Nuura Diin

Madaxweyne Biixi Oo Xafiiska Ku Qaabiley Wafdi Ka Socda Baarlamaanka Dalka Uganda

Please follow and like us:0

“Farmaajo Hargaysa ha yimaado oo ha ka furo safaaraddii Soomaaliya”Faysal C. waraabe

Faysal Cali Waraabe wuxuu sheegay in ka qayb galkooda shirkii Brussels uu ahaa inay u ololeeyaan mowqifka jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madax banaanida ee...

Abiy oo amray In ciidamo Loo Diro deegaannada Soomaalida iyo Oromada

Addis-Ababa(Berberanews)- Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa laamaha amniga dalka ku amray in sida ugu dhaqsiyaha badan ciidamo loo geeyo deegaannada ay...

Iran oo ku hanjabtay in ay tayayn doonto Uranium-keeda

Iran ayaa sheegtay in ay isku diyaarinayso in ay dardar geliso barnaamijkeeda tayaynta Uranium-ka hadii uu fashilmo heshiiskii ay la gashay quwadaha dunida. Madaxweyne...

Maxkamadda gobolka Saaxil oo xukuntay Magafayaal isugu jira Somali iyo Yemen

Berbera(Berberanews)-Maxkamada gobolka Saaxil  ayaa xukuno kala duwan  ku riday rag kamida koox isku-dayday inay xeebaha gobolka  Saaxil ka tahriibinayaan...

“Anigu aad baan ugu kalsoonahay in layna ictiraafi doono” Wasiirka Arrimaha Debedda Somaliland

Hargeysa, (Berberanews)-Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in aanay ka qaybgalin, isla markaana aanay jirin cid xukuumadda metelaysa oo ka qaybgashay shirka Soomaaliya...

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya oo si kulul uga hadlay dagaallada u dhaxeeya Qowmiyadaha Oromada iyo Soomaalida Itoobiya,

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya ayaa si kulul uga hadlay dagaallada u dhaxeeya Qowmiyadaha Oromada iyo Soomaalida Itoobiya, isaga oo ku baaqay in degdeg loo joojiyo...

Somaliland: Shirka Soomaaliya ku qabsatay Brussels, waa shir iyaga u gaar ah, mana quseeyo Somaliland

Warsaxaafaddeed Xukuumadda Somaliland ka soo saartay dhowr Arrimood ayaa lagu yidhi sidan: Dabbaal-degga munaasibaddii 26-kii June 2018, madaxweynaha Jamhuuriyadda...

Siyaasi Buubaa oo ka hadlay kulan dhexmaray Madaxweynaha

Please follow and like us:0

Maxaa ka jira in ay xidhantay Safaaradii Somaliland ku lahayd magaalada Adis-ababa.

Adis Ababa (Berberanews)-Safiirku ku xigeenka Somaliland u fadhiya dalka Itoobiya Ambasador Maxamed Cabdikariim oo ku sugan dalka ingiriiska ayaa si adag uga hadlay...