“Author Archive”

Warbixin: Weriye Maxamed Xaraggo Berbera-(Berberanews)-Magaalo-xeebeedda Berbera oo ah isha ugu muhiimsan ee guud ahaan dhaqaalaha dalka Jamhuuriyadda Somaliland ka soo xaroodo, ayaa labadii sano ee u danbeeyay ka soo kabatay dib-u-dhac ballaadhan, dayac iyo burbur ku habsaday dhawr iyo tobankii sannadood ee u dambeeyay, taasoo qarka u saarnayd inay isu bedesho bahalo-galeen ah. Darxumada iyo [...]
May 16th, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

Hargeysa-(Berberanews)-Maxkamadda Ciidamadda Qaranka Somaliland, ayaa dil toogasho ah ku xukntay 17 maxbuus oo ka mid ah 28 dabley ah oo shalay weerary Xerada ciidammada wershadda Kabista ee dulleedka Hargeysa, halkaasoo ay ku dhinteen saddex askari iyo affar qof oo shacab ahi. Maxkamadda darada koowaad ee ciidammada qaranka Somaliland, ayaa maanta dhegaysatay dacwadda 28 maxbuus oo [...]
May 16th, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

Berbera-(Berberanews)-Maareeyaha Dekedda Berbera Cali Cumar Maxamed (xoor-xoor), ayaa sheegay inaan dekedda Berbera faa’iido muuqata ku qabin Hay’adda cunnada adduunka ee WFP. Maareeye xoor Xoor waxa tilmaamay in Hay’adda WFP wax ka bedesho qorshaheeda oo gacan-ka-geysato horumarinta dekedda Berbera oo ah isha ay ugu isticmaalka iyo munaafacaadsiga badantahay dekedaha Geeska ku yaal, haseyeeshee ay uga waxtar [...]
May 16th, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

Hargeysa (Berberanews)-Komishanka doorashooyinka qaranka, ayaa maanta qabtay codbixin ay ku tijaabinayaan doorashooyinka goleyaasha deegaanka Somaliland ee la filayo inay dhawaan dalka ka dhacaan. Doorashadan oo ka dhacday Xarunta Komishanka waxa ka qaybgalay 200 oo qof oo ka kala socda qaybaha kala duwan ee bulshada Somaliland. Afhayeenka Komishanka doorashooyinka Md. Maxamed Axmed Xirsi oo ka hadlay [...]
May 16th, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

15 May 2012 – Thousands of people in Somaliland, in northern Somalia, are getting more fresh meat in their diet as a result of an innovative UN initiative that provides parents with vouchers to help them afford nutritious food from local traders, according to the World Food Programme (WFP). “Using vouchers gives people greater choice [...]
May 16th, 2012 | Posted in NEWS IN ENGLISH | Read More »

Waxa dhacday sheeko la yaab iyo argagax leh, oo ah in macdanta iyo shiidaalka ku duugan Berbera iyo nawaaxigeeda laga iibiyey shirkad yahuudu leedahay oo la dhaho ‘Ophir Energy’. Dulka laga iibiyey shirkadan baaxidiisa waa 16,270 km2. Shirkada Ophir Energy, waxa la aasaasey 2005, iyadoon wax hanti ah habayaraatee lahayn, wax shidaal ahna aan hore [...]
May 16th, 2012 | Posted in QORMOOYIN | Read More »

Berbera-(Berberanews)-Wasiirka Waxbarashada Somaliland samsam Cabdi Aadan iyo maamulka Gobolka Saaxil, ayaa maanta si wada-jira u dhagaxdhigay dhismayaal lagu kordhiyay dugsiga sare iyo dhexe ee magaalada Berbera. Wasiirka Waxbarashada MARWO sam Sam iyo Guddoomiyaha Xafiiska Imxtixaannaadka qaranka Daa’uud Axmed faarax oo ay weheliyaan Badhasaabka Saaxil Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax),Maayarka Berbera Cabdalle Maxamed Carab iyo masuulliyin kale [...]
May 14th, 2012 | Posted in WARARKA,Waxbarashada | Read More »

SOMALILAND WATCH In support of the press Release by the consortium (Daladda) of (JAMHURIA, NDB, HORYAAL, GURMAAD, UDHIS Parties) RE: Political Parties Registration’s fiasco: SOMALILAND WATCH IS CALLING THE GOVERNMENT TO HEED WHAT IS RIGHT AND RESPECT THE RIGHTS OF THE ABOVE PARTIES. In doing that the government is helping her self and at [...]
May 14th, 2012 | Posted in NEWS IN ENGLISH | Read More »

Hargeysa-(Berberanews)– Shabakada caanka ku ah baahinta wararka sirta ah iyo war-bixinada ay isdhaafsadaan Safaaradaha wadamada reer galbeedku ku leeyihiin Caalamka ee Wikileaks ayaa baahisay tallooyin Madaxwaynaha wadanka Kenya Mwai Kibaki siiyay Madaxwaynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, wakhti ay kulan ku yeesheen Magaaladda Nairobi. Shabakada Wikileaks waxay soo bandhigtay talada Madaxwaynaha Kenya Mwai Kibaki [...]
May 14th, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »
Qalinkii Ciise Cali Haybe Dacwada u geeyey maxkada md.Axmed Yuusuf Yaasiin ee ka dhanka Rafcaansane daahir rayaale kaahin ayaa nuxurkeedu yahey in Guddomiya xisbiga uu waayey xilkiisii markii doorashadii madaxtinimada dalka lagaga adkaadey xeerka guud ee xusbiga UDUB ayaa sheegaya sidan:- qoddobka 11.7 ee Xeerka Guud ee Xisbigu wuxuu isna sheegayaa “Guddoomiyaha xisbiga udub ee [...]
May 14th, 2012 | Posted in QORMOOYIN | Read More »