Home » Entries posted by admin (Page 1478)
Entries posted by admin
La-taliyaha Madaxwaynaha Arimaha Dhaqaalaha ,ganacsiga iyo maalgashiyga oo boogasho ku Tegay Dalka Qatar.

La taliyaha Madaxwaynaha ee Dhaqaalaha , Gacansiga iyo Maalgashiga Mudane Axmed Xasan Carwo ayaa socdaal shaqo oo qaatay 5 cisho ku yimid Magaalada Doha ee dalka Qatar isagoo ka soo kicitimay dalka Imarate ka Carabta oo uu kulamo kala duwan la soo yeeshay Jaaliyada Somaliland ee halka ku dhaqan kagalana qayb galay debaaldegii 20 guuradii 18ka May.

Continue reading …

Hargeysa(Berberanews):- Urur siyaasadeed cusub oo la yidhaahdo Ururka Dadka ee Daljir ayaa xalay lagaga dhawaaqay magaalada Hargeysa.

Continue reading …
The leader of Somaliland has called on the international community to give the breakaway state the recognition it “deserves”

HARGEISA, Somaliland — The leader of Somaliland has called on the international community to give the breakaway state the recognition it “deserves” as it marks 20 years since a unilateral declaration of independence.

Continue reading …
Badhasaabka Gobolka Saaxil Jawaab ka bixiyey hadal ka soo yeedhay Xildhibaanno ku eedeeyey Xadhigga Masuuliyiintii Total

Berbera(Berberanews) Badhasaabka Gobolka Saaxil Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa sheegay in Saraakiishan la sii daayay ka dib markii ay ogolaadeen inay u hoggaansamayaan amarka xukuuamada isla markaana ay xilka maamulka haamaha ku wareejinayaan Guddi heeer qaran ah oo ka socota dawlada.

Continue reading …
Afhayeenka Madaxtooyada oo sheegay inay Somaliland ka qaybgalayso shir kasta oo qaddiyadda ay ku gudbin karto xattaa kuwa Soomaaliya

London(Berberanews)- Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa sheegay in shirkasta oo ay Somaliland qaddiyaddeeda ku soo bandhigi karto ay ka qaybgalayso. Isla markaana waxa uu tilmaamay inay ka qaybgalayaan xataa haddii ay Soomaaliya qayb ka tahay, shirarka Qaramada Midoobay iyo beesha caalamka. Afhayeenka oo Maanta u warramay idaacada BBC-da laanteeda afka Soomaaliga,  waxa […]

Continue reading …
Dhammaan Xildhibaannadan iyo Dadkani Waxay Tacsi u dirayaan Marxuum Saxardiid Xasan Xaduur oo ku geeriyooday Magaalada London

Xil. Siciid Cilmi Rooble, Xil. Yuusuf Cali Nuur, Xil. Maxamed Cumar Cabdi, Ch. Caaqil Geedi Saleebaan Ismaaciil, Caaqil. Cabdi Siciid Maxamed, Caaqil . Sugaal C/laahi Cajab,

Continue reading …
Masuulliyiintii Shirkadda TOTAL Ee Gacanta Ku Hayn Jirtay Haamaha Shiidalka Berbera Oo La Sii Daayay

Berbera-(Berberanews)- Masuulliyiintii shirkadda gacanta ku haysay Haamaha Shiidaalka Berbera, ayaa maanta laga sii daayay saldhiga dhexe ee magaalada Berbera oo ay ku xidhnaayeen muddo saddex cisho ah.

Continue reading …
Canbaareyn Xadhigii Sharci Darada ah ee loo geystey Md, Xasan Awjaamac Muuse (Xasan Jabane) oo muddo 7Casho ku xabisan Saldhiga Booliiska Deg, Sheekh..

Anagoo ka midda Madaxdhaqameedka, Odayaasha, Aqoonyahanka iyo Ganacsatada G/Saaxil, waxaanu  Cambaareynaynaa Xadhiga Sharcidarada ah ee Mudane, Xasan Awjaamac Muuse (Xasan Jabane)..

Continue reading …

Burco (J)- Hanti-dhawrka Guud ee Qaranka, ayaa xabsiga dhigay khasnajigii Dawladda hoose ee magaalada Burco, ka dib markii lagu eedeeyey inuu lunsaday hanta qaran, iyada oo dhinaca kalena shaqadii laga joojiyey xisaabiyihii iyo hantidhawrihii dawlada hoose. Hanti-dhawraha Guud ee Qaranka Md. Maxamuud Aw Cabdi Ibraahim (Maxamuud Dheere) oo isaga oo ku sugan magaalada Burco Jamhuuriya […]

Continue reading …
MAYAR CABDALE WAXQABADKIISA TAARIIKHDAA KA MARAG KICI

Waxaan marka hore salaamayaa saxaafada Somaliland ee kala gadisan Aniga oo uga mahad celinaya hawsha balaadhan ee warfidineed ee ay Bulshada reer Somalilan u hayaan iyaga oo gaadhsiiya wararka iyo Horumarka dalka meelkasta oo ay joogaan bulshada reer Somaliland Marka labaad waxaan hambalyaynayaa bulshada reer Somaliland aniga oo ku hambalyaynaya isu soo baxii balaadhnaa ee […]

Continue reading …