Home » Entries posted by admin (Page 4)
Entries posted by admin

Wefti ka socda dawlad-deegaanka Somalida Itoobiya oo ka qaybgalaya xuska 18 May

Comments Off on Wefti ka socda dawlad-deegaanka Somalida Itoobiya oo ka qaybgalaya xuska 18 May
Wefti ka socda dawlad-deegaanka Somalida Itoobiya oo ka qaybgalaya xuska 18 May
Continue reading …

Dawladda Djibouti oo wefti u soo dirtay xuska 18 May

Comments Off on Dawladda Djibouti oo wefti u soo dirtay xuska 18 May
Dawladda Djibouti oo wefti u soo dirtay xuska 18 May
Continue reading …

“Muuse Biixi Waxa Uu Dhisay Xukuumad Dhinac Ka Raran Oo Si Muuqata U Burinaysa Wax Wada Lahaanshihii Iyo Wada-Jirkii Somaliland…” Maxamed Baashe Xaaji Xasan

Comments Off on “Muuse Biixi Waxa Uu Dhisay Xukuumad Dhinac Ka Raran Oo Si Muuqata U Burinaysa Wax Wada Lahaanshihii Iyo Wada-Jirkii Somaliland…” Maxamed Baashe Xaaji Xasan
“Muuse Biixi Waxa Uu Dhisay Xukuumad Dhinac Ka Raran Oo Si Muuqata U Burinaysa Wax Wada Lahaanshihii Iyo Wada-Jirkii Somaliland…” Maxamed Baashe Xaaji Xasan

Waxa ay dawladdii iyo qarannimadii ka yeelayaan dukaan yar oo uu reer leeyahay. Waa dhab in aanu reer yari dawlad lahaan karin, dhisi karin, difaacina karin, se ay dumin karo marka ay inta badan ka xigsadaan. Hergo reer ma aha ee qudhun-quuteyaal bahalnimo iyo budhcadnimadu hub ay ku qadhaabtaan u tahay. Reernimada iyagaa u arka […]

Continue reading …

Somaliland oo Tamarta laydhka gaadhsiinaysa deegaannada Miyiga

Comments Off on Somaliland oo Tamarta laydhka gaadhsiinaysa deegaannada Miyiga
Somaliland oo Tamarta laydhka gaadhsiinaysa deegaannada Miyiga

Hargeysa-(Berberanews)-Wasiirka wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland Md Jaamac Maxamuud Cigaal ayaa daahfuray mashruuc balaadhan oo laydhka loogu fidinayo meelaha Miyiga ah ee aanu laydhku gaadhin. Masuuliyiinta ugu sareeya wasaaradda ayaa sheegay in uu wax badan ka tari doono mashruucani baahida laydhka ee Waddanka gaar ahaana meelaha aanu laydhku gaadhi jirin. Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Md […]

Continue reading …

Mustaqbalka siyaasadeed ee Itoobiya oo aad looga cabsi qabo

Comments Off on Mustaqbalka siyaasadeed ee Itoobiya oo aad looga cabsi qabo
Mustaqbalka siyaasadeed ee Itoobiya oo aad looga cabsi qabo

Isbeddelka siyaasadeed ee dalka Itoobiya ayaa la sheegay inaan la saadaalin karin halka uu ku dambeyn karo maadaamaa ay horyaalliin caqabado aad u badan. Warkan oo aan ka soo xigannay FANA ayaa sheegaya in shirka guddiga fulinta lagu lafa guray qorshaha ammaanka dalka oo mudda hal sana ah dalkaasi laga hirgeliyey iyo caqabadaha dhinaca ammaanka […]

Continue reading …

Xogta Dahsoon: Qisada Geel-jiraha xukumaya Sudan

Comments Off on Xogta Dahsoon: Qisada Geel-jiraha xukumaya Sudan
Xogta Dahsoon: Qisada Geel-jiraha xukumaya Sudan



Continue reading …

Faysal Cali-waraabe oo sheegay in Xildhibaan Dhakool dembi weyn ka galay qaranka

Comments Off on Faysal Cali-waraabe oo sheegay in Xildhibaan Dhakool dembi weyn ka galay qaranka
Faysal Cali-waraabe oo sheegay in Xildhibaan Dhakool dembi weyn ka galay qaranka

Hargeysa (Berberanews)- Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng;Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay inuu xildhibaan Dhakool uu dambi weyn ka gallay qaranka, isla markaana ay tahay in sharciga la mariyo. Gudoomiye Faysal waxa uu sheegay in saluug weyn laga qabo sida uu wax u maamulayo madaxweyne Biixi, isagoo usoo jeediyey inuu tanaasul iyo wadatashi ku […]

Continue reading …

Reer Gabiley ma ku diirsadeen Horumarka Bilicda magaalada?

Comments Off on Reer Gabiley ma ku diirsadeen Horumarka Bilicda magaalada?
Reer Gabiley ma ku diirsadeen Horumarka Bilicda magaalada?

Hargeysa(Berberanews)-Guud ahaanba Shacabka kunool Gudaha Magaalada Gabiley, ee Xarunta Maamulka Gobolka Gabiley ayaa siweyn usoo dhaweeyay Dhismaha Masahaariicda Hurumarineed ee Qeybta ka  ah Hurumarinta Adeegyadda Asaasiga u ah Kaabayaasha Bulshada, gaar ahaana Xafiisyadda Hay,adaha Dawlliga ah iyo dhamaystirka Dayactirka Jidadka Waaweyn ee Gudaha Magaalada dhex marra oo lagu Kordhiyay Nalalka Baalayaasha Leydhka, ee Jidadka iyo […]

Continue reading …

Madaxweynaha Somaliland oo Cafis u fidiyey Maxaabiis

Comments Off on Madaxweynaha Somaliland oo Cafis u fidiyey Maxaabiis
Madaxweynaha Somaliland oo Cafis u fidiyey Maxaabiis

Hargeysa(Berberanews):- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa cafis u fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud u xidhan ee Xabsiyada dowladda lagu hayey Fadliga Ramadaanta iyo Xuska 18-ka May awgood. Sidaa waxa lagu sheegay Wareegto Madaxweynuhu soo saaray maanta, taas oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Warbaahinta Berberanews.com, taasoo u dhignayd sitatan:- “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse […]

Continue reading …

Allaa Hibada Siiyaye, Siiya Ducada, Madaxwayne Saylici

Comments Off on Allaa Hibada Siiyaye, Siiya Ducada, Madaxwayne Saylici
Allaa Hibada Siiyaye, Siiya Ducada, Madaxwayne Saylici

Hargeysa(Berberanews)Hees cusub oo lagu ammaanayo, looguna ducaynayo Madaxwayne  ku xigeenka Muxtarimka ah ee Jamhuuriyada Somaliland, Mudane C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici). Heestaa oo hadyad looga dhigay Madaxwayne Saylici waxa hal abuuray isla mar ahaantaana laxanka raaciyiya Abwaan Cabdiqani Suldaan Yuusuf (HiilDan), waxa ku luuqaynaya Farxaan Maxamad (Kuuriya), Muisgana waxa raaciyay C/Casiis Halaasi. Dhagaysi iyo dheehasho wacan. […]

Continue reading …