Home » Archives by category » CAYAARO (Page 87)
Tababare Sir Alex naadigeebuu jeclaan lahaa in ay Final-ka Champion-ka ay ku kulmaan Real mise Barca?

Kadib markii Kooxda Man United ay kazoo adeegatay naadiga Schalke ayaa waxaa aduunka¬† lasaadaaliyay in naadiga .United ay soo gaartay Final-ka koobka horyaalada oo kadhici doona Wembley Macalinka kooxda Red Devils Sir Alex Ferguson oo Ciyaarta markii eey dhamaatay ka dib Skysport uu weey diiyey cida ama kooxda uu jeclaan lahaa ineey ku soo aado […]

Continue reading …
Garsoore ladhawacay iyo Hertha Berlin oo dib ugu soo laabatay horyaalka heerka koowad ee Jarmalka

Horyaalka dalka Sweden waxaa Isbitaalka loo la cararay Calanwade lagu magacaabo Daniel Warnmark oo Sawariiqda Baaruda ah la la helay Ciyaartii uu Calanwadaha ka ahaa oo dhex martay kooxaha Horyaalka Sweden ee kala ah Syrianska Vs AIK Stockholm. Ciyaartaan oo socotay 20-Daqiiqo oo kaliyah waxaa 1-0 ku hogaamineeysay Ciyaarta kooxda martida loo ahaa ee Syrianska. […]

Continue reading …
Messi oo ka adeegtay Mourinho semi-final-kii Champions League ee Barca iyo Real

Xidiga ugu wanaagsan caalamka Lionel Messi ayaa muujiyey in wali uu yahay ninka koowaad ee kubada cakta marki uu lugtiisa ku dhaliyey labadi gool ee ay xalay kooxdiisa Barcelona kaga badisay Real Madrid lugta koowaad semi-finalka koobka Champions League. Kulanki xalay oo ka dhacay garoonka Bernabeu ayaa aheyd mid dagaal iyo daf daf badneyn taasoo […]

Continue reading …