Home » Entries posted by berbera1 (Page 2)
Entries posted by berbera1

Muuqaal-Wasiirkii Arimaha Dibada Ereteria Oo Si balaadhan Loogu Soo Dhoweeyey Hargaysa Iyo Madaxweynaha Somaliland Oo Qasriga ku Qaabilay

Comments Off on Muuqaal-Wasiirkii Arimaha Dibada Ereteria Oo Si balaadhan Loogu Soo Dhoweeyey Hargaysa Iyo Madaxweynaha Somaliland Oo Qasriga ku Qaabilay
Muuqaal-Wasiirkii Arimaha Dibada Ereteria Oo Si balaadhan Loogu Soo Dhoweeyey Hargaysa Iyo Madaxweynaha Somaliland Oo Qasriga ku Qaabilay

Hargaysa(Berbera)Muuqaal-Wasiirkii Arimaha Dibada Ereteria Oo Si balaadhan Loogu Soo Dhoweeyey Hargaysa Iyo Madaxweynaha Somaliland Oo Qasriga ku Qaabilay    

Continue reading …

Xildhibaan Wayrax Oo Madaxweynaha Somaliland Ugu Baaqay Inuu Kala Diro Golayaasha Deegaanka Caasimada Hargaysa

Comments Off on Xildhibaan Wayrax Oo Madaxweynaha Somaliland Ugu Baaqay Inuu Kala Diro Golayaasha Deegaanka Caasimada Hargaysa
Xildhibaan Wayrax Oo Madaxweynaha Somaliland Ugu Baaqay Inuu Kala Diro Golayaasha Deegaanka Caasimada Hargaysa

Hargaysa(Berberanews) Xildhibaan Maxamed Aw Aadan Wayrax Oo Ka tirsan golaha Deegaanka caasimada Hargaysa ayaa Xaqiijiyay Inay jirto Qorshayaal lagu Kala Dirayo Golayaasha Deegaanka Somaliland Xildhibaanka ayaa Waraysi uu Siiyay Warbaahinta Waxaa uu ku Sheegay In Sababo Afar Qodob Ah Ay Xilkooda ku Waayi karaan Golayaasha Deegaanka Dalku Kuwaasi Oo uu Cuskan Doono Madaxweynaha Somaliland marka […]

Continue reading …

“Jamaalkan Waddani Xaalkiisu Waxaa Weeye Yaa Badhan Soo Qaadaye,Wasiirka Biyuhu Waa Masuulkii Ugu Horeeyey ee Reer badhameed U Damqada Wuxuuna Hirgeliyay Harooyin Iyo Ceelal Waraab “Gudoomiyaha Badhan.

Comments Off on “Jamaalkan Waddani Xaalkiisu Waxaa Weeye Yaa Badhan Soo Qaadaye,Wasiirka Biyuhu Waa Masuulkii Ugu Horeeyey ee Reer badhameed U Damqada Wuxuuna Hirgeliyay Harooyin Iyo Ceelal Waraab “Gudoomiyaha Badhan.
“Jamaalkan Waddani Xaalkiisu Waxaa Weeye Yaa Badhan Soo Qaadaye,Wasiirka Biyuhu Waa Masuulkii Ugu Horeeyey ee Reer badhameed U Damqada Wuxuuna Hirgeliyay Harooyin Iyo Ceelal Waraab “Gudoomiyaha Badhan.

“Jamaalkan Waddani Xaalkiisu Waxaa Weeye Yaa Badhan Soo Qaadaye,Wasiirka Biyuhu Waa Masuulkii Ugu Horeeyey ee Reer badhameed U Damqada Wuxuuna Hirgeliyay Harooyin Iyo Ceelal Waraab “Gudoomiyaha Badhan.  

Continue reading …

Muuqaal-Agaasimaha Waaxda Hantida ee Wasaarada Waxbarashada Iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Badhan Gaadhsiiyay Buugtii Manhajka Wasaarada Iyo Bulshada Oo soo Dhoweysay

Comments Off on Muuqaal-Agaasimaha Waaxda Hantida ee Wasaarada Waxbarashada Iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Badhan Gaadhsiiyay Buugtii Manhajka Wasaarada Iyo Bulshada Oo soo Dhoweysay
Muuqaal-Agaasimaha Waaxda Hantida ee Wasaarada Waxbarashada Iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Badhan Gaadhsiiyay Buugtii Manhajka Wasaarada Iyo Bulshada Oo soo Dhoweysay

Badhan(Berberanews) -Agaasimaha Waaxda Hantida ee Wasaarada Waxbarashada Axmed Keyse Maxamuud Cartan Iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Badhan Gaadhsiiyay Buugtii Manhajka Wasaarada Iyo Bulshada Oo soo Dhoweysay   HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAASI OO FAAHFAAHSAN

Continue reading …

Maareeyaha Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Oo Ka Warbixiyay Safar Shaqo Oo Uu Ku Joogo Cariga Biritain Gaar Ahaana Birmingham

Comments Off on Maareeyaha Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Oo Ka Warbixiyay Safar Shaqo Oo Uu Ku Joogo Cariga Biritain Gaar Ahaana Birmingham
Maareeyaha Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Oo Ka Warbixiyay Safar Shaqo Oo Uu Ku Joogo Cariga Biritain Gaar Ahaana Birmingham

