cabdiqaadir askar

Dallada SONYO Oo Soo Gabagabaysay Shirweynaha Dhallinyarada Somaliland + SAWIRRO

Hargeysa , (Berberanews) —Shirweynaha Dhallinyarada Somaliland muddo laba cisho ka socday Hotelka Ambasaddor ee Magaaladda Hargeysa ayaa galabta la soo gabagabeeyay....

Dallada SONYO Oo Xustay Maalinta socdaalka Aduunka

Hargeysa (Berberanews) —Dallada Dhalinyarada Somaliland ee SONYO oo Kaashanaysa Haayadaha GIZ iyo IOM   ayaa maanta munaasibad balaadhan oo lagu xusyay maalinta...

Ururka Qareenada Oo Hambalyo u dirayaa Shacabka Somaliland, Komishanka Doorashooyinka Qaranka iyo Madaxwayanaha Cusub

Hargeysa, (Berberanews) — Ururka Qareenada wuxuu hambalyo, ammaan u diray Komishanka Doorashooyinka Qaranka iyo shacabka Somaliland sidii quruxda badnayd ee ay uga...

Ururka Qareenada Somaliland Ee SOLLA Oo Warsaxaafadeed Kasoo Saarey Magacaabista Gudida Culimada

Hargeysa, (BerberaNews) — Waxaanu si kooban ugu hadlay magacaabista gudida culimada Somaliland  ee u magacaabay madax waynaha jamhuuriyada Somaliland . Gudoomiyha...

Ganacsade Maxamed Yusuf Cali Guray Oo Raashin Ugu Deeqay Dadka Abaaruhu Saameeyeen Ee Gobolka Hawd iyo Degmada Sallaxley + SAWIRRO

Hargeysa, (Berberanews) — Ganacsade Maxamed Yusuf Cali Guray oo ka mid ah ganacsatada waaweyn ee reer Somaliland ayaa  ugu deeqay raashin Gobolka Hawd iyo Degmada...

Dhalasho Farxad Leh: Abwaan/Suxufi Maxamed-Xarrago oo wiil ugu dhashay Magaalada Hargeysa

BerberaNews — Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Ahmed-yasin Sheikh Ahmed,. Shiine Cilmi Kaahin, Cumar Sheekh,...

Somaliland: Heeganka Wasiir Xagl-toosiye Iyo Hagrashada Gududa Abaaraha + SAWIRRO

Hargeysa, (Berberanews) —Waxaa aynu la soconaa in dalka Jamhuuriyadda Somaliland gaar ahaan Gobolada Buuhoodle,Sool,Togdheer uu ka dilaacay cudurka shuban biyoodku...

Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Lagaga Dhawaaqay Kiiska Ilmo Yar Oo Muddo Dheer Saddex Qoys Ku Muransanaayeen Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Lagaga Dhawaaqay Kiiska Ilmo Yar Oo Muddo Dheer Saddex Qoys Ku Muransanaayeen + Magacyada Cidda Loo Xukumay Iyo Cidda Laga Xukumay

Hargeysa,(Berberanews) — Maxkamadda degmada Laascaanood ayaa maanta xukun kasoo saartay kiiska ilmo yar oo muddo lagu muransanaa,kaas oo ay isku haysteen saddex qoys...

Madaxwayne Siilaanyo Oo Safar Ugu Baxaya Dalka Dibaddiisa+Halka Uu Tagayo Iyo Ujeedada Socdaalkiisa

Hargeysa,(Berberanews) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo oo safar gaar ah ugu baxay dalka Ingiriiska Maanta oo ay taariikhdu tahay...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Dhaqan-geliyey Maalinta Xuska Dhalliyarada Somaliland

Hargeysa,(Berberanews) —Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa 20-ka bisha February u asteeyay inay noqoto Maalinta Dhallinyarada...