Category: CAAFIMAAD

Xaaladda Caafimaad ee Madaxweyne dalka Zimbabwe Robert Mugabe Oo Laga Dayriyay

Harare- (Berberanews)- Madaxweynaha dalka Zimbabwe Robert Mugabe ayaa la sheegay inuu hayo cudurka Kansarka Caloosha ku dhaca, kaasoo ku faafay xubnaha jidhkiisa ee...

Smoking Damages Teeth and Oral Cavity

German Dental Association and the German Cancer Research Center have issued a flyer about the dangers of smoking for oral Tobacco smoke contains numerous toxins which...

Hay’adda Caafimaadka Adduunka WHO Oo Ka Digtay In 5 Milyan oo Itoobiyaan ah Uu halis ku hayo Daacuun ka gudbi kara Xuduudaha

Addis Ababa- (Berberanews/Reuters)- Dad lagu qiyaasay shan milyan ayaa halis ugu jira in cudurka Daacuunku uu haleelo deegaannada abaaruhu ka jiraan ee Itoobiya, sida ay...

Dad Qaba Cudurka Kansarka Oo Markii Ugu Horeysal Lagu Beeray Unugyo Macmal Ah.

Caafimaadka-(Berberanews)-nDadka qaba cudurka dilaaga ah ee cancer-ka ayaa markii ugu horeysay helay arin caafimaad rajo  ku abuuri karta kuna saabsan cudurka ay  la...

Ururka Samo-falka Dangarad Oo Addeegyo Baadhitaan Caafimaad iyo Qaybin Daawooyin Ka Fuliyay Degmada Mandheera

Mandheera ( Berberanews)- Ururka Samo-falka Dangarad oo ay ku bahoobeen dhallinyaro ka soo jeeda gobollada Saaxil iyo Hargeysa, ayaa todobaadkii hore addeegyo caafimaad...

Madaxa Xanaanada Dhexe ee Hargeysa oo Aanu Ka Waraysanay Adeegyada ay u Qabtaan Hooyada iyo Dhalaanka

Wariye : Yoonis Maxamed X. Jaamac /Hargeysa Madaxa Xanaanada Dhexe ee Hargeysa, oo loogu magacdaray   ama loo yaqaano Dhakhtar Khaalid MCH, Marwo Aamina C/qaadir...

Hal Qof Oo U Geeriyoodey Xannuun Aan La Aqoonsan Oo Berbera Ka Dilaacay

Berbera-(Berberanews)- Xanuun aan wali la aqoonsan waxa keenaya iyo waxa lagu kala qaadayo ayaa muddooyinkii u danbeeyay fara baas ku hayey dadwaynaha ku dhaqan gudaha...

Dhibaatooyinka Wax Liqidda

Ku dhibaatowga wax liqidda waxaa loo yaqaannaa disfagiya (dysphagia). Wuxuu saameyn karaa cunidda, cabbidda, iyo dawo qaadashada. Dhibaatooyinka wax liqiddu waxay keeni...

Infekshanka Bartamaha Dhegta

Hurgunka ama infekshanka bartamaha dhegta waxaa loo yaqaannaa Otitis Media. Hurgunkaan waxaa sababa marka dheecaan ka yimid dhegtaadu uu meesha ku xannibmo. Tani waxay...

Dhabar Xanuun (Back Pain)

Xanuunka dhinaca hoose ee dhabarka, waxaa ku xanuunsada 4 ilaa shan qofood intii ah waqtiga ee noloshooda. Inta badan waxuu xanuunka ku dhammaadaa dhowr maalmo ah ilaa...