Home » Entries posted by berbera1 (Page 3)
Entries posted by berbera1

SAWIRO-Wasiirka Horumarinta Biyaha Qaranka Oo Ka Warbixiyay Kulan Iyo Soo Dhoweyn Caasimada ku Dhex Maray Wakiilka Jarmalka Iyo Madaxweynaha Somaliland

Comments Off on SAWIRO-Wasiirka Horumarinta Biyaha Qaranka Oo Ka Warbixiyay Kulan Iyo Soo Dhoweyn Caasimada ku Dhex Maray Wakiilka Jarmalka Iyo Madaxweynaha Somaliland
SAWIRO-Wasiirka Horumarinta Biyaha Qaranka Oo Ka Warbixiyay Kulan Iyo Soo Dhoweyn Caasimada ku Dhex Maray Wakiilka Jarmalka Iyo Madaxweynaha Somaliland

Hargaysa(Berberanews) Wasiirka Wasaarada Horumarinta Biyaha Qaranka Saleebaan Yuusuf cali Koore Ayaa Ka Xog Waramay Safar uu Maanta Dalka Ku Yimi Wakiilka Jarmalka u qaabilsan Afrika Kaasi oo Kulan Wadajir ah la Yeeshay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Iyo Wasiirka Biyaha oo ay wehelinayeen wasiir-ku-xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda iyo xidhiidhka caalamiga ah, Mudane Liibaan Yuusuf Cismaan, […]

Continue reading …

Muuqaal-Khudbado Iyo Goaamo Geesinimo Leh oo madaxweynaha Dawlada Cusmaaniyiintu Qaatay Oo Aan hore Loo Baahin Oo Lasoo bandhigay Iyo Sababaha reer galbeedku U Ridayaan

Comments Off on Muuqaal-Khudbado Iyo Goaamo Geesinimo Leh oo madaxweynaha Dawlada Cusmaaniyiintu Qaatay Oo Aan hore Loo Baahin Oo Lasoo bandhigay Iyo Sababaha reer galbeedku U Ridayaan
Muuqaal-Khudbado Iyo Goaamo Geesinimo Leh oo madaxweynaha Dawlada Cusmaaniyiintu Qaatay Oo Aan hore Loo Baahin Oo Lasoo bandhigay Iyo Sababaha reer galbeedku U Ridayaan

Muuqaal-Khudbado Iyo Goaamo Geesinimo Leh oo madaxweynaha Dawlada Cusmaaniyiintu Qaatay Oo Aan hore Loo Baahin Oo Lasoo bandhigay Iyo Sababaha reer galbeedku U Ridayaan Iyo Mucjisada Ku Lamaan Kaga Bogo Muuqaalkan Hoose  

Continue reading …

Muuqaal- “Xisbiga Ucid Kharashka Danyarta Ayaa Lagu Quudiyaa,Haduu Madhalays Noqdana 11 Sanadood In Lacag La siiyaa Maaha Inay sii Socoto,Faysalna Sadex Jeerba Wuu Dhacay” Wasiir Saleebaan Koore

Comments Off on Muuqaal- “Xisbiga Ucid Kharashka Danyarta Ayaa Lagu Quudiyaa,Haduu Madhalays Noqdana 11 Sanadood In Lacag La siiyaa Maaha Inay sii Socoto,Faysalna Sadex Jeerba Wuu Dhacay” Wasiir Saleebaan Koore
Muuqaal- “Xisbiga Ucid Kharashka Danyarta Ayaa Lagu Quudiyaa,Haduu Madhalays Noqdana 11 Sanadood In Lacag La siiyaa Maaha Inay sii Socoto,Faysalna Sadex Jeerba Wuu Dhacay” Wasiir Saleebaan Koore

Hargaysa(Berbera) Sanad guuradii furitaanka Muuq-baahiya Badcas 24 oo aan xalay ka qayb galay,Warbaahintu waa hanaanka wada socd ee bulshada masuuliyad weyn baana ka saaran soo gudbinta Warar-sugan oo dhexdhexaada oo dalka iyo dadka toona wax yeelayn. Waan bogaadinyaa Badcas 24 oo intuu uu soo galay hawada ka mida kuwo dardar iyo hawl cusub soo kordhiyey […]

Continue reading …

Muuqaal-“Waanu ka Xunahay In Dadka kililka Shanaad Wada Degan maanta La kala Guro ,Shirkaasna Waanu kasoo horjeednaa,Waxaana Aanu Taageersanahay Shirka Diridhaba Ee midnimada Somalida”Boqor Faysal Cismaan

Comments Off on Muuqaal-“Waanu ka Xunahay In Dadka kililka Shanaad Wada Degan maanta La kala Guro ,Shirkaasna Waanu kasoo horjeednaa,Waxaana Aanu Taageersanahay Shirka Diridhaba Ee midnimada Somalida”Boqor Faysal Cismaan
Muuqaal-“Waanu ka Xunahay In Dadka kililka Shanaad Wada Degan maanta La kala Guro ,Shirkaasna Waanu kasoo horjeednaa,Waxaana Aanu Taageersanahay Shirka Diridhaba Ee midnimada Somalida”Boqor Faysal Cismaan

Hargaysa(Berberanews)  -“Waanu ka Xunahay In Dadka kililka Shanaad Wada Degan maanta La kala Guro ,Shirkaasna Waanu kasoo horjeednaa,Waxaana Aanu Taageersanahay Shirka Diridhaba Ee midnimada Somalida”Boqor Faysal Cismaan  

