Home » CAYAARAHA You are browsing entries filed in “CAYAARAHA”

Mourinho Oo Doonaya Inuu Adkeeyo Difaaciisa Islamarkaana Uu Xagaaga La Soo Wareego Ivanovic.

morinho

Spain (Berberanews Sports):- Real Madrid ayaa u diyaargarowday inay 15 milyan ginni u soo bandhigto Chelsea oo ku aadan difaaceeda Branislav Ivanovic sida ay maanta qortay jariirada Daily Mail. Tababare Jose Mourinho ayaa doonaya inuu adkeeyo difaaciisa, waxaana uu u arkaa ciyaaryahanka reer Serbia qorshahiisa xagaaga ee suuqa kala iibsiga. Ivanovic ayaa si fiican u [...]

May 12th, 2012 | Posted in CAYAARAHA | Read More »

Kulankii Manchester Derby Oo Loo Doortay Kulankii Ugu Fiicnaa 20kii Sanno Ee Uu Jiray Premier League.

man united

England (Berberanews Sports):- Kulankii Manchester derby ee ka dhacay Old Trafford September 2009 ayaa loogu codeeyay ciyaartii ugu fiicneyd Premier League mudadii 20ka sanno aheyd ee uu jiray. Manchester United ayaa 4-3 kaga badisay Manchester City kulankaas lama ilaawaanka ah, iyadoo Michael Owen uu dhaliyay goolka guusha xilli danbe. Sir Alex Ferguson, ayaa kulankaasi ka [...]

May 12th, 2012 | Posted in CAYAARAHA | Read More »

Kooxda Atletico Madrid oo caawa Hanatay Koobka Europa League.

falco

Spain (Berberanews Sports):- Ciyaartii caawa lawada sugayay ee Finalka Koobka Europa League ee dhex maraysay Kooxaha Reer Spain ee is kugu soo hadhay Finalka Koobkaan ee Atletico Madrid Vs Athletic Bilbao. Kooxda Atletico Madrid ayaa caawa si xarago leh uga badisay Kooxda ay isku wadanka yihiin ee Athletic Bilbao waxayna kaga badiyeen 3 iyo 0. Ciyaariyahanka [...]

May 10th, 2012 | Posted in CAYAARAHA,WARARKA | Read More »

Alex Ferguson Oo Ka Guuleystay In Javier Hernandez Uu Ka Reebo Xulka Mexico Ee Olimbikada Adduunka.

Alex ferguson

England (Berberanews Sports):- Manchester United ayaa xaqiijisay inay heshiis la gaadhay xidhiidhka kubada cagta Mexiso oo ku aadan in Javier Hernandez aanuu ka qeyb qaadan doonin ciyaaraha Olimpikada adduunka ee xagaaga lagu qabanayo London. 23 jirkaan ayaa u ciyaaray wadankiisa koobkii adduunka ka hor xilli ciyaareedkiisii ugu horeeyay ee Old Trafford, halka sidoo kale uu weeraryahanka [...]

May 10th, 2012 | Posted in CAYAARAHA | Read More »

Tababare Ku Xigeenkii Arsenal Pat Rice Oo Shaqada Ka Tagaya Iyo Steve Bould Oo Bedeli Doona.

128900hp2

England (Berberanews Sports):- Arsenal ayaa xaqiijisay in tababare ku xigeenkoodii Pat Rice inuu kooxda ka tagi doono dhamaadka xilli ciyaareedkan, islamarkaana tababarihii Juunyeerka Arsenal Steve Bould uu bedeli doono. Pat Rice ayaa soo gabagabeynaya 44 sanno oo uu xidhiidh la lahaa kooxda Gunners, waxaana tababare Arsene Wenger uu ku tilmaamay halyeey run ah oo Arsenal [...]

May 10th, 2012 | Posted in CAYAARAHA | Read More »

Carles Puyol Oo Dhaawac Jilibka Ah Ku Seegi Doona Ciyaaraha Euro 2012 Sida Barca Ay Xaqiijisay.

carlos teves

Spain (Berberanews Sports):- Tababaraha xulka Spain Vincente del Bosque ayaa helay war aanuu ku farxin ka hor ciyaaraha Euro 2012 ka dib markii la sheegay in dhaawac uu soo gaadhay Carles Puyol taasoo sababi doonta inuu seego koobka Euro. 34 jirkaan ayaa cayaaray 90ka daqiiqo ee kulankii ay Barcelona 4-0 kaga badisay Espanyol, lakiin waxa [...]

