Home » Entries posted by admin (Page 1454)
Entries posted by admin

Hargeysa(Berberanews)- Xukuumaadda Somaliland ayaa caddeysay, isla markaana markii ugu horreysay si toosa farta ugu fiiqday cidda ay u xil-saartay soo dejinta ama keenista Shidaalka dalka soo galaya.

Continue reading …

Hargeysa(Berberanews)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), oo caawa khudbad dheer ka jeediyey Xaflad lagu xusayey 51-guurada ka soo wareegtay markii ay Somaliland xornimadeeda ka qaadatay Boqortooyadii Ingiriiska 26-kii 1960-kii, ayaa sheegay in xorriyaddii shacbiga dalkiisa ka luntay isla maalintaas lixdankii ay waayo-aragnimo ugu filan tahay oo ay xiligan ilaashanayaan jiritaanka Qarannimadooda.

Continue reading …

Hargeysa, 27 June, 2011 (Ogaa)- Tifaftiraha Wargeyska Waaheen, Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto), ayaa xalay abaalmarinta Saxaafadda Xorta ah ee Afrika ee uu bixiyo Telefishanka CNN lagu guddoonsiiyey Xaflad si qurux badan loo agaasimay oo ka dhacday Huteel Sandtan Sun ee Magaalada Johannesburg ee Dalka Koonfurta Afrika.

Continue reading …

Hargeysa(Berberanews)- Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cabdiraxmaan-Cirro) iyo Wefti culus oo uu hoggaaminayo, ayaa maanta u kicitimay dalka aynu deriska nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti, ka dib markii ay Marti-qaad rasmiya ka heleen Guddoomiyaha Baarlamanka Jabuuti.

Continue reading …

Muqdisho(Berberanews)- Madaxweynaha dawladda Ku-meel-gaadhka ah ee Soomaaliya Sh. Shariif  Sheekh Axmed, ayaa markii ugu horreysay ku baaqay midnimo ay raalli ka tahay Jamuuriyadda Somaliland oo aan ku iman si khasab ah.

Continue reading …
Ururka Samo-falka Dangarad Oo Addeegyo Baadhitaan Caafimaad iyo Qaybin Daawooyin Ka Fuliyay Degmada Mandheera

Mandheera ( Berberanews)- Ururka Samo-falka Dangarad oo ay ku bahoobeen dhallinyaro ka soo jeeda gobollada Saaxil iyo Hargeysa, ayaa todobaadkii hore addeegyo caafimaad ka fuliyay degmada Mandheera ee Gobolka Saaxil.

Continue reading …

Widh-widh(Berberanews)- Siddeed qodob oo ka soo baxay Shir-nabadeed illaa Arbacadii toddobaadkii horeka socday magaalada Widhwidh ayey kala sexeexdeen Xukuumadda Somaliland, Ergooyinka Beelaha Dhulbahante iyo Garabka Kooxda la baxday SSC ee hubaysan.

Continue reading …
Ciidanka Booliska Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigay Rasaas Iyo Waxyaabo La Doonayay In Hawlgalo Ka Dhan Ah Amniga Lagaga Fuliyo Dalka

Hargeysa-(Berberanews)-Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Gen. Maxamed Saqadhi Dubad, ayaa maanta ku soo bandhigay xafiiskiisa rasaas, qoryo iyo bilaydhada taarikada baabuurta oo Ciidanka Boolisku ku soo qabteen guri ku yaala xaafada New Hargeysa ee Bariga magaalada Hargeysa.

Continue reading …
Ma la aqbali karaa Wasiirka A/Gudaha S/land ayaa ka horjeestay qabashada Sarkaal D/Hoose ah,kuna eedaysan lunsiga hantida qaranka !!!!!!!!

Iyadoo aan la socono in musuq-maasuq baaxad leh uu hadheeyey Dawladda Hoose ee Hargeysa, isla markaana aan loo dulqaadan Karin in wasiirkii arimaha gudaha Dr, gaboose soo faro galiyo hawlahii baadhista Hantida Qaranka ee la Lunsado., Iyadoo Hanti-dhawraha guud ee qaranka Maxamuud Cabdi Ibraahin uu shaaca ka qaaday aanay cid bilaa danbi ah aanay odhan […]

Continue reading …
Masuuliyiinta Saaxil Oo Shacbiga Ku Hanbalyeeyay Munaasibada Kasoo Wareegtay sannad guuradii 51aad Ee Xoriyada Somaliland

Berbera(Berberanews)-Badhasaabka Gobolka Saaxil  Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), Maayarka magaalada  Berbera  Cabdale maxamed  Carab Iyo Maareeyaha Dekedda Caalamiga ah ee Berbera  Axmed Yuusuf Dirir ayaa si wada jir ah shacbiga ugu hanbalyeeyay munaasibada

Continue reading …