Home » Entries posted by berbera1 (Page 41)
Entries posted by berbera1

“Waa In Siyaasadda Iyo Hay’addaha Amniga Dalka Ay Kala Madaxbanaanaaddaa” Guddoomiye Cirro

Comments Off on “Waa In Siyaasadda Iyo Hay’addaha Amniga Dalka Ay Kala Madaxbanaanaaddaa” Guddoomiye Cirro
“Waa In Siyaasadda Iyo Hay’addaha Amniga Dalka Ay Kala Madaxbanaanaaddaa” Guddoomiye Cirro

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro)ayaaa Xukumadda uga digay inaan hay’addaha Amniga loo adeegsan dano gaar ah, siiba Ciidanka RRU-da ee loogu tala galay la dagaalanka Argagixisada.     Waxa uu sheegay in Hay’addaha amniga oo amaro khaldan la siiyaa wiiqi karto hanaanka dawladnimo iyo Kalsoonida Bulshadu ku […]

Continue reading …

Midowga Yurub Oo Soo Dhaweeyay Ansixinta Guddida Doorashooyinka Somaliland

Comments Off on Midowga Yurub Oo Soo Dhaweeyay Ansixinta Guddida Doorashooyinka Somaliland
Midowga Yurub Oo Soo Dhaweeyay Ansixinta Guddida Doorashooyinka Somaliland

Hargeysa (Berbera news) Ergayga Midawiga Yurub u qaabilsan Somaliland iyo Somalia Michele Cervone d’Urso ayaa sheegay in Midawga Yurub Komishanka Cusub ee Somaliland u taageeri doono sidii Hay’adda ugu muhiimsan ee suuro galinaysa qabsoomida doorashada badhtamaha sanadka soo socda.       Ergayga ayaa Boggiisa Twitter-ka ku shaaciyay qoraal kooban waxaanu ku yidhi “Waxaanu soo […]

Continue reading …

DAAWO: Marwo Faadumo Siciid Oo Sharaxdday Guul-darroyin Siyaasadeed Oo Xukuumadda Dul-hooganaya

Comments Off on DAAWO: Marwo Faadumo Siciid Oo Sharaxdday Guul-darroyin Siyaasadeed Oo Xukuumadda Dul-hooganaya
DAAWO: Marwo Faadumo Siciid Oo Sharaxdday Guul-darroyin Siyaasadeed Oo Xukuumadda Dul-hooganaya

Hargeysa (Berbera news) Xoghayihii hore ee Maaliyadda Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Marwo Faadumo Siciid Ibraahim ayaa ka warantay Ujedda Safar ay muddo ugu maqnayd Dalka dibaddiisa, waxaanay sheegtay in Xukuumadda Madaxweyne Siillaanyo ay ku guul-daraysatay inay Beesha Caalamka gaar ahaan Urur Gobolkeeddka IGAD ay ka dhaa-dhiciso Qaadiyadda Madaxbanaanidda Somaliland.       Halkan ka […]

Continue reading …

Kooxda Daacish Oo Qabatay Haweenay Yuhuudiyad Ah Oo U Dagaalameysay Kurdida

Comments Off on Kooxda Daacish Oo Qabatay Haweenay Yuhuudiyad Ah Oo U Dagaalameysay Kurdida
Kooxda Daacish Oo Qabatay Haweenay Yuhuudiyad Ah Oo U Dagaalameysay Kurdida

Hargeysa (Berbera news) Ururka ISIS ayaa barta ay ku leeyihiin Internetka ku shaacisay inay gacanta ku dhigeen Haweenay sidata Dhalashada Dalka Canada iyo Isra’iil, isla-markaana ku biirtay Kooxaha Kurdida ee la Dagaalamaya Daacish.       Haweenaydan oo lagu magacaabo Gill Rosenberg ayaa la sheegay inay tahay Haweenay Yuhuud ah oo haysata Dhalashada Isra’iil iyo […]

Continue reading …

Puntland Oo Shacabkeedda Ku Eedeeysay Inay Gacan Siiyaal Al-Shabaab

Comments Off on Puntland Oo Shacabkeedda Ku Eedeeysay Inay Gacan Siiyaal Al-Shabaab
Puntland Oo Shacabkeedda Ku Eedeeysay Inay Gacan Siiyaal Al-Shabaab

Garoowe (Berbera news) Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland Cabdixakiim Cabdilaahi Cumar Camay ayaa Shacabka ku dhaqan Deegaanadda Puntland ku eedeeyay inay qariyaan Kooxdda Al-Shabaab ee Dagaalka kula jira Maamulka Puntland.     Cabdixakiin Camey ayaa sheegay in Shakhsi ahaan uu la kulmay dad daba-socda xoogag uu ku sheegay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab oo lagu […]

Continue reading …

Rabshaddo Ka Dhacay Laascaanoodd Iyo Waxay Salka Ku Hayaan

Comments Off on Rabshaddo Ka Dhacay Laascaanoodd Iyo Waxay Salka Ku Hayaan
Rabshaddo Ka Dhacay Laascaanoodd Iyo Waxay Salka Ku Hayaan

Laasacaanod (Berbera news) Waxa Galabta ka dhacay Magaaladda Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool Rabshaddo la sheegay inay ka dhasheen Weerar Koox hubaysani ay Xalay ku qaadeen Kaantaroolka Bari ee Magaaladda Laasacaanoodd, waxaana Weerarkaas ku Geeriyooday mid ka mid ah Askartii joogay Kaantaroolkaasi.       Dhallinyaro iyo Haween gadoodsan ayaa gudaha Magaaladda Laascaanoodd ka billaabay […]

Continue reading …

Marwadda Maayarkii Hore Ee Boorama Oo Ka Hadashay Hawl-galkii Ay Ciidamadda Amaanku Kula Baxeen Saygeedda

Comments Off on Marwadda Maayarkii Hore Ee Boorama Oo Ka Hadashay Hawl-galkii Ay Ciidamadda Amaanku Kula Baxeen Saygeedda
Marwadda Maayarkii Hore Ee Boorama Oo Ka Hadashay Hawl-galkii Ay Ciidamadda Amaanku Kula Baxeen Saygeedda

Boorama (Berbera news) Ooridda Guddoomiyihii hore ee Golaha Deegaanka Degmadda Boorama Cabdiraxmaan Shidde Bille ayaa ka Warantay qaabkii ay Ciidamadda Amaanku u xidheen Saygeedda.     Marwadda Duqii hore Boorama oo maanta Warbaahintu wax ka weydiisay qaabka loo xidhay Saygeedda, waxaanay sheegtay in Ciidamaddu ay Saaka xidheen laba Caruur ah oo uu dhalay.     […]

Continue reading …