Home » Entries posted by Siciid Morgan
Entries posted by Morgan
Maxaad Ka Taqaan 10ka Cabitaan Ee Ka Hor Taga Gabawga

Maxaad Ka Taqaan 10ka Cabitaan Ee Ka Hor Taga Gabawga

Saynisyahano ka kala socday wadamo kala duwan ayaa soo saaray liis ka kooban 10 cabitaan oo ay sheegeen inay yihiin kuwo ilaalin kara dhalinyara nimada qofka, quruxda iyo caafimaadkiisa oo ay wanaajinayaan, kuwaas oo ah waxyaalo ay awoodaan dadku inay cabaan.