Category: CAAFIMAAD

Kumanaan Reer Australia ah Ayaa Dhakhtarrada Ilkaha Awgood Halis ugu Jirta Cudurrada AIDS-ka iyo Beer Xannuunka

Sydney (berberanews)- Kow iyo Toban kun oo qof oo ah muwaadiniin reer Austareeliya ah ayaa looga yeedhay xarumaha caafimaadka ee qaranka si loogu sameeyo shaybaadh,...

S/Land: Qiimaynta Adeegyada Hooyada iyo Dhallaanka

Tallaal cusub oo loo helay dadka dhiig-karka qaba

Washington (Berberanews)- Xeeldheerayaal caafimaad oo u dhashay dalka Maraykanka ayaa ku guulaystay in ay horumariyaan tallaal cusub oo hoos u dhigaya dhiigga kacsan,...

Mataanno Dhashay Iyagoo Isku Dheggan oo Lagu Guulaystay in Lagu Kala Saaro Qalliin Adag

Laba hablood oo toban bilood jiray, isla markaana ahaa mataano isaga dheggen uur-ku-jirta iyo laabta, ayaa markii ugu horraysay caaalamka lagu guulaystay in la kala...

Daraasad caafimaad oo muujisay in wadamo soo korayaa ka dawo qaalisanyihiin kuwa horumay

Bbc-(Berberanews)-Daraasad caalami ah oo lagu sameeyay qiimaha dawooyinka caalamka ayaa lagu ogaaday in mararka qaar wadammada sookoraya ay kadawo qaalisanyihiin kuwa...

Dhacdooyin Cajiib ah oo ku Duugan Wadnaha Bani’aadamka

Berberanews-Dhacdooyinkan soo socdaa waa qaar ku salaysan wadnaha bani’aadamka, gaar ahaan xagga caafimaadka, waana qaar u baahan in si fiican loo ogaado, wax badana...

Cudurka Dilaaga ah ee Ebola oo gaadhay Bariga Afrika

Khartoum(Berberanews)Cudurka Dilaaga ah ee Ebola ayaa lagu arkay Dalka Bariga Afrika ee Koonfurta Soodaan ee Jubba, waxaana heegan la geliyay Dalka Suudaan ee ay kala...

Halis caafimaad darro oo lagu sheegay dawada Cadayda-Digniin

Caafimaad-Dukumanti 35 ka kooban oo laga diyaariyey khatarta kiimikada ku jirta daawada lagu cadaydo, ayaa lagu sheegay inay sababi karto kansarka, taasoo dacwad ka dhan...

AFAR CARRUUR AH OO KU DHASHAY CUDURSIDAHA HIV OO LAGA DAAWEEYEY

Afar carruur ah oo ku dhashay cudur-sidaha HIV, ayaa waqtigan laga nadiifiyey jidhkooda si aanu u sababin xannuunka AIDs-ka, taasoo la sheegay in ay hor dhac u noqonayso...

Khatarta Somaliland kaga soo fool leh Xannuun Dilaa ah oo ka dilaacay Bariga dhexe

Warbixin Wariye Maxamed Xarrago 05-05-2014-(Berberanews)-261 qof oo caalamka ku kala nool ayaa ilaa hadda la xaqiijiyay inay qabaan xanuunka dilaaga ah ee...