berbera1

Kulan balaadhan oo Jilbaha la Is Daray Oo Adisababa Ku Dhex Maray Somaliland Iyo Itoobiya SAWIRO

Addis Ababa (Berberanews):- Madaxweynaha Somaliland ayaa waxaa uu galabta xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatey raysal wasaaraha dalka Itoobiya Dr. Abiy Ahmed Kulanka...

Xoghayaha Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha ee Xisbiga Waddani Yoonis A Yoonis Oo Hanbalyo u Diray Dhalinyarada Somaliland

Hargaysa(Berberanews)Xoghayaha Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha ee Xisbiga Waddani Oo Hanbalyo u Diray Dhalinyarada Somaliland  

Damacii Joma Kenyata Ee Baddaha Somalida Iyo Jidka Uu Raacay Wiilkiisa Uhuru Kenyata Oo Iswaafaqay +Xogta Dahsoon Ogoow

Nayroobi(Berberanews)Damacii Joma Kenyata Ee Baddaha Somalida Iyo Jidka Uu Raacay Wiilkiisa Uhuru Kenyata Oo Iswaafaqay +Xogta Dahsoon Ogoow  

SOMALILAND OO DAYAXA GAADHAY–Kabtan Shaysa Oo Booqday Madxafka Saryan Geeyeyna Sawir Muujinaya Qaab Xisaabeed Uu Ku Beegsaday Dayaxa.

Hargaysa (BN) Kabtan Yuusuf Aar Ducaale  (Shaysa) oo ah khabiir xaga badda iyo Maraakiibta ah ayaa booqday Madxafka Saryan Meseum oo ku yaala magaalada Hargeysa,...

Xoghayaha Golaha Wakiilada oo Awood u Adeegsaday Bashiir C Geele oo Ka Mid Ah Dhalinyarada Gobolka Sanaag Iyo Shacabka oo Dhaleeceeyey

Hargaysa(BN)Xoghayaha Golaha Wakiilada Cabdirisaaq Siciid Ayaanle oo Awood u Adeegsaday Bashiir C Geele oo Ka Mid Ah Dhalinyarada Gobolka Sanaag Iyo Shacabka oo...

“Sacad Cali Shire Iyo Muuse Biixi Hadalkooda Is Khilaafsan Anagu Waxaan Rumaysanaynaa Hadalka Madaxweynaha,Dalkuna Dp World Cashuurta Ay kordhisay ma Qaadi karto”Yuusuf Keyse Cabdilaahi

Hargaysa(BN)”Sacad Cali Shire Iyo Muuse Biixi Hadalkooda Is Khilaafsan Anagu Waxaan Rumaysanaynaa Hadalka Madaxweynaha,Dalkuna Dp World Cashuurta Ay kordhisay ma...

“Dayac Baaxad Leh Ayaa Haysta Deegaanka Gobolka Oodweyne Waayo Wadooyinkii loo mari Lahaa ma Haysto Gobolkaasi ” Siyaasi Siciid Sulub Oo Gobolkiisa U Hadlay

Oodweyne(BN)”Dayac Baaxad Leh Ayaa Haysta Deegaanka Gobolka Oodweyne Waayo Wadooyinkii loo mari Lahaa ma Haysto Gobolkaasi ” Siyaasi Siciid Sulub  

“Somaliland Miisaaaniyad Looma Sameeyo Gobolada SSC ee Waa La Wada Leeyahay Waana Deelqaaf In Madaxweynaha Puntland Dhaho Miisaaniyad Ayaan u Samaynayaa Deegaamada Sool iyo Sanaag”Saleebaan Cali Koore

Hargaysa(BN)”Somaliland Miisaaaniyad Looma Sameeyo Gobolada SSC ee Waa La Wada Leeyahay Waana Deelqaaf In Madaxweynaha Puntland Dhaho Miisaaniyad Ayaan u...

DF Somalia oo soo saartay qoraalkii rasmiga ahaa ee jawaabta go’aanka Kenya

Muqdisho (Berberanews) – Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay qoraal rasmi ah, oo ay uga jawaabeyso go’aankii dowladda Kenya, kaasi oo loogu talo-galay shacabka iyo...

Weriye u Dhashay Dalka Kenya Ayaa Sidan Ku sheegay Xiisada U Dhaxaysa Somalida Iyo Kenyanka ee Badda Soomaalida

Nayroobi(Berberanews)Weriye u Dhashay Dalka Kenya Ayaa Sidan Ku sheegay Xiisada U Dhaxaysa Somalida Iyo Kenyanka ee Badda Soomaalida   “Marka la eego khariidadda...