Birmingham (Berberanews) 10.03.2019 Mareeyaha Dakadaha Somaliland Mudane. Siciid Xasan Cabdillahi oo ka soo qayb galay Munaasibad soo dhaweyn ah oo ka qabsoontay Magaalada Birmingham ee cariga ingiriiska Uk, markay tariikhdu ahayd 07/03/2019 Munaasibadaas oo ahayd mid heer sare loo soo agaasimay oo ay ka soo qayb galeen qaybaha kala duwan ee jaaliyadda Somaliland ee ku […]

Continue reading …

SAWIRO-Gudoonka Hayada Shaqaalaha Qaranka Oo Tababar Usoo Gunaanaday 90 Hablood Oo Hargaysa Ku Sugnaa

Comments Off on SAWIRO-Gudoonka Hayada Shaqaalaha Qaranka Oo Tababar Usoo Gunaanaday 90 Hablood Oo Hargaysa Ku Sugnaa
SAWIRO-Gudoonka Hayada Shaqaalaha Qaranka Oo Tababar Usoo Gunaanaday 90 Hablood Oo Hargaysa Ku Sugnaa

Hargaysa(Berberanews)Ujeedada kulankooda ayaa ahaa sidii loo siin lahaa tababaro isugu jira; qorshaynta hawl-qabadyada, maaraynta xafiisyada, la qabsiga goobaha shaqo, hogaaminta iyo abuurida hiigsi halbeegyo wata. Dhanka kale, intii casharadu socdeen waxa ay fursad u heleen in ay dhexdooda is bartaan sidaoo kalena ay yeeshaan xidhiidho walaalnimo oo dhaw iyaga oo u ballamay kor-u-qaadida adeega shacabka […]

Continue reading …

Akhri-Wasiirka Horumarinta Biyaha Somaliland Oo Hogtusaalayn Iyo Waano u Diray Dhalinyarada Somaliland Xili uu Cadeeyey Inuu Da’yarta Barbar Taagan Yahay.

Comments Off on Akhri-Wasiirka Horumarinta Biyaha Somaliland Oo Hogtusaalayn Iyo Waano u Diray Dhalinyarada Somaliland Xili uu Cadeeyey Inuu Da’yarta Barbar Taagan Yahay.
Akhri-Wasiirka Horumarinta Biyaha Somaliland Oo Hogtusaalayn Iyo Waano u Diray Dhalinyarada Somaliland Xili uu Cadeeyey Inuu Da’yarta Barbar Taagan Yahay.

Hargaysa(Berberanews)Wasiirka Wasaarada Horumarinta Biyaha Somaliland Saleebaan cali Koore Ayaa Maanta Cadeeyey Sida uu Xili kasta Iyo Xaalad Walba u Garab taagan Yahay Dhalinyarada Somaliland isagoo Noqday Wasiirkii ugu horeeyey ee Mowqifkiisa Horumarinta Dhalinyarada Si Daacadnimo ku Dheehan tahay Usoo gudbiya. Wasiirka oo Qoraal Dheer ku Daabacay barta uu ku Leeyahay Facebook ayaa Yidhi Sidan hoos […]

Continue reading …

Muuqaal-Gudoomiyaha Gobolka Sool Oo Markii ugu Horeysay Gaadiid Iyo Dhukumenti Ka Furtay Maamulka Puntland

Comments Off on Muuqaal-Gudoomiyaha Gobolka Sool Oo Markii ugu Horeysay Gaadiid Iyo Dhukumenti Ka Furtay Maamulka Puntland
Muuqaal-Gudoomiyaha Gobolka Sool Oo Markii ugu Horeysay Gaadiid Iyo Dhukumenti Ka Furtay Maamulka Puntland

Laascaanood(Berberanews)Muuqaal-Gudoomiyaha Gobolka Sool Oo Markii ugu Horeysay Gaadiid Iyo Dhukumenti Ka Furtay Maamulka Puntland  

Continue reading …

SAWIRO-Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Qayb galay Sanad Guurada Xiligii La Aasaasay Ururka RPP

Comments Off on SAWIRO-Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Qayb galay Sanad Guurada Xiligii La Aasaasay Ururka RPP
SAWIRO-Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Qayb galay Sanad Guurada Xiligii La Aasaasay Ururka RPP

Jabuuti(Berbera )Magaalada Djibouti waxa maanta lagu qabtay xuska sanadguuradii 40-aad ee kasoo wareegtay markii la aasaasay xisbiga talada dalkaas haya ee RPP 4-tii March ee sanadkii 1979-kii. Munaasibada waxa lagu casuumay masuuliyiin ay ka mid yihiin Wasiirka Gaashaandhiga dalka Ethiopia Aisha Mohamed, Wasiirka Maaliyada ee isla dalkaasi Ethiopia Ahmed Shide, Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir […]

Continue reading …

Muuqaal-Wasiirka Horumarinta Biyaha Somaliland Oo Xaqiijiyay In Sadex Qof Xaalad Biyo La’aaneed Ugu Geeriyoodeen Dalka

Comments Off on Muuqaal-Wasiirka Horumarinta Biyaha Somaliland Oo Xaqiijiyay In Sadex Qof Xaalad Biyo La’aaneed Ugu Geeriyoodeen Dalka
Muuqaal-Wasiirka Horumarinta Biyaha Somaliland Oo Xaqiijiyay In Sadex Qof Xaalad Biyo La’aaneed Ugu Geeriyoodeen Dalka

Hargaysa(Berberanews)Muuqaal-Wasiirka Horumarinta Biyaha Somaliland Oo Xaqiijiyay In Sadex Qof Xaalad Biyo La’aaneed Ugu Geeriyoodeen Dalka  

Continue reading …