda soo...

Tababare Sir Alex naadigeebuu jeclaan lahaa in ay Final-ka Champion-ka ay ku kulmaan Real mise Barca?

Kadib markii Kooxda Man United ay kazoo adeegatay naadiga Schalke ayaa waxaa aduunka  lasaadaaliyay in naadiga .United ay soo gaartay Final-ka koobka horyaalada oo...

Garsoore ladhawacay iyo Hertha Berlin oo dib ugu soo laabatay horyaalka heerka koowad ee Jarmalka

Horyaalka dalka Sweden waxaa Isbitaalka loo la cararay Calanwade lagu magacaabo Daniel Warnmark oo Sawariiqda Baaruda ah la la helay Ciyaartii uu Calanwadaha ka ahaa oo...

Messi oo ka adeegtay Mourinho semi-final-kii Champions League ee Barca iyo Real

Xidiga ugu wanaagsan caalamka Lionel Messi ayaa muujiyey in wali uu yahay ninka koowaad ee kubada cakta marki uu lugtiisa ku dhaliyey labadi gool ee ay xalay kooxdiisa...

Waxgaradka Gobolka Saaxil Oo Soo Af Jaray Muran Maalmihii Ugu Dambeeyay Ka Taagnaa Jaamacadda Culuumta Badda Ee Berbera

Cuqaasha iyo wax garadka gobolka Saaxil ayaa soo afjaray muran maalmihii ugu dambeeyay ka taagnaa jaamacadda Culuumta Badda ee Magaaladda Berbera. Khilaafkan oo ka...

Badhasaabka G/sahil iyo Maareyaha Wakaalada Wadooyika Somaliland oo kormeer ku soo maray jidka u dhaxeeya Berbera iyo Abdaal oo dayac tir balaadhan uu ka socdo

Badhsaabka G/sahil Maxamuud Cali Saleeban (ramaax), Mareyaha Wakaalada Wadoyinka Somaliland Mr. C/waaxid C/qadir C/raxmaan iyo Xog’heyaha fulinta Dawlada Hoose ee...

Ra’ysal Wasaare Ku Xigeenka Kuwayt Oo Kulan La Yeeshay Weftigii Madaxweynaha Somaliland. +SAWIRO

Ra’isal Wasaare Ku xigeenka Dawladda Kuwayt ahna Wasiirka Arrimaha Dibedda Sheekh Dr. Maxamed Sabax Al Salam Al Sabah ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweynaha...

Maxkamadda Degmada Hargeysa Oo Maanta Xukuntay 22 Qof Oo Rag & Dumarba Leh Oo Ku Eedaysnaa Isticmaalka Maandooriyaha Iyo Anshax-darro.

Maxkamadda Degmada Hargeysa ayaa maanta xukuntay 22 Qof oo isugu jiray Rag iyo Dumar. Kuwaasoo ku eedaysnaa isticmaal iyo haysasho maan-dooriyo , halka qaarkoodna ay u...