Home » Archives by category » CAAFIMAAD (Page 11)
Dhibaatooyinka Wax Liqidda

Ku dhibaatowga wax liqidda waxaa loo yaqaannaa disfagiya (dysphagia). Wuxuu saameyn karaa cunidda, cabbidda, iyo dawo qaadashada. Dhibaatooyinka wax liqiddu waxay keeni kartaa nafaqo xumo. Calaamadaha Dhibaatooyinka Wax Liqidda • Qufucid, mergasho ama sixasho oo yimaada marka wax la cunayo ama la cabbayo • Dareemidda in cunto ay ku dheggan tahay hunguriga ama afka • […]

Continue reading …
Infekshanka Bartamaha Dhegta

Hurgunka ama infekshanka bartamaha dhegta waxaa loo yaqaannaa Otitis Media. Hurgunkaan waxaa sababa marka dheecaan ka yimid dhegtaadu uu meesha ku xannibmo. Tani waxay dhici kartaa marka aad qabto hergeb, sanboor ama ifilo. Dheecaanku wuxuu bakteeriyada u oggolaadaa iney kobocdo ayna cadaadis dul dhigto sagxadda dhegtaada. Calaamadaha • Xanuun • Qandho • Dheecaan soo burqada […]

Continue reading …
Dhabar Xanuun (Back Pain)

Xanuunka dhinaca hoose ee dhabarka, waxaa ku xanuunsada 4 ilaa shan qofood intii ah waqtiga ee noloshooda. Inta badan waxuu xanuunka ku dhammaadaa dhowr maalmo ah ilaa iyo dhoor toddobaadyo ah, laakin mar marka qaarkood waxuu qaadan karaa waqti dheer waana soo noqonoqdaa. Waxuu xanuunka dhabarka u imaan karaa si degdeg ah waxuuna ahaan karaa […]

Continue reading …