Home » Archives by category » CAAFIMAAD (Page 3)

AFAR CARRUUR AH OO KU DHASHAY CUDURSIDAHA HIV OO LAGA DAAWEEYEY

Comments Off on AFAR CARRUUR AH OO KU DHASHAY CUDURSIDAHA HIV OO LAGA DAAWEEYEY
AFAR CARRUUR AH OO KU DHASHAY CUDURSIDAHA HIV OO LAGA DAAWEEYEY

Afar carruur ah oo ku dhashay cudur-sidaha HIV, ayaa waqtigan laga nadiifiyey jidhkooda si aanu u sababin xannuunka AIDs-ka, taasoo la sheegay in ay hor dhac u noqonayso in lala tacaalo xannuunkan. Kiiskan oo ka dhacay dalka Kanada, ayaa macluumaadkiisa lagaga doodi doona shirka AIDS-ka ee lagu qaban doono bishan magaalada Melbourne ee dalkaas, kaasoo […]

Continue reading …

Khatarta Somaliland kaga soo fool leh Xannuun Dilaa ah oo ka dilaacay Bariga dhexe

Comments Off on Khatarta Somaliland kaga soo fool leh Xannuun Dilaa ah oo ka dilaacay Bariga dhexe
Khatarta Somaliland kaga soo fool leh Xannuun Dilaa ah oo ka dilaacay Bariga dhexe

Warbixin Wariye Maxamed Xarrago 05-05-2014-(Berberanews)-261 qof oo caalamka ku kala nool ayaa ilaa hadda la xaqiijiyay inay qabaan xanuunka dilaaga ah ee MERS,kuwaas oo 93 ka mid ah dadkaasi u dhinteen.   Fayraska cusub ee loogu magacdaray “Middle East Respiratory Syndrome Coronavirus” (MERS-CoV) ayaa markii u horraysay laga maqlay dalka Saudi Arabia 2012 iyo Jordan, waxaannu […]

Continue reading …

3D printing to make spare parts for bodies

Comments Off on 3D printing to make spare parts for bodies
3D printing to make spare parts for bodies

The medical technology of bioprinting, artificially creating human organs and body parts, is racing ahead. How long could it be before we can replace any part of our bodies? Totally life-changing, is how Stephen Power described his operation. Two years ago a bad motorcycle accident left him with severe damage to his face. ‘I broke […]

Continue reading …

Cilmi-baadhid: Waxa laga Yaabaa Mustaqbal-ka Dhaw In Dawada Cancer-ka Laga Helo Hawada Sare (Space)

Comments Off on Cilmi-baadhid: Waxa laga Yaabaa Mustaqbal-ka Dhaw In Dawada Cancer-ka Laga Helo Hawada Sare (Space)
Cilmi-baadhid: Waxa laga Yaabaa Mustaqbal-ka Dhaw In Dawada Cancer-ka Laga Helo Hawada Sare (Space)

Hay’ada NASA…..The international space station (ISS) oo ah Hay’ad Caalimya oo Cirbixisa Dayax-gacmeedka Hawda sare loo diro. Hay’ada Ayaa Dayax-gacmeed ay dirayso waxa ay raacin doontaa 6 million oo unugyo Cancer ah, kuwaas oo laga soo jaray qof aad u Xanuunsanaaya oo cudurku kaga dhacay Qanjidhada, sidaa waxa Shir-jaraa’id ku sheegay Khubaro Danish ah oo ka […]

Continue reading …

Socodka oo la xaqiijiyey in uu cafimaadka qofka aad muhiim ugu yahay

Comments Off on Socodka oo la xaqiijiyey in uu cafimaadka qofka aad muhiim ugu yahay
Socodka oo la xaqiijiyey in uu cafimaadka qofka aad muhiim ugu yahay

(berbera-Qubanaha) Daraasad cusub oo lasoo saaray ayaa muujinaysa in socodka  badan uu aad ugu wanaagsan yahay ka hor tagista xanuuno fara badan. Darasadan oo ay diyaariyeen qubaro caafimaad oo London ku nool ayaa waxaa ay soo jeediyeen in dadka oo socda maalintii ugu yaraan 2 saacadood ay hoos u dhigi karto xanuuno halis ah in […]

