Home » Archives by category » CAYAARO (Page 3)

Rabshado dad ku dhaawacmeen oo hadheeyay Ciyaartii xalay dhexmartay Ruushka iyo England

Comments Off on Rabshado dad ku dhaawacmeen oo hadheeyay Ciyaartii xalay dhexmartay Ruushka iyo England
Rabshado dad ku dhaawacmeen oo hadheeyay Ciyaartii xalay dhexmartay Ruushka iyo England

Marseille-(Berberanews)-Rabshado ayaa hadheeyay ka hor iyo weliba ka dib kulankii kubadda cagta ee xalay dhexmaray xulalka England iyo Ruushka, kaasoo ka dhacay magaalada Marseille. Inta aanay ciyaarta bilaaban, ayaa booliska waxa ay sunta dadka ka ilmeysiisa ku kala eryeen taageerayaal labada dal u kala dhashay, kuwaasoo ku dagaallamay dibedda garoonka. Mid ah ka mid ah […]

Continue reading …

Kooxda Real Madrid oo qaaday koobka kooxaha Yurub

Comments Off on Kooxda Real Madrid oo qaaday koobka kooxaha Yurub
Kooxda Real Madrid oo qaaday koobka kooxaha Yurub

Ciyaaraha-(Berberanews)-Kooxda Real Madrid ayaa ku guulaysatay koobka kooxaha Yurub. Ciyaartii kamadambayska ahayd ayay dheeleen kooxda Athletico Madrid. Ciyaartan ayaa ka dhacaysay garoonka Milan ee dalka talyaaniga. Gool iyo gool ayay ku dhamaaday xiligii caadiga ahaa ee 120-ka daqiiqo. Ka dibna waxaa lagu kala baxay gool kulaad ay ku badisay Real Madrid.

Continue reading …

FIFA oo malaayiin magdhow ah ka doonaysa Maraykanka

Comments Off on FIFA oo malaayiin magdhow ah ka doonaysa Maraykanka
FIFA oo malaayiin magdhow ah ka doonaysa Maraykanka

Cayaaro(Berberanews)-Xidhiidhka kubada cagta ee adduunka ee FIFA, ayaa waydiisanaya tobanaan milyan oo dollar oo lacag mag ah inay ka helaan Maraykanka. Waxay sheegeen inaytahay musuqmaasuqii saraakiishoodii hore ay sameeyeen. Codsiga ayaa loo gudbiyay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Maraykanka, FIFA ayaa waydiisanaysa inay wax ka hesho ku dhawaad laba boqol oo milyan oo dollar oo ka […]

Continue reading …

Kooxda Leicester oo qarka u saaran horyaalka Ingiriiska

Comments Off on Kooxda Leicester oo qarka u saaran horyaalka Ingiriiska
Kooxda Leicester oo qarka u saaran horyaalka Ingiriiska

Cayaaro-(Berberanews)Kooxda Leicester City ayaa qarka u saaran inay ku guulaysato horyaalka kubbadda cagta ee dalka Ingiriiska sanadkan. Rajada Leicester waxay haatan gaadhay lix meelood oo shan ahaan (5/6) inay qaaddo horyaalka Premier League markii ugu horreysay taariikhda naadigaas. Markii uu bilaabanayay xilli-ciyaareedka sanadkan rajada Leicester inay horyaalka ku guulaysato waxay ahayd shan kun meelood oo […]

Continue reading …

Manchester City oo markii u horraysay taariikhda u gudubtay quarter-finalka

Comments Off on Manchester City oo markii u horraysay taariikhda u gudubtay quarter-finalka
Manchester City oo markii u horraysay taariikhda u gudubtay quarter-finalka

Cayaaro(Berberanews)-Manchester City ayaa markii ugu horeysay taariikhda u gudubtay wareegga quarter-finalka ee horyaalka kooxaha Yurub, Champions League. Laakiin tamar la’aan waxba may dhalin gool, 0-0 ayeyna la galeen kooxdii ay la ciyaarayeen ee Dynamo Kiev. Lugtii koobaad ee ciyaarta kooxda City waxay ku adkaatay, 3-1, inkastoo koox adag ay haysteen, hadana waxaa dhaawac ka ah […]

