“Author Archive”
Stories written by Kastam

Qalinkii:- MOh’ud HArun Qaybtii 1aad Sidaynu wada ognahay waxa soo badanaya Tahriibka Dhallinyarada Dalkeena Wiilal iyo Gabdhaba, Maaha markii ugu horaysay ee Fikirkayga ka dhiibto dhibaatada Tahriibtu leedahay balse waxaan ugu Celcelinayaan Inta Caqligooda iyo Garaadkoodu wali badqabo inay talo iyo waano unoqoto. dhalinyaradu waa xoogga ama quwada uu dal leeyahay,isla markaasna waa mustaqbalka berrito [...]
January 22nd, 2013 | Posted in QORMOOYIN | Read More »

Dubia (Berberanews):- Wafdiga madaxweynaha Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu soo waramaya in si diiran loogu soo dhaweeyay Aqalka Maraykanka, iyadoo madaxweyne Barack Obama uu halkaasi si diiran ugu qaabilay madaxweynaha iyo Wafdigiisa. Madaxweynaha ayaa sidoo kale la kulmay Xoghayaha Arrimmaha Dibadda ee Mareykanka Hillary Clinton oo iyadu si rasmi ah u shaacisay in [...]
January 18th, 2013 | Posted in WARARKA | Read More »

Secretary of State Hillary Clinton shakes hands with Somali president Hassan Sheikh Mohamud during a news conference, Jan. 17, 2013, inWashington,DC. Dubia (Berberanews):- Four years and over $1 billion inU.S.support later, the Obama administration today claimed a victory in its war on terror in Africa by officially recognizing the government ofSomalia, once a country overrun [...]
January 18th, 2013 | Posted in NEWS IN ENGLISH | Read More »

Dubia(Berberanews.com):- Kooxo hubeysan oo aan haybtooda la aqoonsan ayaa saaka weeraray wariye Cabdi Xareed Cismaan Aadan oo u shaqayn jiray idaacadda Shabelle xilli uu ku sugnaa suuqa weyn ee Bakaaraha. Kooxahan oo la sheegay in ay baastoolado ku heybnaayeen ayaa wariyaha ku dhuftay dhowr xabadood, kuwaasoo ay kasoo gaadheen dhaawacyo halis ah, waxaana wariye Cabdi [...]
January 18th, 2013 | Posted in WARARKA | Read More »

Dubia (Berberanews.com):- Xafiska Xidhiidhka Jaaliyadaha JSL wuxu wargelinayaa Jaaliyadda Emarate-ka ee Somaliland yo dhammaan dhinacyada ay arrintani khusayso in laga bilaabo taariikhda 15th Jan, 2012 aanay Khadan Cismaan Maxamed Guddoomiye u ahayn Jaalliyadda Emarate-ka carabta ama wakiil uga ahayn Xafiiska Xidhiidhka Jaaliyadaha JSl Jaaliyadda Emarate-ka carabta, isla markaana uu Xafiiska Xidhiidhka Jaaliyadaha JSl la shaqayn [...]
January 16th, 2013 | Posted in WARARKA | Read More »

Dubia (Berberanews.com):- Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo bookhasho ku jooga dalka Mareykanka ayaa la kulmay 20 xubnood oo ka tirsan Congress-ka dalka Mareykanka oo uu ku jiray mudane keliya ee muslimka ah ee laga soo doorto gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, Keith Ellison. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa uga warbixiyay mudanayasahan [...]
January 16th, 2013 | Posted in WARARKA | Read More »

Dubai-(Berberanews)-Weftigii Wasiirrada Arrimaha dibadda Md. Maxamed Cabdilaahi Cumar iyo weftigii uu Hoggaaminayay ayaa maanta kulamo kala duwan la yeeshay Wasiirul dawlaha wasaaradda Arrimaha dibadda Imaaraadka carabta Dr. Anwar Maxamed Gargash iyo Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha dibadda u qaabilsan dhinaca arrimaha ciidammadda. Weftigan waxa xubno ka ah Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, Wasiirka Macdanta [...]
January 16th, 2013 | Posted in WARARKA | Read More »

(Berberanews.com):- Xarakada Al-Shabaab ayaa bayaan ay soo saartay Alshabaab ku sheegtay in go’aan kama dambeys ah ay ku gaadheen in dil toogasho ah ay ku fulinayso sarkaalka Faransiiska ee Dennis Allex kaasoo gacanta ay ku hayeen saddexdii sano ee ugu dambeeyay. Warsaxaafadedka Al-shabaab ayaa lagu sheegay in maamulka Faransiiska uu ku khamaaray noloshii sarkaalkooda afduubka [...]
January 16th, 2013 | Posted in WARARKA | Read More »

(Berberanews):- Ururka Al-shabaab ayaa ku shaaciyay geerida Sarkaal ka tirsan ciidamada Meliteriga Faransiiska sida ay ku xaqiijiyeen Boggooda Twitterka. Bayaan Al-shabaab ay soo saareen ayaa waxaa lagu cadeeyay in Sarkaalka uu u dhintay dhaawac ka soo gaaray dagaalkii Ciidamada gaarka ee faransiiska ay kula galeen Al-shabaab degmada Buula- Mareer ee Gobolka Sh/hoose. Al-shabaab ayaa sheegay [...]
January 14th, 2013 | Posted in WARARKA | Read More »

Hargeysa-(Berberanews)Tartanka Ciyaaraha Gobolada Dalka oo hore loogu qorsheeyay in maalinta beri 15 Jan 2013 lagu garoonka Hargeysa stadium ee magaalada Hargeysa, ayaa gebi ahaanba baaqday. kadib markii ay saamayn ku yeesheen natiijooyinkii doorashada golaha deegaanka ee dalka ka dhacay 28 Nov 2012. Wasiirka Wasaaradda Dhalinyaradda, Ciyaaraha iyo Dalxiiska Somaliland Cali Siciid Raygal ayaa maanta ku [...]
January 14th, 2013 | Posted in WARARKA | Read More »