Continue reading …

Dumarka Xanaaqa Badan Ee kulkulul Oo Halis Ugu Jira In Uu Ku Dhaco stroke

Comments Off on Dumarka Xanaaqa Badan Ee kulkulul Oo Halis Ugu Jira In Uu Ku Dhaco stroke
Dumarka Xanaaqa Badan Ee kulkulul Oo Halis Ugu Jira In Uu Ku Dhaco stroke

Berberanews-Ragga cadha badan ayaa waxay halis u yihiin in uu ku dhaco xanuunka la yidhaado “stroke” dhiig furanka maskaxda. Dhinaca kale dumarka xanaaqa badan ee kulkulul ayaa wax ku dhaca cimri deg deg. Arintana waxa lagu soo bandhigay cilmi baadhid ku saabsan xanuunka “Stroke” Istaroogu waa marka dhigga maskaxda ku socda uu ka xidhmo. Arrintani […]

Continue reading …

Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo ka hadashay Haweenay Sun laga Iibiyey Nafteeda Sahayan-gaadhay

Comments Off on Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo ka hadashay Haweenay Sun laga Iibiyey Nafteeda Sahayan-gaadhay
Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo ka hadashay Haweenay  Sun laga Iibiyey Nafteeda Sahayan-gaadhay

Hargeysa(Berberanews):- Wasaaradda Caafimaadka Somaliland, ayaa ka hadashay Haweenay maanta ku sumoobi gaadhay Sunta ama Dhibta lagula dagaallamo Cayayaanka ku dhasha Xoolaha oo ay Cabbi gaadhay, taasoo ka nabad-gashay inay cabto, ka dib markii Saygeeda oo ku dhawaa ugu galay qol ay ku jirtay Xaaskiisu iyada oo markaa furka ka furtay Dhibta ay iibsatay si ay […]

Continue reading …

Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo dalka ka bilaabmay Talaalka Dabaysha

Comments Off on Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo dalka ka bilaabmay Talaalka Dabaysha
Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo dalka ka bilaabmay Talaalka Dabaysha

Caafimaad-(Berberanews)-Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa maanta ku shaacisay inuu guud ahaan dalka ka bilaabanayo talaalkii dabaysha ee caruurta ka yar shanta sanadood. Dr. Cali Sheekh agaasimaha Caafimaadka Guud ee wasaaradda caafimaadka oo warbaahinta kula hadlay xarunta wasaaradaasi ayaa ku dhawaaqay in talaalkaii dabayshu uu Somaliland ka bilaabanyo 19 bisha November socona doono ilaa 23 isla bishan […]

Continue reading …

Hargeysa oo laga xusay maalinta fayo dhawrka Suuliyadda

Comments Off on Hargeysa oo laga xusay maalinta fayo dhawrka Suuliyadda
Hargeysa oo laga xusay maalinta fayo dhawrka Suuliyadda

Hargeysa, Somaliland, November 19, 2013-(Berberanews) -Maalinta fayo dhawrka Suuliyadda ayaaa maanta si weyn looga xusya magaaladda Hargeysa. Maalinta nadiifinta Musquladda loo asteeyey ee November 19 keedda oo sanad walba aduunka laga xuso ayaa maanta munaasibad baladhan oo ay ka soo qaybgaleen dadweynaha kala duwan ee magaaladda Hargeysa, wasaarada caafimaadka, hay’adda CARITAS ayaa lagu qabtay hoteelka […]

Continue reading …

Nairobi oo Lagu Ansixiyey Dhaqaale Muddo Laba Sanno ah Lagu Taageerayo Adeegyada Caafimaadka Somaliland

Comments Off on Nairobi oo Lagu Ansixiyey Dhaqaale Muddo Laba Sanno ah Lagu Taageerayo Adeegyada Caafimaadka Somaliland
Nairobi oo Lagu Ansixiyey Dhaqaale Muddo Laba Sanno ah Lagu Taageerayo Adeegyada Caafimaadka Somaliland

Hargeysa (Berberanews)- Wasiirka Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo Toosiye), ayaa daboolka ka qaaday in magaalada Nairobi ee dalka Kenya lagu ansixiyey dhaqaale loogu talogalay horumarinta adeegyada caafimaadka Somaliland. Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye) oo shalay ka soo laabtay shirar uu kaga qaybgalay dalka Kenya iyo Cummaan, ayaa saxaafadda u sheegay inuu  Magaalada […]

Continue reading …