May 8th, 2012 | Posted in CAYAARAHA | Read More »

Buffon Oo Loo Magacaabay Madaxweyne Ku Xigeenka Xidhiidhka Ay Ku Mideysan Yihiin Ciyaartoyda Italy.

buffon

Italy (Berberanews Sports):- Halyeeyga kooxda Juventus Gianlugi Buffon ayaa loo doortay madaxweyne ku xigeenka xidhiidhka ciyaartoyda Italy ee loo yaqaano AIC. Waxa uu la shaqeyn doonaa madaxweynaha haatan ahaana ciyaaryahankii hore ee Roma Damiano Tomasi, iyadoo labada nin ay doonayaan inay bedelaan muqaalka ciyaartoyda Talyaaniga laga heysto. “Ciyaartoyda waa ogyihiin inay dad badan u yihiin [...]

May 8th, 2012 | Posted in CAYAARAHA | Read More »

Tababare Pep Guardiola Oo Mar Kale Iska Fogeeyay Shaqada Kooxda Chelsea.

cardiola

Spain (Berberanews Sports):- Macalinka ka socdaalay kooxda Barcelone Pep Guardiola ayaa markale waxaa albaabkiisa soo garaacay codsi ah 12 million oo euro sanadiiba oo uga yimid Milkiilaha kooxda Chelsea Roman Abramovich, hase yeeshee Guardiola ayaa sheegay inuu gali doono fasax hal sano ah. Sida ay maanta qortay jariirada Daily Mirror. Milkiilaha kooxda Chelsea ayaa ka [...]

May 8th, 2012 | Posted in CAYAARAHA | Read More »

Real Madrid Oo La Cayaari Doonta LA Galaxy Tartanka Saaxiibtinimo Ee World Football Challenge.

Real

Spain (Berberanews Sports):- Real Madrid ayaa la cayaari doonta kooxda LA Galaxy booqashada ay ku mari doonaan Mareykanka iyadoo qeyb ay ka tahay tartanka saaxiibtinimo ee World Football Challenge, sida ay xaqiijisay kooxda Mareykanka. Cayaartaan waxaa lagu cayaari doonaa garoonka kooxda horyaalka Mareykanka ka ciyaarta 2da bisha August, waana sannadkii labaad oo isku xigta oo la [...]

May 8th, 2012 | Posted in CAYAARAHA | Read More »

Arsenal Oo Lagu Soo Waramayo Inay Heshiis La Gashay Rennes Oo Ku Aadan Yann M’Vila.

yan adan

England (Berberanews Sports):- Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay heshiis 17.7 milyan ginni la gashay kooxda Rennes oo ku aadan ciyaaryahankooda Yann M’Villa sida ay maanta qortay jariirada Faransiiska ka soo baxda ee Le Parisien. 21 jirkaan ayaa in muddo diirada u saarnaa tababare Arsene Wenger waxaana lagu wadaa inuu u saxeexo heshiis afar sanno [...]

May 8th, 2012 | Posted in CAYAARAHA | Read More »



Recently Commented

  • Abdilahi Jama mire: Berberi wax go’ lagu qaado ka weyn, haddii lawada dheefayo ok haddii kale maya
  • Berberaawi: Alaylehe qalinkaaga khadku kama dhamaado waar odayaashan magac baad u heshay xarago waxaa la ogaa ama la...
  • Cabdiraxman: Kuwani Salaadiin maaha ee waxa la yidhaa DHAAMEEL KA DHURSUGAYAAL markaa dhaameelkooda ha iska qaataan...
  • sahan: Asc waxaa aad layaab u leh werrshadani miyaamay hanti qaran ahayn, ma waxay somaliland oo dhani raali ka tahay...
  • yuniz: SXB, Qalinkaagu Khadku kama dhamaado

Gacal Store