“Author Archive”
Stories written by Mursal
London-(Berberanews)- Ra’isal Wasaaraha Dawlada Ingiriiska David Kamaroon ayaa Maanta si gaar ah ugu qaabilay Xafiiskiisa Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud “Siilaanyo” iyo Weftiga uu hogaaminayo ee Ku Sugan Magaalada London. Banaan baxa weli noociisu hore uga dhicin dalka boqortooyada Ingiriiska ayaa lagu beegay xili uu Ra’isal Wasaaraha Ingiriisku isu diyaarinayay Kulan uu la [...]
February 22nd, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

London-(Berberanews)- Madaxweynaha Somaliland ayaa hor-galya Kumanaan ka mid ah Jaaliyadda Somaliland ee Ku dhaqan dalka Ingiriiska iyo kuwo ka yimid Waddammada la jaarka ah UK, kuwaasoo maanta ka dhigay bannaan-bax ballaadhan Xafiiska Ra’isal wasaaraha Biritayn David Camaron ee Down Street ee Magaalada London . Banaan baxan ayaa ka qayb galayaashu ku muujinayaan sida aanay gorgortan [...]
February 22nd, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

London-(Berberanews)- Ra’iisul wasaaraha dawladda Ingiriiska Mr. David Cameron, ayaa si cad u dafiray inay dawladdiisu diyaar u tahay inay aqoonsato madax-bannaanida Jamhuuriyadda Soomaaliya, isla markaana waxa uu sheegay in ujeeddadoodu tahay inay Xidhiidh fiican la yeeshaan guud ahaanba dhinacyada dalkii la isku odhan jiray Soomaaliya. Isaga oo xusay inuu jaclaysanayo horumarka Somaliland. Ra’iisal wasaaraha Ingiriska [...]
February 22nd, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »
Laas-caanood-(Berberanews)- Afhayeenka Guddiga diiwaangelinta Ururrada siyaasadda iyo ansixinta Xisbiyada Qaranka Somaliland Xasan Axmed Ducaale (Macallin), ayaa daboolka ka qaaday inay dhawaan bilaabayaan kala haadinta 15 Urur-siyaasadeed oo ka soo gubay wejigii koowaad ee shuruudaha looga baahnaa. Xasan Macallin oo hoggaaminaya afar xubnood oo ka tirsan Guddiga diiwaangelinta, isla makraana shalay kormeer qiimayn ah ku maray [...]
February 22nd, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »
Xamas-(Berberanews)- Kooxaha u halgama xuquuqda Aadamaha ee dalka Suuriya ayaa maanta sheegay in Lix iyo toban qof lagu dilay goobo kala duwan kadib markii ciidamada qaranka ee dalkaasi ay kordhiyeen duqaymihii ay ku hayeen magaalooyinka Iblib,Xama iyo Baabul Cumar. Kooxaha u dhaqdhaqaaqa xuquuqda aadamaha ayaa intaas ku daray in shan iyo toban ka tirsan Ciidamada [...]
February 21st, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

Hargeysa-(Berberanews)- Xildhibaannada Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Xeerka la-dagaallanka Budhcad-badeedda iyo Wareejinta Maxaabiista, kuwaasoo aan Somaliland hore uga jirin, isla markaana ay qaar Mudanayaasha ka tirsani ansixintooda afduub ku tilmaameen. Labada Xeer oo aan hore ugu jirin ajandihii kal-fadhiga ayaa maalmihii u dambeeyay golaha la horkeenay Xeerka La-dagaalanka Budhcad-baddeeda, [...]
February 21st, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

Hargeysa, 21 Feb 2012(Berberanews)- Gudoomiyaha Guddiga diiwaangelinta Ururraada Siyaasadda iyo Ansixinta Xisbiyada Qaranka Somaliland Cabdirisaaq Jaamac Cumar (Ciyaale), ayaa ka hadalay halka ay marayaan howlo la xidhiidha qiimaynta Ururrada iyo halka ay marxaladdoodu marayso oo ay 12-kii bishan ka bilaabeen kormeer ay ugu kuur-galayaan arrimahaa gobollada Somaliland. Guddoomiyaha diwaangelinta ururadda siyaasadeed ee Somaliland oo xalay [...]
February 21st, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »
London-(Berberanews)- Madaxweynaha dawladda Ku-meel-gaadhka ah ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa ka hadlay sida uu u arko iyo macnaha ay u samaynayso inay dawladda Somaliland markii ugu horreysay aqbashay inay ka qaybgasho shir lagaga hadlayo arrimaha Soomaaliya, kaasoo 23-ka bishan ka furmi doona magaalada London ee waddanka Ingiriiska. Madaxweyne Sheekh Shariif, waxa uu daboolka [...]
February 20th, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »
Hargeysa-(Berberanews)-Taliyaha ciidanka Ilaaladda xeebaha Somaliland Gen. Axmed Aw- Cismaan, ayaa maanta waxba kama jiraan ku tilmaamay war sheegayay in xeebta galbeedka Somaliland ay ka soo degeen maleeshiyo ka tirsan jabhadda ONLF, warkaasi oo uu daabacay Wargeyska Madaxa banaan ee OGAAL. Taliyaha ciidammadda ilaaladda xeebaha Somaliland wuxuu sidaasi ku sheegay shir jaraa’id oo uu maanta ku [...]
February 20th, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

Berbera-(Berberanews)- Markab Badeecado badan oo kala duwan u soo siday Dekedda Berbera ee Somaliland oo u rarnaa Ganacsato iyo dad kale oo Muwaaddiniin ah, ayaa laga afduubay Xeebaha Badda Cumaan, sida uu Wargeyska Ogaal u xaqiijiyey Wakiilka Markabka la qafaashay ee MV Leyla u qaabbilsan Somaliand Sheekh Axmed-Sayid Muxumed Mire. Wakiilka Markabka M.V Leyla ee [...]
February 20th, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »