Home » CAAFIMAADKA
You are browsing entries filed in “CAAFIMAADKA”

London-(Berberanews)- Kulliyadda Caafimaadka Royal College, ayaa ka digtay in 20-ka sano ee soo socda in ku dhaw laba boqol oo kun oo ka mid ah dadka ku nool England iyo Wales ay u dhiman doonaan isticmaalka maandooriyaha. Warbixin lagu daabacay shebekadda wargeyska caafimaadka Lancet, dhakhaatiirta ugu waaweyn dalka UK waxay iftiimiyeen in laba boqol iyo [...]
February 20th, 2012 | Posted in CAAFIMAADKA,WARARKA | Read More »

19,Jan.2011-(CBS/AP) Abortion rates are highest where the procedure is illegal, according to a new study. The study also found nearly half of all abortions worldwide are unsafe, with the vast majority of unsafe abortions occurring in developing countries. As for the overall global abortion rate, it remained virtually unchanged from 2003 to 2008, at about [...]
January 19th, 2012 | Posted in CAAFIMAADKA | Read More »

Hargeysa (Berberanews)- Boqollaal qoys oo dan yar u badan, ayaa ku hungoobay dhakhaatiir u dhashay dalka Iran oo hawlo caafimaad oo tabarucaada ka bilaabay cisbitaalla Guud ee Hargeysa ka dib markii hawlwadeennada dhakhtarku ku wargeliyaan inuu qof kastaa bixiyo lacag dhan $10 oo diiwaangelin ah. Dadweynahan danyarta u badan oo u soo huleelay inay addeegyo [...]
December 24th, 2011 | Posted in CAAFIMAADKA,Dalka,WARARKA | Read More »

Hargeysa (Berberanews) Dec 22,011 – Masuuliyiinta wasaarada Caafimaadka Somaliland ayaa maanta Madaarka diyaaradaha ee Cigaal ee Magaaladda Hargeysa ku soo dhaweeyay dhakhaatiir ka socda dalka Iiraan. Dhakhaatiirtan oo ah 10 oo dawlada dalka Iiraan ugu deeqday Somaliland si ay hawlo caafimaad oo taburac ah uga fuliyaan cisbitaalada ku yaala Magaalooyinka Dalka oo ay ugu muhiimsan [...]
December 22nd, 2011 | Posted in CAAFIMAADKA | Read More »

Prof. Cabdi Xuseen Maraykan Hargeysa. 26,Nov,2011-Casrigan aynu joogno waxa adduunka ku sii fidaya adeegsyida qalabka elegtarooniga (electronic) oo suurtagelisay xidhiidhka kumannaan dadwetne ah oo dacalada dunida ku kala nool inay si dhib yar ugu wada xidhiidhaan qaabab kala duwan oo ay ka mid yihiin, qoraallo, maqal amma muuqaal laysku weydaarsado internet, Telefiishan amma idaacad. Elegtaroonigu [...]
November 26th, 2011 | Posted in CAAFIMAADKA,QORMOOYIN | Read More »

22, Nov, 2011-(Berberanews)- Xadiistaa uu Nabigeeni Maxamed (NNKHA) kun iyo afar boqol oo sanadood ka hor inoo sheegay. Dhinaca kale mac-hadka xanuunada ku dhaca wadnaha u qaabilsan dalka Maraykanka oo iyaga laftoodu baadhitaan dheer muddo sanado ah ku hayay qaabka looga gaashaman karo xanuunada wadnaha ku dhaca ayaa sheegay in nadiifinta ilkaha iyo afku ay [...]
November 22nd, 2011 | Posted in CAAFIMAADKA | Read More »

Hargeysa (Berberanews)- Masuuliyiin ka tirsan dawladda, maamulka iyo dadweynaha degmada Laasgeel ee gobolka Maroodi-jeex, ayaa qaylo-dhaan ka soo saaray khatar caafimaad-darro oo degaankaasi ay ku hayso sun ay laba warshadood oo Dacar-budhuq ku yaalaa u adeegsadaan midginta hargaha xoolaha oo ay dibada u dhoofiyaan. Laba warshadood oo mid ka mid ah ay leeyihiin ganacsato u [...]
November 16th, 2011 | Posted in CAAFIMAADKA,Dalka,WARARKA | Read More »

Hargeysa-(Berberanews/caafimaadka)–Dufcadii koowaad ee ka qalin jabisa Jaamacadda Addis Ababa Medical College ee Magaalada Hargeisa ayaa Jimcihii 04/November 2011 Xaflad loogu qabtay Hotel Crown ee Magaalada Hargeisa. Munaasabada Qalinjabinta Ardayda ayaa waxaa ka soo qayb galay, Madaxwayne ku Xigeenkii hore ee somaliland Cabdiraxman Aw Cali Faarax, Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxman Cirro, Wasiirka Caafimaadka Xuseen Xoog, [...]
November 8th, 2011 | Posted in CAAFIMAADKA | Read More »

Thailand-(Berberanews/wararka)- Mawjadaha hirar biyo ah oo ku dhuftay dalka Thailan, ayaa waxa ka dhashay cabsi hor leh oo ku saabsan xannuuno ka dhasha fatahaada biyaha, sida ay dadka ku wacyigeliyeen hay’adaha gargaarka oo sheegay inay dadku halis ugu jiraan shuban-biyood, kanneeco iyo xumad wer wer ka taaganyahay inay maalmaha soo socda dillaacaan. In ka badan [...]
October 31st, 2011 | Posted in CAAFIMAADKA | Read More »

Waxaa wax laga naxo ah in dhiig qof Muslim ah la daadiyo nooca uu doonaba ha ahaado AMA kooxduu doonaba ha ka tirsanaado, amaba mad-habtuu doonaba ha ayidsanaadee, illahay baana sharci u samaystay uu ku kala saarayo maadaama uu yahay kan quluubta bini-aadamka daalacanaya eeysan waxba ka qarsoonayni, mid walbana abaalkiisa gacantuu ka saari doonaa. [...]
October 15th, 2011 | Posted in CAAFIMAADKA | Read More »