Continue reading …

Muuqaal-Xisbiga Waddani Oo Amaanay barnaamijka Shaqo Qaran”Barnaamijkan Shaqo Qaran Yaan La Siyaasadayn” Cabdiqaadir Jirde

Comments Off on Muuqaal-Xisbiga Waddani Oo Amaanay barnaamijka Shaqo Qaran”Barnaamijkan Shaqo Qaran Yaan La Siyaasadayn” Cabdiqaadir Jirde
Muuqaal-Xisbiga Waddani Oo Amaanay barnaamijka Shaqo Qaran”Barnaamijkan Shaqo Qaran Yaan La Siyaasadayn” Cabdiqaadir Jirde

Hargaysa(Berberanews)Muuqaal-Xisbiga Waddani Oo Amaanay barnaamijka Shaqo Qaran”Barnaamijkan Shaqo Qaran Yaan La Siyaasadayn” Cabdiqaadir Jirde  

Continue reading …

Muuqaal-Hogaamiye Xirsi Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay

Comments Off on Muuqaal-Hogaamiye Xirsi Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay
Muuqaal-Hogaamiye Xirsi Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay

Hargays(Berberanews) Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan ayaa waxaa uu si adag u dhaliilay dhismaha jidka Isku xidhi doona Berbera iyo Wajaale ee Berbera Corridor oo dhawaan la dhagax dhigay Hogaamiye Xirsi ayaa sheegay in markii ugu horeysay dhismaha jidkaasi uu ahaa Waddo cusub balse aanu aheyn wadadii hore u jirtey […]

Continue reading …

Muuqaal-Xildhibaan Cabdiqaadir Xaamud Oo Ka Dareen Celiyay Shirka Golaha Dhexe ee Kulmiye Iyo Hogaanka golaha Dhexe Loo Doortay

Comments Off on Muuqaal-Xildhibaan Cabdiqaadir Xaamud Oo Ka Dareen Celiyay Shirka Golaha Dhexe ee Kulmiye Iyo Hogaanka golaha Dhexe Loo Doortay
Muuqaal-Xildhibaan Cabdiqaadir Xaamud Oo Ka Dareen Celiyay Shirka Golaha Dhexe ee Kulmiye  Iyo Hogaanka golaha Dhexe Loo Doortay

Boorama(Berberanews)Muuqaal-Xildhibaan Cabdiqaadir Xaamud Oo Ka Dareen Celiyay Shirka Golaha Dhexe ee Kulmiye Iyo Hogaanka golaha Dhexe Loo Doortay  

Continue reading …

Muuqaal -Siyaasi Khaliif Xiinwaal oo Ka Hadlay Shirweynaha Xisbiga Kulmiye ee Ka Soconaya Maalinttii 2aad Magaalada Boorama

Comments Off on Muuqaal -Siyaasi Khaliif Xiinwaal oo Ka Hadlay Shirweynaha Xisbiga Kulmiye ee Ka Soconaya Maalinttii 2aad Magaalada Boorama
Muuqaal -Siyaasi Khaliif Xiinwaal oo Ka Hadlay Shirweynaha Xisbiga Kulmiye ee Ka Soconaya Maalinttii 2aad Magaalada Boorama

Hargaysa(Berberanews)Siyaasi Khaliif Maxamed Warsame oo Ka mid Ahaa Aasaasayaashii Urur siyaasadeedkii RAYS Kaasi oo si Rasmi ah Ula Midoobay Xisbiga talada Dalka Haya ee Kulmiye ayaa manta Si rasmi Ah Markii ugu horaysay uga hadlay Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Markiisii 6aad oo Ka Bilaabmay Boorama gaar ahaana Hotelka SAW. Siyaasigan oo Misaan Ku […]

Continue reading …

Idaacada BBC Oo Karbaashtay Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Oo Wax Laga Waydiiyay Kulanka Muuse Biixi Iyo Abiy Axmedka Oromada

Comments Off on Idaacada BBC Oo Karbaashtay Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Oo Wax Laga Waydiiyay Kulanka Muuse Biixi Iyo Abiy Axmedka Oromada
Idaacada BBC Oo Karbaashtay Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Oo Wax Laga Waydiiyay Kulanka Muuse Biixi Iyo Abiy Axmedka Oromada

Hargaysa(Berberanews)Idaacada BBC Oo Karbaashtay Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Oo Wax Laga Waydiiyay Kulanka Muuse Biixi Iyo Abiy Axmedka Oromada  

Continue reading …

Kulan balaadhan oo Jilbaha la Is Daray Oo Adisababa Ku Dhex Maray Somaliland Iyo Itoobiya SAWIRO

Comments Off on Kulan balaadhan oo Jilbaha la Is Daray Oo Adisababa Ku Dhex Maray Somaliland Iyo Itoobiya SAWIRO
Kulan balaadhan oo Jilbaha la Is Daray Oo Adisababa Ku Dhex Maray Somaliland Iyo Itoobiya SAWIRO

Addis Ababa (Berberanews):- Madaxweynaha Somaliland ayaa waxaa uu galabta xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatey raysal wasaaraha dalka Itoobiya Dr. Abiy Ahmed Kulanka ayaa waxa uu noqon doona kii ugu horeeyey ee ay wada qaataan madaxweyne Biixi iyo raysal wasaaraha dalka Itoobiya Xafiiska Raysal Wasaaraha Itoobiya   oo war ka soo saarey arintan waxaa uu sheegay […]

Continue reading …