Berbera News | Daily News Update

Baarlamaanka Somaliland oo soo bandhigay Xeer-Ciqaabeed u gaar ah Faysal Cali-waraabe

Hargaysa(Berberaews)- Golaha Barlamaanka Somaliland ayaa markii ugu horaysay waxa ay soo bandhigeen go,aano ku wajahan ama la xidhiidha safarkii uu dhawaan Eng Faysal Cali Waraabe kaga qayb galay shirkii Brusless ee ku saabsanaa maamul goboleedyada soomaaliya.