Home » CAYAARAHA
You are browsing entries filed in “CAYAARAHA”
Hargeysa, (Berberanews) Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada, Dhaqanka Iyo Ciyaaraha Md. Cabdi Siciid Faahiye ayaa da’yarta Somaliland meel kasta oo ay joogaan ugu hambalyeeyay, xuska maalinta dhalinyarada ee 20-ka February, isla markaana ku beegan xuska maalinta dhagax tuurkii Hargeysa ee sanadkii 1982-kii. Wasiirka waxa uu dhamaan dhalinyarada Somaliland meel kasta oo ay joogaan u rejeeyay in sanadka, [...]
February 19th, 2012 | Posted in CAYAARAHA,WARARKA | Read More »

(Berberanews Sports):- Sida ay saaka qorayaan wargeysyada Daily Mail iyo Daily Mirror macalinka kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa ciyaartoydiisa u canaantay si aan hore loo arag ka dib guuldaradii habeenka arbacada ka soo gaadhay AC Milan. Tababaraha ayaa kulan degdeg ah shalay kula yeeshay ciyaartoyda garoonka tababarka, waxaana la soo sheegayaa inuu ku qeyliyay islamarkaana [...]
February 18th, 2012 | Posted in CAYAARAHA | Read More »

(Berberanews Sports):- Tababaraha kooxda Real Madrid Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday inaysan waxba dhankiisa ka aheyn dhibcaha ay ka sareeyaan Barcelona ilaa iyo inta Los Blancos ayba ku guuleysaneyso La Liga. Kooxda Santiago Bernabeu ka dhisan ayaa haatan 10 dhibcood hogaanka kaga heysa kooxda ay xafiiltamaan, lakiin Mourinho ayaa kaliya xiiseynaya inuu ku guuleysto [...]
February 18th, 2012 | Posted in CAYAARAHA | Read More »

(Berberanews Sports):-Claudio Ranieri ayaa raaligelin siiyay madaxweynaha kooxda Inter Massimo Moratti iyo taageerayaasha ka dib guuldaradii 3-0 ee ka soo gaadhay Bologna, lakiin waxa uu sheegay in aanuu is casili doonin. Si aan looga baran madaxweynaha kooxda Massimo Moratti ayaa garoonka ka baxay xilligii nasashada markii kooxdiisa lagu lahaa labo gool iyo waxba. “Dhamaanteen waanu aragnay [...]
February 18th, 2012 | Posted in CAYAARAHA | Read More »

(Berberanews Sports):- Kabtanka kooxda Arsenal Robin van Persie ayaa loogu baaqay inuu isaga tago kooxda sida ay maanta qortay jariirada The Sun. Xiddiga kooxda AC Milan Zlatan Ibrahimovic ayaa sheegay in RVP ay tahay inuu ka dhaqaaqo Arsenal si uu u noqdo nin ku guuleysta koobab. Isagoo u hadlayay wargeyska The Sun waxa uu yidhi: [...]
February 18th, 2012 | Posted in CAYAARAHA | Read More »

(Berberanews Sports):- Weeraryahanka kooxda Bayern Munich Franck Ribery ayaa shaaca ka qaaday in riyadiiisa ay tahay inay kooxdiisa finalka Champions League ku ciyaarto Allianz Arena oo sannadkan martigelineysa. Kooxda Bavarians ayaa Group A kaga soo baxay kaalinta koowaad iyagoo ka hormaray Napoli, Manchester City iyo Villarreal. Waxaana ciyaaryahankii hore ee Marseille uu ku rajo weyn [...]
February 15th, 2012 | Posted in CAYAARAHA | Read More »

(Berberanews Sport):- Alessandro Nesta ayaa ku soo laabtay tababarka buuxa ee kooxdiisa, lakiin lama filayo inuu ku bilaanban doono kulankaan, Alexandre Pato ayaa isna la mid ah. Kevin Prince-Boateng ayaa isaga laga yaabaa inuu ku soo bilowdo ka dib markii uu si fiican uga dhex muuqday tababarka. Maxi Lopez ayaa isna la filayaa inuu [...]
February 15th, 2012 | Posted in CAYAARAHA | Read More »

(Berberanews Sports):- Weeraryahanka kooxda Manchester City Mario Balotelli ayaa dareensan inuu leeyahay tayo uu ku qaado abaalmarinta laacibka adduunka Fifa Ballon d’Or mustaqbalka dhow, lakiin waxa uu qirtay inay in badan ku xidhan tahay hadii xiddiga Barcelona Leo Messi uu awoodi doono inuu ku sii sugaando qaab ciyaareedkiisa cajiibka ah ee haatan. Mucjisada reer Argentina [...]
February 8th, 2012 | Posted in CAYAARAHA | Read More »

(Berberanews Sports):- Weeraryahanka da’ada yar ee kooxda Arsenal Oxlade-Chamberlain ayaa ka helay boos ciyaartoyda u safan doonta xulka England kulanka saaxibtinimo ee 29bishan ay la yeelan doonaan xulka Holland. Tababaraha haatan muranka uu ka oogan yahay ayaa albaabada u furay ciyaaryahankan 18jirka ah isagoo ammaanay qaab ciyaareedka uu soo bandhigey kulamadii ugu dambeeyey ee kooxda [...]
February 8th, 2012 | Posted in CAYAARAHA | Read More »

(Berberanews Sports):- Kooxda Barcelona ayaa loo magacaabay kooxda Isboortiga sannadka ee 2011, abaalmarinta caalamiga ee Laureus oo xalay lagu qabtay magaalada London. Kooxda reer Catalan oo ku guuleysatay La Liga, Champions League, Spanish Super Copa iyo FIFA Club World Cup sannadkii hore ayaa abaalmarintan waxa ay ka qaaday kooxda heysata horyaalka kubada kolayga NBA Dallas [...]
February 8th, 2012 | Posted in CAYAARAHA | Read More »