Home » Entries posted by admin (Page 1479)
Entries posted by admin
Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Ku Dooday In Maskaxda Ka Danbaysa Qaraxyada Laascaanood Ay Qurbaha Ubadkoodii Gesyteen

Laascaanood- (Berberanews)-Wasiirka wasaarada Warfaafinta iyo Wacyigelinta Somaliland Md. Axmed Cabdi Xaabsade, ayaa  sheegay in la gaadhay xiligii haweenka magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ay kaalin weyn ka qaadan lahaayeen sidii loola tacaali lahaa dadka dilalka iyo qaska ka wada magaalada laascaanood.

Continue reading …
Mucjisada Ciyaar yahanka Messi Iyo Cabsida Haysata Manchester United.!

Shakina kuma jiro in Messi uu yahay kan ugu mucjisaysan caalamka kubadda cagta,waxaana howl adag oo ay adag tahay sidii loo gudan lahaa ay hor taalaa daafacyada kooxda Man utd kuwaas oo xilligaan ciyaar wanaagsan kaso bandhigay kulamada horyaalka Ingiriiska isla markaana loo caleemo saaray inay noqdaan horyaalka Ingiriiska ee xilligaan. Laacibka ugu wanaagsan caalamka […]

Continue reading …
Ibrahim Afellay Oo ka Hadlay In Uu Aad Ugu Hanwayn yahay in  Barcelona,championka  Ay Qaadi Doonaan.

Ciyaaryahanka Reer Holland ee naadiga Barcelona Ibrahim Afellay ayaa waxaa uu sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay lasii joogitaanka naadiga kubada cagta ee barcelona kadib markii uu gool kulahaa mid kamid ah sadex gool ay naadigiisa kadhaliyeen Naadiga Malaga kaasi oo ahaa kulankii ugu dambeeyay horyaalka dalka Spain. 24-Jirkaasi Muslimka ah ayaa waxaa uu waraysi […]

Continue reading …
La-taliyaha Madaxwaynaha Arimaha Dhaqaalaha ,ganacsiga iyo maalgashiyga oo boogasho ku Tegay Dalka Qatar.

La taliyaha Madaxwaynaha ee Dhaqaalaha , Gacansiga iyo Maalgashiga Mudane Axmed Xasan Carwo ayaa socdaal shaqo oo qaatay 5 cisho ku yimid Magaalada Doha ee dalka Qatar isagoo ka soo kicitimay dalka Imarate ka Carabta oo uu kulamo kala duwan la soo yeeshay Jaaliyada Somaliland ee halka ku dhaqan kagalana qayb galay debaaldegii 20 guuradii 18ka May.

Continue reading …

Hargeysa(Berberanews):- Urur siyaasadeed cusub oo la yidhaahdo Ururka Dadka ee Daljir ayaa xalay lagaga dhawaaqay magaalada Hargeysa.

Continue reading …
The leader of Somaliland has called on the international community to give the breakaway state the recognition it “deserves”

HARGEISA, Somaliland — The leader of Somaliland has called on the international community to give the breakaway state the recognition it “deserves” as it marks 20 years since a unilateral declaration of independence.

Continue reading …
Badhasaabka Gobolka Saaxil Jawaab ka bixiyey hadal ka soo yeedhay Xildhibaanno ku eedeeyey Xadhigga Masuuliyiintii Total

Berbera(Berberanews) Badhasaabka Gobolka Saaxil Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa sheegay in Saraakiishan la sii daayay ka dib markii ay ogolaadeen inay u hoggaansamayaan amarka xukuuamada isla markaana ay xilka maamulka haamaha ku wareejinayaan Guddi heeer qaran ah oo ka socota dawlada.

Continue reading …
Afhayeenka Madaxtooyada oo sheegay inay Somaliland ka qaybgalayso shir kasta oo qaddiyadda ay ku gudbin karto xattaa kuwa Soomaaliya

London(Berberanews)- Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa sheegay in shirkasta oo ay Somaliland qaddiyaddeeda ku soo bandhigi karto ay ka qaybgalayso. Isla markaana waxa uu tilmaamay inay ka qaybgalayaan xataa haddii ay Soomaaliya qayb ka tahay, shirarka Qaramada Midoobay iyo beesha caalamka. Afhayeenka oo Maanta u warramay idaacada BBC-da laanteeda afka Soomaaliga,  waxa […]

Continue reading …
Dhammaan Xildhibaannadan iyo Dadkani Waxay Tacsi u dirayaan Marxuum Saxardiid Xasan Xaduur oo ku geeriyooday Magaalada London

Xil. Siciid Cilmi Rooble, Xil. Yuusuf Cali Nuur, Xil. Maxamed Cumar Cabdi, Ch. Caaqil Geedi Saleebaan Ismaaciil, Caaqil. Cabdi Siciid Maxamed, Caaqil . Sugaal C/laahi Cajab,

Continue reading …
Masuulliyiintii Shirkadda TOTAL Ee Gacanta Ku Hayn Jirtay Haamaha Shiidalka Berbera Oo La Sii Daayay

Berbera-(Berberanews)- Masuulliyiintii shirkadda gacanta ku haysay Haamaha Shiidaalka Berbera, ayaa maanta laga sii daayay saldhiga dhexe ee magaalada Berbera oo ay ku xidhnaayeen muddo saddex cisho ah.

Continue reading …