Continue reading …

Muran ka dhashay laacibnimada Messi iyo Ronaldo oo geeri sababtay

Comments Off on Muran ka dhashay laacibnimada Messi iyo Ronaldo oo geeri sababtay
Muran ka dhashay laacibnimada Messi iyo Ronaldo oo geeri sababtay

Nin ayaa la dilay kaddib markii ay saaxiibkii isku maan dhaafeen midka laacibsan Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo. Booliiska dalka Hindiya ayaa sheegay in Michael Chukwuma, oo 21 Nijerian ah uu tooriyeeyay saaxiibkii Obina Durumchukwu. Dhacdada labadan nin ee Nigerianka ah dhex martay waxay ka dhacday xaafad Mumbai ku taala oo sabtidii lagu qabtay xaflad. […]

Continue reading …

Muran ka taagan doorashada Madaxtinnimada FIFA

Comments Off on Muran ka taagan doorashada Madaxtinnimada FIFA
Muran ka taagan doorashada Madaxtinnimada FIFA

Ninka rajeynaya inuu noqdo guddoomiyaha xiriirka kubbadda cagta adduunka, Fifa, Gianni Infantino ayaa sheegay in haddii aan hadda wax laga qaban dhibaatada Xidhiidhkaas haysata ay u dhammaan doonto ururkaas caalamiga ah. Infantino waxaa uu rajeynayaa inuu beddelo Sepp Blatter doorashada dhici doonta maalinta Jimcaha ee soo socota kaddib markii ogayga 79-jirka ah ee reer ear-old […]

Continue reading …

Kooxaha Real iyo Atletico Madrid oo la ganaaxay

Comments Off on Kooxaha Real iyo Atletico Madrid oo la ganaaxay
Kooxaha Real iyo Atletico Madrid oo la ganaaxay

Bbc-Kooxaha Real Madrid iyo Atletico Madrid ayaa laga mamnuucay in ay ciyaartooy cusub qortaan labada xilli ee soo socda ee ciyaartooyda lala kala wareegayo. Xiriirka kubadda cagta adduunka ee FIFA ayaa ganaaxaasi saaray, waxaana kooxaha loo haystaa in qaab aan sharciga waafaqsaneyn u qorteen ciyaartooy da’ yar ah. Labada koox ayaa sheegay in ay racfaan […]

Continue reading …

Tartanka Ciyaarta leebka iyo qaansada oo lagu qabtay Degmada Boondheere

Comments Off on Tartanka Ciyaarta leebka iyo qaansada oo lagu qabtay Degmada Boondheere
Tartanka Ciyaarta leebka iyo qaansada oo lagu qabtay Degmada Boondheere

Muqdisho-(Berberanews)-Ciyaarta waran tuuridda (qaanso & leeb), ayaa toddobaadkan lagu Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir, waxaana isku soo ballansaday rag duqppbay oocarruurnimadoodii ciyaari jirtay. Ciyaartan waxay ka mid tahay ciyaaraha dhaqanka ee Somalida, waxaana dalka laga ciyaari jiray xilligii berri-simaadka, inkastoo la odhan karo waxay meesha ka baxday amaba ay si weyn u yaraatay, wixii ka dambeeyay […]

Continue reading …

Lionel Messi oo ka hadlay rikoodhka taariikhiga ah ee Wayne Rooney u dhigay xulka Ingiriiska

Comments Off on Lionel Messi oo ka hadlay rikoodhka taariikhiga ah ee Wayne Rooney u dhigay xulka Ingiriiska
Lionel Messi oo ka hadlay rikoodhka taariikhiga ah ee Wayne Rooney u dhigay xulka Ingiriiska

Cayaaro-(Berberanews)-Xiddiga xulka qaranka Argentina iyo Barcelona ee Lionel Messi ayaa ka hadlay rikoodhka taariikhiga ah ee uu Wayne Rooney u dhigay xulka Ingiriiska, waxaana uu ku tilmaamay mid ka mid ah xiddigaha dunida ugu wanaagsan. Messi waxa uu xusay in Rooney uu yahay mid ka mid ah raggii ugu fiicnaa ee uu waligii ka hor […]

Continue reading …