Home » Entries posted by Abdisalam Abdirachid
Entries posted by news1
Saamaynta Cudurka Duumadda iyo Africa

Saamaynta Cudurka Duumadda iyo Africa

Daraasad lagu ogaaday aadanaha “dadka” ku nool adduunka haatan ayaa lagu qiyaasa 7.5 bilyan oo qof, darasadan ayaa ah june,2016 “World Population Clock”. Hadaba in kudhaw ama kala badh dadyawga ku nool addunka oo udhiganta inka badan saddex billyan ayaa qaba ama halis u ah xanuunka duumada “Malaria”. Xanuunkan loo aqoonsaday “Malaria” ama Duumada waxaa […]

“Lammaanahaagu Waa Rafiiqa Noloshaada ee Weligaa Sidaa si ka Hoosaysa ha ula Dhaqmin”

Comments Off on “Lammaanahaagu Waa Rafiiqa Noloshaada ee Weligaa Sidaa si ka Hoosaysa ha ula Dhaqmin”
“Lammaanahaagu Waa Rafiiqa Noloshaada ee Weligaa Sidaa si ka Hoosaysa ha ula Dhaqmin”

Barkhad Maxamed Kaariye, ayaa ka sheekeeyey hab-nololeedka uu qoyskiisa u maareeyo iyo sida ay xaaskiisa uu aadka u jecel yahay ee Yaasmiin Maxamed Kaahin nolosha isula jaan qaadeen. Lammaanahan oo aha qoys aad isu fahmay ayaa u warramay Somali Face oo ah bog arrimaha bulshada ka warramaya; Barkhad Maxamed Kaariye oo ah suxufi, isla markaana […]

Continue reading …

Af-hayeenka Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Sababta Loo Xidhay Suldaan Cali Sleebaan

Comments Off on Af-hayeenka Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Sababta Loo Xidhay Suldaan Cali Sleebaan
Af-hayeenka Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Sababta Loo Xidhay Suldaan Cali Sleebaan
Continue reading …

Quruxlaydii Dhiigyocabka ahayd

Comments Off on Quruxlaydii Dhiigyocabka ahayd
Quruxlaydii Dhiigyocabka ahayd

Barnaamikeenan xogta dahsoon waxaynu kaga hadlaynaa gabadhii magceeda la odhan jiray Mary Lopes oo lagu naanaysi jiray Quruxlaydii Dhiigyocabka ahayd.

Continue reading …

Dablay Hubaysan oo Laascaanood ku toogtay Guddoomiyihii Shirkadda Telesom

Comments Off on Dablay Hubaysan oo Laascaanood ku toogtay Guddoomiyihii Shirkadda Telesom
Dablay Hubaysan oo Laascaanood ku toogtay Guddoomiyihii Shirkadda Telesom

Lascanod (Berberanews)-Dablay hubaysan oo aan haybtooda la aqoonsan, ayaa fiidkii habeen hore rasaas oodda kaga qaadday guddoomiyihii shirkadda TELESOM ee gobolka Sool Md Cabdirisaaq Axmed Warsame(dhabayaco), waxana ay halkaas ku gaadhsiiyeen dhaawacyo culculus oo halis ah. Wargeyska HUBAAL oo xalay khadka telefoonka kula xidhiidhay  guddomiyaha gobolkaasi Sool  Md Mustafe Cabdi Ciise Shiine  ayaa noo xaqiijiyey […]

Continue reading …

Xisbiga Jamhuuriga oo Hillary Clinton u doortay musharrax iyo aragtida Obama

Comments Off on Xisbiga Jamhuuriga oo Hillary Clinton u doortay musharrax iyo aragtida Obama
Xisbiga Jamhuuriga oo Hillary Clinton u doortay musharrax iyo aragtida Obama

Philadelphia(Berberanews):- Hillary Clinton, ayaa Xisbiga Dimuquraaddigu si rasmi ah ugu magacaabay inay noqoto Musharraxa u tartama Xisbigaas doorashada Madaxtinnimada ee dalka Maraykanka, isagoo Madaxweyne Obama-na ugu baaqay Shacabka reer Maraykan inay codkooda siiyaan oo ay doortaan Hillary oo uu sheegay inay tahay qofka ugu habboon inay xilka kala wareegto Waxay Cod-bixiyeyaasha reer Maraykan, gaar ahaan […]

Continue reading …